Page 1 of 2
NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Tue Dec 13, 2011 10:05 pm
by afisoone
Nin reer waqooyi ah ayaa xaafad magaalada mogadishu bus kasoo raacay. Buskii markii uu cabaar socday ayaa kabadh ciyaalka xaafada ah soo goortay. Buska waa yara buuxay. Kabadhii ayee waxey ku tiri ninkii reer waqooyiga ah. "Wax yar jag dheh" ayee ku dhahday.(give me space to sit down) Suu dhahay "jag". Cabaar ayee sugtay. Markale ayee ku dhahday "jag dheh". Suu dhahay "jag". Kabadhii intee carootay ayee dhahday "War maa jag dhahdid". Suu intuu carooday dhahay. JAG, JAG, JAG, NAA MA DHAGAHA AYAA LA'DAHAY. Dadkii rakaabka ayaa maqlay oo isla markiiba fahmay oo qosol la dhacay. Kabadhiina qosol ayee la dhacdey. Ninkii reer waqooyiga wuu carooday buskii ayuu ka dagtay. markii uu baskii kasii baxay wuxuu dhahay kabadhii waaba qartayee, rakaabka maxaa ku dhacay.
Re: NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Tue Dec 13, 2011 10:32 pm
by ToughGong
What's a Kabadh ain't that a cabinet
Re: NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Tue Dec 13, 2011 10:33 pm
by afisoone
seemeyer wrote:What's a Kabadh ain't that a cabinet

Girl...
Re: NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Tue Dec 13, 2011 10:34 pm
by ToughGong
Ok! what's a jag then
Btw it's Gabadh not bloody cupboard
Re: NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Tue Dec 13, 2011 10:35 pm
by afisoone
seemeyer wrote:Ok! what's a jag then
iga duruq..
Re: NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Tue Dec 13, 2011 10:39 pm
by ToughGong
What does
dheh mean markaa,it means say or announce right?
So obviously the man from the North is grammaticaly in the right

Re: NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Tue Dec 13, 2011 10:49 pm
by afisoone
Re: NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Tue Dec 13, 2011 10:54 pm
by ToughGong
afisoone wrote:: Anagana waa yaabanahnay.... Somaliga ha la isla riixo...
Here is a few pointers for you in your lingo
Just in case you ever end up north of Bosaaso
Haday Gabadhaydii ku dhahaan----- Miduu dhalay maa'hee tuu qabay waaye
Hadaad dhahid gabadhaadii baan kaa soo doonay... waa lagu dilaaa
Haday ku dhahaan soo dhacyeey ---- waxba ma soo dhIcin ee jaad lee Imaaday..
Haday ku dhahaan gambo…. Ha ganban… Kuumi leewaayeee
Dhulkii baan qabaynaa… wax la qabanaayo mijiraan waa safar lee aadaynaa waaye
Haday dhahaan budh budh budh… ha u malay BURkii la cunaayay… Qori weyn waaye oo dadka ku tumaan
Karaacin karaacin haday dhaahaan….. qoobka ariga waaye oo maraq laga sameeyay
Bigays bigays bigays hadaad maqshid…. Shaah ranji leewaaye
Re: NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Tue Dec 13, 2011 10:55 pm
by 1nemansquad
there is no such thing as Kabadh, its either Gabadh or Gabar
Re: NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Tue Dec 13, 2011 11:00 pm
by Saraxnow
seemeyer wrote:afisoone wrote:: Anagana waa yaabanahnay.... Somaliga ha la isla riixo...
Here is a few pointers for you in your lingo
Just in case you ever end up north of Bosaaso
Haday Gabadhaydii ku dhahaan----- Miduu dhalay maa'hee tuu qabay waaye
Hadaad dhahid gabadhaadii baan kaa soo doonay... waa lagu dilaaa
Haday ku dhahaan soo dhacyeey ---- waxba ma soo dhIcin ee jaad lee Imaaday..
Haday ku dhahaan gambo…. Ha ganban… Kuumi leewaayeee
Dhulkii baan qabaynaa… wax la qabanaayo mijiraan waa safar lee aadaynaa waaye
Haday dhahaan budh budh budh… ha u malay BURkii la cunaayay… Qori weyn waaye oo dadka ku tumaan
Karaacin karaacin haday dhaahaan….. qoobka ariga waaye oo maraq laga sameeyay
Bigays bigays bigays hadaad maqshid…. Shaah ranji leewaaye

@ soo dhacyeey,budh and bigays

Btw doesn't gabadhaydi mean my daughter in waqooyi and my wife in koonfur?
Re: NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Tue Dec 13, 2011 11:02 pm
by ToughGong
^
No it's the othe way round
Re: NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Tue Dec 13, 2011 11:32 pm
by Saraxnow
Oh you're right, we say Inantaydi

Re: NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Tue Dec 13, 2011 11:44 pm
by AgentOfChaos
It's actually "jug" and you are welcome.
Re: NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Tue Dec 13, 2011 11:44 pm
by 1nemansquad
we say xaaskeyga, inantayda or gabadhayda can only be used for blood related females
Re: NIN REER WAQOOYI AH IYO GABAR CIYAALKA XAAFADA AH
Posted: Wed Dec 14, 2011 12:02 am
by Lillaahiya
seemeyer wrote:
Haday Gabadhaydii ku dhahaan----- Miduu dhalay maa'hee tuu qabay waaye
Hadaad dhahid gabadhaadii baan kaa soo doonay... waa lagu dilaaa
Haday ku dhahaan soo dhacyeey ---- waxba ma soo dhIcin ee jaad lee Imaaday..
Haday ku dhahaan gambo…. Ha ganban… Kuumi leewaayeee
Dhulkii baan qabaynaa… wax la qabanaayo mijiraan waa safar lee aadaynaa waaye
Haday dhahaan budh budh budh… ha u malay BURkii la cunaayay… Qori weyn waaye oo dadka ku tumaan
Karaacin karaacin haday dhaahaan….. qoobka ariga waaye oo maraq laga sameeyay
Bigays bigays bigays hadaad maqshid…. Shaah ranji leewaaye

@ dhulki baan qabanayaa/budh/bigays/soo dhacay
Wa caynkaas!