
Ururka Xisbullah
Moderator: Moderators
- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Ururka Xisbullah
timo Sheekhyadan waxaad ku tidhaahdaa masaajidadiina iskaga jira oo dadka tukiya, meeshu kabul maahee
Ururkan oo magaciisu yahay XISBULAAHI, ayaa waxa culimada ku dhawaaqday sheegeen in ururkani ururada kale kaga duwan yahay in ku dhaqanka shareecada Islaamka oo uu doonayo inuu dalka ku hogaamiyo haddii uu tallada dalka ku guulaysto.
Dadka ururkan ku dhawaaqay ayaa ku baaqay in la laalo dastuurka dalka, isla-markaana lagu dalka lagu hogaamiyo shareecada Islaamka oo ay ku tilmaameen inay tahay ta ugu muhiimsan ee ummad lagu dhaqi karo, iyagga oo sidoo kalena sheegay inay ka soo horjeedaan guud ahaan hanaanka dimuqraadiga ah ee dalka ka hano-qaaday, kaas oo aku sheegeen inuu yahay hanaan laga soo waariday dad aan Islaam ahayn “Ururkan XISBULAAH wa urur Diimeed, waxaana aanu si cad ugu baaqaynaa in Umada lagu dhaqmo Shareecada, dastuurkeenuna waa Samaawi oo ILAAHAY-baa inoo soo dajiyey (Qur’aanka kariimka ah) qofka Muslimka ahi inuu sharci iyo dastuur kale qaato uma banaana haddii uu qaatana wuu ku gaaloobayaa.”sidaa waxa yidhi Guddoomiyaha ururkaasi Sheekh Maxamuud Cabdilaahi Geelle oo ka hadlayey xafladii lagaga dhawaaqay.
http://ramaasnews.com/index.php/News/Ne ... aamka.html
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Ururka Xisbullah

My opinion is that Shareeca is xaq .....I believe it's law and it's a system.
Common people already way ku dhaqman shareecada islaamka ....They should
focus on making that stronger

- Salah Al-Din
- SomaliNetizen
- Posts: 623
- Joined: Thu Nov 13, 2003 7:00 pm
- Location: Faith - Islam ; Ethnicity - Somali; Nationality - Somalilander ; Outlook - Optimistic Alhamdulilah
Re: Ururka Xisbullah
As-Salaamu Alaikum,
There is no doubt that Somaliland needs to improve on the use of Sharia in order to become a truly Islamic Republic; however, it makes absolutely no sense to discredit democratic mechanism of being elected into power. I don't think democracy and Islam are mutually exclusive. There are concrete ways to marry the two. Our own constitution has a body called the Council of Religious Jurists, whose role is to ensure the laws that the Legislative/Executive/Judicial branches of government use is compatible with the Shariah. I think getting on this council and implementing its functionality should be the aim of these scholars. It is very ironic to say you are against democracy yet declaring you are a party that is ready to stand for elections in order to end democracy.
Wassalaam
There is no doubt that Somaliland needs to improve on the use of Sharia in order to become a truly Islamic Republic; however, it makes absolutely no sense to discredit democratic mechanism of being elected into power. I don't think democracy and Islam are mutually exclusive. There are concrete ways to marry the two. Our own constitution has a body called the Council of Religious Jurists, whose role is to ensure the laws that the Legislative/Executive/Judicial branches of government use is compatible with the Shariah. I think getting on this council and implementing its functionality should be the aim of these scholars. It is very ironic to say you are against democracy yet declaring you are a party that is ready to stand for elections in order to end democracy.
Wassalaam
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Ururka Xisbullah
Salah Al-Din wrote:As-Salaamu Alaikum,
There is no doubt that Somaliland needs to improve on the use of Sharia in order to become a truly Islamic Republic; however, it makes absolutely no sense to discredit democratic mechanism of being elected into power. I don't think democracy and Islam are mutually exclusive. There are concrete ways to marry the two. Our own constitution has a body called the Council of Religious Jurists, whose role is to ensure the laws that the Legislative/Executive/Judicial branches of government use is compatible with the Shariah. I think getting on this council and implementing its functionality should be the aim of these scholars. It is very ironic to say you are against democracy yet declaring you are a party that is ready to stand for elections in order to end democracy.
Wassalaam

I hope a Council of Mosques
and a Council of Jurists as 2 separate entities are set up.
A council of Jurists just not for keeping the government in check.
But studying and applying Common Law/xeer and Islamic Law.
This is what these men should be focusing on ......
If they did I'd be their greatest supporter

Re: Ururka Xisbullah
Ku noqda hurdadiina dheh. I respect that they are trying to but their approach is all wrong. Like Salah Al-Din said democracy isn't incompatible with the deen and their participation is hypocritical. I wonder if we have a mufti that should've advised them on this... 

- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Ururka Xisbullah
Odaygani ba waa la xidhay.QORULUGUD NEWS
HARGEYSA - Urur Diimeedka Xisbullaahi Sheekh Cabdilaahi Muxumed Geelle, ayaa maanta ciidamadda Amaanka Magaaladda Hargeysa ay u taxabeen Xabsiga. Wararku waxa ay sheegayan in Sheekh Geelle lagu xidhay hadaladii uu dhawaan ku durayey Xukuumadda Somaliland oo uu ka sheegay warbaahinta, sidoo kale waxa uu wararku intaas ku darayaa in sababta sheekhan lagu xidhay in ay tahay Dastuurka Somaliland oo uu ku tilmaamay mid aan haboonayn, balse illaa haatan lama garanayo sababta dhabta ah ee lagu xidhay Guddoomiyaha ururka Xisbullaahi Sheekh Cabdillaahi Muxumed Geelle. Mana jirto masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland oo ka hadlay xadhiga Gudoomiyaha ururka Xisbullaahi. Dhanka kale Sheekh Cabdilaahi Muxumed Geelle, oo u waramayey qaar ka mid ah Warbaahinta dalka, isaga oo ku sugan Xabsiga Hargeysa ayaa xadhigiisa ku eedeeyay in ay ka dambeyso Dalalka reer Galbeedka gaar ahaan, Dalalka Ingiriiska iyo Maraykanku. Dhawaan ayey ahayd markii Sheekh Cabdillaahi Muxumed Geelle, uu ku dhawaaqay Urur Diimeedka Xisbullaahi, waxana uu sheegay in uu u tartami doono xilka Madaxtinimada Somaliland.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Ururka Xisbullah
war wa wadaad walaan oo sacadmuse kulaha xisbi baan ahay laakin anigu dooraashadan iyo wax anad sheegeysan ma garanayo wax aan ka qeyb galayaan iska yar. 

- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Ururka Xisbullah
Khalidoow bal waxani ka waran




Wallee Sacad Muusoow marfishka JigJiga-yar iska yareeyaDhanka kale Sheekh Cabdilaahi Muxumed Geelle, oo u waramayey qaar ka mid ah Warbaahinta dalka, isaga oo ku sugan Xabsiga Hargeysa ayaa xadhigiisa ku eedeeyay in ay ka dambeyso Dalalka reer Galbeedka gaar ahaan, Dalalka Ingiriiska iyo Maraykanku.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 1402 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 0 Replies
- 484 Views
-
Last post by Guul13
-
- 0 Replies
- 257 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 479 Views
-
Last post by snuten2006
-
- 0 Replies
- 938 Views
-
Last post by PrincessBurco
-
- 2 Replies
- 3300 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 0 Replies
- 216 Views
-
Last post by Adan_1