Page 1 of 4
Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:22 am
by waryaa
Internet sucks here! Expect all sorts of images in the coming few days

Re: Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:26 am
by Twist
Say hi to Madiina while you're there, bro. And be safe!

Re: Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:28 am
by Nabeela
Make sure you take lots of pictures and be safe and oh yeah, look up ciyaal wartaa

Re: Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:30 am
by waryaa
sure bro.. madina is said to be the safest area in Mogadishu.
Re: Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:31 am
by Lamagoodle
I am anticipating your pictures. Could you please take a picture of isgooyska baar Peking?
Re: Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:33 am
by Twist
waryaa wrote:sure bro.. madina is said to be the safest area in Mogadishu.
Really? Madiina is the safest in Mogadishu today? Wow!
Back in mid to late 90's & even when I left after the millennium it was considered to be the most dangerous (though I lived there for 6 years and never had any issues).
Lam, waan ku salaamy, sxb.
Re: Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:35 am
by Nanees
WA ALAYKUM SALAM FROM DETROIT
Re: Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:37 am
by waryaa
nab, laba I promise u'll get the good, the bad and the ugly.. insha Allah.
twist, yep madina rocks, clean from shababs..
Re: Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:38 am
by BanadirBeauty
waryaa wrote:
twist, yep madina rocks, clean from shababs..

Madena. Hope you enjoy your stay and remain safe, insha allah.
Re: Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:39 am
by Lamagoodle
Twist, waa kaa qaaday saaxib.
Anigu Madiino/Wadajir waxaan ku ogaan jirey meel obisiibo ah oo dadka reer koraad degaan. Xamartii la yaqaane waxaay ku ekedee jidka wadnaha.
Aduunyo godoon waaye. Qaar baa ku dhehaayo huriwaa ayaan ka imid.
Waryaa; Taalooyinka weli ma taaganyihiin mise waa la bililiqeystay? Sayidka, axmed gureey, xaawo taako iyo SYL?
Ii soo sawiro xaafada Tokyo iyo Cali Caliyoow? iyo Foto Sawaaxili; agteedaan deganaa. Gurigeena hore wuxuu ku yaala hawlwadaag; suuqa mijiska agtiisa. Waxaa laigu yiri moryaan ayaa degan
Re: Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:41 am
by Saraxnow
As the Asians say: wasalaam

Re: Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:42 am
by Twist
Lamgoodle wrote:Twist, waa kaa qaaday saaxib.
Anigu Madiino/Wadajir waxaan ku ogaan jirey meel obisiibo ah oo dadka reer koraad degaan. Xamartii la yaqaane waxaay ku ekedee jidka wadnaha.
Aduunyo godoon waaye. Qaar baa ku dhehaayo huriwaa ayaan ka imid.
Waryaa; Taalooyinka weli ma taaganyihiin mise waa la bililiqeystay? Sayidka, axmed gureey, xaawo taako iyo SYL?
Ii soo sawiro xaafada Tokyo iyo Cali Caliyoow? iyo Foto Sawaaxili; agteedaan deganaa. Gurigeena hore wuxuu ku yaala hawlwadaag; suuqa mijiska agtiisa. Waxaa laigu yiri moryaan ayaa degan
Lam, in the last years (after the war I am talking about) it was kinda mulch-cultural place. All kinds of people lived there in kastoo Xaaji Muuse uu meesha atoore ka ahaa.
Re: Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:45 am
by Lamagoodle
ka bul dheh
Re: Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:48 am
by BanadirBeauty
Re: Salam from Mogadishu
Posted: Sat Dec 10, 2011 12:55 am
by Lamagoodle
BanadirBeauty wrote:

@ Sir! Lamo, Macmacanka maa kuyalaa garage ka?
Ma ogi, waayo dhulka waxaan gatay anigoo dibada jooga .
Adigu ma reer madiina ayaad tahay? Yacni, reer koraad. Waxaan u maleeyn jirey inaad xamartii la yaqaane ( Xamarweyne, waaberi, Shingani, Boondhere, iyo bilaaja hoosteeda) ka timide.
