I think Umal waa In uu toobad keeno. Wuxuu Kibirdartiis hadalkii rasuulka beeneeyay. If he does not know, that does not mean they don't exist. Umal thinks he knows every hadith in Islam. Empty tin makes the loudest noise wallaahi. Takar has Dr. In Islamic education while Umal has only bachelors. They can't be compared at all.Sheekh Xasan Maxamuud Takar, wuxuu sheegay Mareejicda loogu noqon karo Xadiithyadii uu ka sheegay Mu’tar 10 Sano ka hor lagu qabtay Wadamada Yurubta oo Al-ictisaamku soo dalbadeen in laga caawiyo Kitaabada ay ku yaalaan, Sheekh Xasan wuxuu sheegay mareejic aad u badan.
http://somalimidnimo.com/salafi/2011/12 ... ii-caawey/

