Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur

Post by CaynabaX »

Garaad Maxamed Saleebaan Aadan Colaad oo xalay wargeyska waheen khatka talefoonka kula soo xidhiiday isagoo ku sugan Magaalada Buhoodle ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan golgol nabadeed oo dhawaan Suldaanka guud Beesha Barige Burco u fidiyay beelihi ku dagaalamay degaanka Kalshaale taasoo uu sheegay Suldaanka bariga burco in lagu qabanayo degaanka Taala-buur oo ka mida deegaamada gobolka Togdheer.

Garaadku waxa uu sheegay inay gogoshaasi qaaten isla markaana ay diyaar u yihiin talabo kasta oo nabad waarta iyo casilooni lagaga dhex abuurayo beelihi walaalaha ahaa ee ku dagaalamay deegaanka kalshaale hase yeeshe gogashaasi qaaten isla markaana ay diyaar u yihiin talaabo kasta oo nabad waarta iyo xasilooni lagaga dhex abuurayo beelihi ee ku dagaalamay deegaanka kalshaale hase yeeshee gogoshaasi ay imanayaan marka uu dhamaado shirka Dhulbahante ee taleex ka furmaya.

'' Anigoo ku hadlaya afka madaxdhaqameedyada reer Buuhoodle gogoshii nabadeed ee uu dhawaan Suldaanka guud beesha Bariga Burco u fidiyay beelihi ku dagaalamay degaanka kalshaale waanu soo dhaweynaynaa waxaan cadaynayaa inaanu gogoshaasi Suldaanka ajiibnay, markii uu Suldaanku ku dhawaaqay aynaanu shirnay waxaanan isla qaadanay hadaanu nahay wax-gardka ee Reer Buhoodle inaanu gogoshaasi ajiibno, iyaado wakiil ay iiga dhigteen shaacinteeda madax dhaqameedyada kale ee buuhoodle'' ayuu yidhi.
Let's see how this shir in Taala Buur works out, the Maygaagle shir December last year didn't help shit. Inviting only Solomadow & Waceys Aaden is not gonna help as well. I say invite all the Habar Jeclo & Dhulbahante sub-clans that border each other for the HJ's such as Reer Yuusuf, Aaden Madoobe, Solomadow, Cali Barre, Biciide & Reer Yoonis. :up: :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur

Post by The_Emperior5 »

Well done Peace between Salamadow and Axmed garaad :sland: :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur

Post by LiQaaye_TDH »

The Adan Madoobe Is Hosting this Peace Conference in Taalo-Buur, we Cant have this Minor Killing Between us, we are so Heavily Mixed and Cant Live with Out Each other< as soon there some water and Rain the Dhullbahante come to Our Territory for Grazing an water, and same thing the Habar jeclo are often on their side beacuse they have more rains on their side, and they always welcome us with Open Hands... Lets finish this Bullshid between us and the Dhullos...

and Solomadow PLease stop this Berkado shid that you guys are always building....
Sanbalolshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 537
Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm

Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur

Post by Sanbalolshe »

^^ Aadan madoobe xoolaha iyo hilibka ha iska dhamaynina, anagau berkada waanu wadaynaa illaa buuhoodle insha'allah :lol: .
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur

Post by CaynabaX »

Liqaaye, we'll finish what we started ina adeer. :mrgreen:
Sanbalolshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 537
Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm

Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur

Post by Sanbalolshe »

^ War bal kaagan ii camirayaa adna yaad ahayd?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur

Post by LiQaaye_TDH »

War Labadiinan Solomadow inoo Dejjiya Banooniga..... Dagaal Waxba Ma Taro wax aan Colaad ahayn, Taas Mid Loo Baahanyahay Maaha in this 20th centry, War arkeysan Sacad Muse Samaroon aya Dagaalami weyday oo Hadh Cad Inamadoodi La Gawracay.....

Markaas i would say Reer Soloamdow Magaaladiinan Qorulugud Dhista Ninyow oo Magaalo Camiran ka Dhiga, Ma Waxaad Ka Liidataan Kuwan Buuhoodle Jooga ee Airportka Xaadhaya for the Last 4 years :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur

Post by Babygirl- »

Daadkaan dad kaa indho adaag weli ma araag loool

First they bring fake elders from their websites and tell you they are Dhulos elders dealing with Isaaq, (not the real Dhulos elders) then they tell you meel xoog lagu difacaay macaal Somaliland maar eey keneen, Anaaga leeh oo barkaadihi laga asaay maaya weli waa qodeeyna!! loool haaye baal howshina wataa, Jawaabta aad heeshaan waax hanaga siiniinaa..
User avatar
ChiefAaqil
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 526
Joined: Mon Nov 15, 2010 1:41 pm

Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur

Post by ChiefAaqil »

Ninka walaalkii runtaa u sheega ayaa tol iyo gob ah. ka xaqdaro ku raaca jar ayuu ka tuura.

Liqaaye :up: :up: :up: :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Buhoodle elders welcome new conference in Taala Buur

Post by LiQaaye_TDH »

Babygirl your lost little girl who is begging for War and Blodshed ilaahay Kuma Tuso ayaan Ku Leeyahay.... You Live in North America in Peace in relaxed and you wishing for killing of your Own Muslim People Ilaahay ha Ku Sahlo...

ADVICE...Dont take Serious of what some us Write on here
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”