Page 1 of 2

Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 12:12 pm
by zingii

Re: Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 12:18 pm
by zingii
Arimo badan ayuu taabtay hogaamiyaha AWDAL-STATE oo ugu badnaayeen dhibka lagu hayo dadka degaanka Awdal-State. Wuxuu
kasoo billaabay sagaashameeyadii markii dagaalada sokeeye bilaabmeen
ilaa iminka.

Hadalkiisa waxaan ka dareemay oo ka dhadhansaday inay ka goantahay difaacida dadka degaanka Awdal. arimuhuu taabtay waa kuwo bani aadnimada iyo daris wanaaga dadka degaanka wax u dhimay.

Re: Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 12:20 pm
by The_Emperior5
Hoogaamiyaha awdal state oo toronto jooga :lol:

Re: Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 12:28 pm
by zingii
sxb runti ilaa iminka waan dhagaysanayaa qudbada oo waa dhuuxayaa warkiisa.

Sidaan u fahmay:

1) Dadka dega Awdal kuma faraxsana ama qanacsano sida loo la dhaqmay oo loo bartilmaameystay.

2) In ay ka goantahay la dagaalanka ciidamada qalabka sida ee degaankooda jooga.

3) In ay ka samreem maamul wadaag ka dhexeeya iyaga iyo maamulka hargaysa.

4) In ay ka goantahay inay is maamulaan oo diyaar u yihiin dhiigooda oo u daata.

Re: Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 12:29 pm
by zingii
From the 22nd minute he urges the locals of Awdal-State to deffend themselves against any aggression towards them.

Re: Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 12:44 pm
by NewHargeisaGirl
The_Emperior5 wrote:Hoogaamiyaha awdal state oo toronto jooga :lol:

Abaha afka qadhmuun ka wasse, orod BOORAMA aad o' SL iyo waxaa ka dheh in lagu gawrici waayo coon yahay, sara jooga lagu xaaray :lol:

Re: Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 12:45 pm
by zingii
:lol:

Re: Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 12:46 pm
by The_Emperior5
[youtube]r85OeRjWEi4#![/youtube]

Shirka reer farax nuur in awdal today 2011

:lol: :lol:

Re: Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 12:54 pm
by zingii
emperior5:

listen from 8th minute on this audio between the caller(pro-s/lander) and the radio host (pro awdal). :lol:

viewtopic.php?f=18&t=292609

Re: Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 12:56 pm
by Mondey
^ this shir actually started 4 days ago before the killings and the posters were made back then... it was closed first but i see now they taped it.

Re: Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 1:03 pm
by Mondey
the conclusion of his speech was very touchy and inspiring...

Re: Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 1:12 pm
by zingii
indeed.

Re: Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 1:26 pm
by ToughGong
The_Emperior5 wrote:Hoogaamiyaha awdal state oo toronto jooga :lol:
:lol: :lol: :lol:

:-@ :-@ :-@ ayaa kuwan ka soo hadhey

Gedo
:arrow:

Re: Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 1:43 pm
by CaynabaX
Inankani wuxuu ba yidhi SNM.. :lol: :lol:

Waxaan ku odhanlahaa SNMtii were mujahidiin, dee caydani aad sectionka Somaliland la soo carartay oo aad tidhi 'SNM ayaa Adwal ku soo duushey' waa maxay? For Reer Somaliland It's a privilege if you say SNM when you're referring to Somaliland.

Re: Awdal State Leader Condemns (SNM & Siilaanyo)

Posted: Fri Dec 09, 2011 2:07 pm
by zingii
CaynabaX wrote:Inankani wuxuu ba yidhi SNM.. :lol: :lol:

Waxaan ku odhanlahaa SNMtii were mujahidiin, dee caydani aad sectionka Somaliland la soo carartay oo aad tidhi 'SNM ayaa Adwal ku soo duushey' waa maxay? For Reer Somaliland It's a privilege if you say SNM when you're referring to Somaliland.
Walaal qalad haiga fahmin, taaytalka wuxuu ka dhigan yahay hogaamiyaha Awdal wuxuu afkiisa ku yiri ee aniga mid aan iri
ma'ahan.

fadlan dhagayso maqalka marka hore intaadan eed indho la igula kor dhicin.