Ictiraaf Doon.
Moderator: Moderators
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Ictiraaf Doon.
Kow waxaa ku doodaan oo si joogta ah u hadal haysaan inaa ka goaysaan/go'deen (somalia inteeda kale). Waxaa dhahdaan maxay
koonfurta isugu keen dhajineysaa oo nagu saliday.
Aniguse suaal aan idin waydiiyo anigoo cuskanaya hadalada kor ku qoran ee badi isticmashaan.
SUAAL:
Awdal-land, SSC & Maakhir-land, maxaa isugu dhejinaysaan hadaysan rabin inay maamul idinla wadaagaa?
Magac aysan rabin ama aysan doonayn inay ka mid ahaadaan ayaa sandulle rabtaan inaa kaga dhigtaan isla markaana idinkuna ku doodaan (koonfur doonimayno ee ictiraaf baynu rabnaa).
Gobolada idin diidan ee maamul ahaan aa sheegataan hadii aad ictiraaf u diidantihiin miyay idinla tahay in idinkuna ictiraaf laidin siinayo?

Re: Ictiraaf Doon.
shut the hell up
America - North did not let the south go, they went to war to get them back.
somaliland waa dowlad niyo, dowladda ugu adag geeska afriika waayo cudud bay ku shaqaysa. cidna lacag ma barido iyo nabada dhulka ka socata qof walba oo tiga marqaati bay uu yihiin.
America - North did not let the south go, they went to war to get them back.
somaliland waa dowlad niyo, dowladda ugu adag geeska afriika waayo cudud bay ku shaqaysa. cidna lacag ma barido iyo nabada dhulka ka socata qof walba oo tiga marqaati bay uu yihiin.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Ictiraaf Doon.
U need to read before replying.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Ictiraaf Doon.
Qabyaalad somaliya dawlaadi siyad barre baa ku wastay .zingii wrote:Kow waxaa ku doodaan oo si joogta ah u hadal haysaan inaa ka goaysaan/go'deen (somalia inteeda kale). Waxaa dhahdaan maxay
koonfurta isugu keen dhajineysaa oo nagu saliday.
Aniguse suaal aan idin waydiiyo anigoo cuskanaya hadalada kor ku qoran ee badi isticmashaan.
SUAAL:
Awdal-land, SSC & Maakhir-land, maxaa isugu dhejinaysaan hadaysan rabin inay maamul idinla wadaagaa?
Magac aysan rabin ama aysan doonayn inay ka mid ahaadaan ayaa sandulle rabtaan inaa kaga dhigtaan isla markaana idinkuna ku doodaan (koonfur doonimayno ee ictiraaf baynu rabnaa).
Gobolada idin diidan ee maamul ahaan aa sheegataan hadii aad ictiraaf u diidantihiin miyay idinla tahay in idinkuna ictiraaf laidin siinayo?
Qabyaaladi dawladaasi ku dhisnayd baynu ka hor tagnay , oo aynu iska celinay .
Deetana waxaynu garanay in qabyaaladasi mid aan lagu noolan karayn tahay oo , mar haddeynu dhul Somaliland la yidha oo qaba'ilo Isaaq , daarood iyo gadabursi ba intu ba la galeen heeshis ingiriiski dhulka haysan jiray , inaynu dib u dhisano Somaliland taas inaga oo ah isaaq gadabursi iyo daarod ba .
Hadda, wakhtigan maanta ah waxa qabiil inagu sheega , oo mar kale raba iney ina la isticmaalan balaayadii dawladii faqashta ahayd , inagu dili jirtay waa intiina Siyaad Barre ku noola . Siyaad Barre waa dhintay , Allah ha u naxaaristo , Somaliland laakin dadka iska kaashanaya ayaa wada leh .
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Ictiraaf Doon.
Waxaan kugu jawaabaya , because I know you're not as dumb as you want to make yourself in here .
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Ictiraaf Doon.
Labada suaal ee aan idin soo hordhigay iyo labada jawaab ee labadiina kore bixiseen kuwo iska turjumaya ma'ahan.
Suaalaha dib aan idinku soo cesho idinkoo raali ah.
1) Awdal-land, SSC & Maakhir-land, maxaa isugu dhejinaysaan hadaysan rabin inay maamul idinla wadaagaan?
2) Gobolada idin diidan ee maamul ahaan aad sheegataan hadii aad ictiraaf u diidantihiin miyay idinla tahay in idinkuna ictiraaf laidin siinayo?

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ictiraaf Doon.
zinji yaa ku yidhi Awdal ba ka so horjeeda Somaliland yaa ku yidhi Maakhir ba ka so horjeeda ama ssc , ssc waba xisbi Somaliland ah , Suldaan Siciid Suldaan abdisalaan suldaan Maxmuud cali shire is in hargeysa right jibriel Ali salaad the founder of Maakhir state in 2007 is in hargeysa right now
Marka waxan ma suulkaad ka so jaqday sheekadan ciid wax diidan , Dhulbahante hadu Somaliland diidanan laha ma laascaanood bay somaliland ka talin lahayd gadabuuuursi haday diidanaan lahayeen Somaliland ma borama bay Somaliland ka talin lahayd caqli isticmaal Somaliland is not Walanweynland adeer
Marka waxan ma suulkaad ka so jaqday sheekadan ciid wax diidan , Dhulbahante hadu Somaliland diidanan laha ma laascaanood bay somaliland ka talin lahayd gadabuuuursi haday diidanaan lahayeen Somaliland ma borama bay Somaliland ka talin lahayd caqli isticmaal Somaliland is not Walanweynland adeer
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Ictiraaf Doon.
Shabab waa tan la diidanyahay balse waa iyaga ka taliya gobolo badan.The_Emperior5 wrote:zinji yaa ku yidhi Awdal ba ka so horjeeda Somaliland yaa ku yidhi Maakhir ba ka so horjeeda ama ssc , ssc waba xisbi Somaliland ah , Suldaan Siciid Suldaan abdisalaan suldaan Maxmuud cali shire is in hargeysa right jibriel Ali salaad the founder of Maakhir state in 2007 is in hargeysa right now
Marka waxan ma suulkaad ka so jaqday sheekadan ciid wax diidan , Dhulbahante hadu Somaliland diidanan laha ma laascaanood bay somaliland ka talin lahayd gadabuuuursi haday diidanaan lahayeen Somaliland ma borama bay Somaliland ka talin lahayd caqli isticmaal Somaliland is not Walanweynland adeer
Waayo waxooda waa qasab iyo sandulle ee ma'ahan in la rabo.
tankale, maamulada soo ifbaxay ee aan kor kusoo tibaaxay soo kuwan calamada suubsaday oo ka wada dhiidhihinayo inay kamid yihiin (somali-land). Cadayn waxaa kuugu filan mudaharaadyada dhacaya iyo iska hor imaadyada u dhexeeya (askarta maamulka somaliland & shacabka taagersan maamulada cusub ee dhashay).
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ictiraaf Doon.
Mala wararka lama socotiid calankan iyo waxan aad ka sheekeyneysid ma ogi meel na kumaan arkin dad ba mudaharaday oo siyaasi laga xidhay bay ka mudaharadeen oo la xidhay oo Somalilander ah maba ogid waxay ka mudaharadeen waad iska badhacinaysa uunzingii wrote:Shabab waa tan la diidanyahay balse waa iyaga ka taliya gobolo badan.The_Emperior5 wrote:zinji yaa ku yidhi Awdal ba ka so horjeeda Somaliland yaa ku yidhi Maakhir ba ka so horjeeda ama ssc , ssc waba xisbi Somaliland ah , Suldaan Siciid Suldaan abdisalaan suldaan Maxmuud cali shire is in hargeysa right jibriel Ali salaad the founder of Maakhir state in 2007 is in hargeysa right now
Marka waxan ma suulkaad ka so jaqday sheekadan ciid wax diidan , Dhulbahante hadu Somaliland diidanan laha ma laascaanood bay somaliland ka talin lahayd gadabuuuursi haday diidanaan lahayeen Somaliland ma borama bay Somaliland ka talin lahayd caqli isticmaal Somaliland is not Walanweynland adeer
Waayo waxooda waa qasab iyo sandulle ee ma'ahan in la rabo.
tankale, maamulada soo ifbaxay ee aan kor kusoo tibaaxay soo kuwan calamada suubsaday oo ka wada dhiidhihinayo inay kamid yihiin (somali-land). Cadayn waxaa kuugu filan mudaharaadyada dhacaya iyo iska hor imaadyada u dhexeeya (askarta maamulka somaliland & shacabka taagersan maamulada cusub ee dhashay).
here is the demonstration today
[youtube]player_embedded&v=sk_hosNYzDo[/youtube]
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Ictiraaf Doon.

http://www.voanews.com/somali/news/Minn ... 94524.htmlWararka RSS Isniin, 04 April 2011
Minnesota: Awdal State oo Lagu Dhowaaqay
Jaaliyadda gobolka Awdal ee gobolka Minnesota ee dalkan Maraykanka yaa aku dhowaaqay maamul goboleed la baxay Awdal State.
Siciid Sheikh Yusuf | Minneapols
Jaaliyadda gobolka Awdal ee Somaliland ee magaalada Saint Paul ee gobolka Minnesota ee dalkan Maraykanka ayaa ku dhowaaqay maamul goboleed la magac baxay Awdal State oo ka madaxbannaan Somaliland.
Kulan ballaaran oo ay jaaliyaddu ku qabatay magaalada Sait Paul ayay ku sheegeen inaanay ka mid ahayn maamulka Somaliland, hase yeeshee ay yihiin maamul madax bannaan oo wax la qeybsanaya sida ay hadalka u dhigeen "Soomaali Weyn".
Ujeedada ay uga goosteen maamulka Somaliland ayay ku sheegeen, ka dib markii ay gobolkooda ka waayeen saaxadda siyaasadda maamulka.
Maamulka Somaliland oo aan isku daynay inay arrintan jawaab ka bixiyaan ayaanay inoo suurtoobin.
is indho tirka waa laga fiicanyahay ee dhagayso maqalka.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ictiraaf Doon.
Jaaliyada awdal oo ku dhawaaqday in Minesota wa hagaag anigu gurgeyga mamuul Emperior state la yidha baan ku dhawaaqi kara
anigu shahayga yar iska cabaya hadaan video iska duubo ka waran 

18 may Somaliland 2011 Borama city
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Ictiraaf Doon.
(Voa news), markay kaa soo waranto adoo gurigaaga kaga dhawaaqay gooni isu taag waan ku aqoonsan.
(kadin anna balakoonkayga ayaan kaga dhawaaqi inaa goay anoo shaqsi ah).

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1738 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 1 Replies
- 504 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 13 Replies
- 1289 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 1 Replies
- 492 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 31 Replies
- 3175 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 13 Replies
- 1039 Views
-
Last post by Vivacious
-
- 1 Replies
- 374 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 3 Replies
- 2078 Views
-
Last post by Fale
-
- 27 Replies
- 1721 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 20 Replies
- 3112 Views
-
Last post by CigaalSHiiDaaDCFC