HA let me remind you!
Moderator: Moderators
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
HA let me remind you!
Waxay koonfuri la gubanaysaa waa cadaaladii oo la laley. Markay gacan ku dhiiglayaashii noqdeen inaan waxba laga qaban ayaa cadho allah ku dhacday.
Hadii dulmiga la taageero waxaa inagu dhacaya habaar, waxaynuna ku danbeyn doonaa sidaa koonfurta. Markaa odayaasha iyo dadka xidh-xidhan arintooda ha loo daayo maxkabada. Maxkamada ayaa sheegi inay mu'aamarada wax ka galeen iyo inkale. Hadii denbi lagu helo inay wax maleegeen, iyo hadii kaleba yeynaan ka hor dhicin maxkamada.
Mid waan idinku raacsanahay, In dadka wax dilay isku si loo wada raadsho. Laakiinse inaad tidhaahdaan anagana hanaloo arko first class citizen Samaroon second class citizen macquul ma aha, sidaana nation laguma dhiso.
Minfadlak emotion inaga daaya oo cadaalda aan taageero.
libertee egalitee fraternitee
le justicier
RW

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: HA let me remind you!
oo ma ciid ba cadalaada diidan nimankan la xiidhay hada laba weeg bay xiidhan yihin ciid sheegtay waxa lo xiidhay na lama sheegin sababta loo sheegi wayey na wamaxay , waxa la yidhi ma mudaharaadi karo hadaad mudaharadaan wala idin tooganaya, Ninki dawlada 3 ciisho lo qabtay oo yidhi waanu duulayna na borama bu fasax iskaga jooga wamaxay dawladan dhinaca u xaglinaysa.
Re: HA let me remind you!
I don't think anybody said anything about 'first class'/second class'' citizen. I agree we should wait for the Maxkamadaha but the problem is the Gov. is not acting *Fair* here, it is running around like a headless chicken, confused. If they capture one suldaan from one side they should also capture the suldaan from the other side since both sides have criminals, instead of just trying to make one side happy..Rightwing wrote:Waxay koonfuri la gubanaysaa waa cadaaladii oo la laley. Markay gacan ku dhiiglayaashii noqdeen inaan waxba laga qaban ayaa cadho allah ku dhacday.
Hadii dulmiga la taageero waxaa inagu dhacaya habaar, waxaynuna ku danbeyn doonaa sidaa koonfurta. Markaa odayaasha iyo dadka xidh-xidhan arintooda ha loo daayo maxkabada. Maxkamada ayaa sheegi inay mu'aamarada wax ka galeen iyo inkale. Hadii denbi lagu helo inay wax maleegeen, iyo hadii kaleba yeynaan ka hor dhicin maxkamada.
Mid waan idinku raacsanahay, In dadka wax dilay isku si loo wada raadsho. Laakiinse inaad tidhaahdaan anagana hanaloo arko first class citizen Samaroon second class citizen macquul ma aha, sidaana nation laguma dhiso.
Minfadlak emotion inaga daaya oo cadaalda aan taageero.
libertee egalitee fraternitee
le justicier
RW
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: HA let me remind you!
Waa case of the century markaa give the benefit of the doubt maxkamada. Suldaankaas reer Nour wuxuu dawlada siiyey benefit of the doubt, inay dawlada la sugo iyo inay wax qaban karto iyo kale intaan dadku revenge ku kicin. Inastoo revenge dhacay nasiib daro, isagu wuxuu yidhi harta dawlada waqti ha la siiyo. Waataan idin leeyahay dawlada inaguna aan waqti siino.
Le justicier
Saraxnow
sxb, Emerior waan ogaa inuu nazi yahay, laakiinse miyaanad arag Sahan-galbeed threadkiisa iyo Cumar oo u nacamleynaya?
Le justicier
Saraxnow
sxb, Emerior waan ogaa inuu nazi yahay, laakiinse miyaanad arag Sahan-galbeed threadkiisa iyo Cumar oo u nacamleynaya?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: HA let me remind you!
Rightwing do you support protesters to be shot in gabiley and that they cant express them selves i am no Nazi i support the wada jir of beelaahaa Somaliland but we want cadalaad for beesha Jibriel Abokor 
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: HA let me remind you!
Rightwing, Boqorkii xaaladiisu waa sidee? Dee waxa la igu yidhi Qadaafi ayaay saxiibo ahaayeen..
Because of arintani ayaa xadhig lagu xidhay.. Ceelafweyn laga mudaharaadi maayo? 
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: HA let me remind you!
It un exceptable any heavy-handed approach toward protesters, I hope it won't happend again.The_Emperior5 wrote:Rightwing do you support protesters to be shot in gabiley and that they cant express them selves i am no Nazi i support the wada jir of beelaahaa Somaliland but we want cadalaad for beesha Jibriel Abokor
btw. reread your comment! How biased are you? you said "we want cadalaad for beesha Jibriel Abokor " what about beesha reer Nour?
Le justicier
Rw
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: HA let me remind you!
saying that i want cadalaad for beesha jibriel Abokor doesn't mean i dont want cadalaad for other Somaliland clans but they are being wronged here beesha reer xareed are being punished for something they haven't done
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: HA let me remind you!
Rightwing salaaan,
Reer Nour way soo arasan dhawaan, baryo uma bahnaaa
Reer Nour way soo arasan dhawaan, baryo uma bahnaaa
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: HA let me remind you!
HA let me remind you , markaad ina leedahay , waxaad inoo la hadlaysa sidii wax aad adigu Somaliland ninki dhisay ahayd oo aynu inagu marti ku ahayn .
Ayaa ba kugu aamina kara adiga masuuliyad ?
Nidaam bay leeyihin arrimaha noocan ah .
Falku marku dhaco , baadhitaan baa deetana loo gala , denbiga lagu haysto baa deetana loo sheega qofka , markaasa maxkamad la soo taaga.
Anigu habar Awal noqday e , adiga oo Habar Jeclo ah , ma sidaasad garan kari wayday ?
Ayaa ku idhi waxbaad inoo sheegi karta marka?
Ayaa ba kugu aamina kara adiga masuuliyad ?
Nidaam bay leeyihin arrimaha noocan ah .
Falku marku dhaco , baadhitaan baa deetana loo gala , denbiga lagu haysto baa deetana loo sheega qofka , markaasa maxkamad la soo taaga.
Anigu habar Awal noqday e , adiga oo Habar Jeclo ah , ma sidaasad garan kari wayday ?
Ayaa ku idhi waxbaad inoo sheegi karta marka?
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: HA let me remind you!
Ilaa hada war sugan lagama hayo. Waxaanse maqlay lawyer ayaan arintiisa ku jira.CaynabaX wrote:Rightwing, Boqorkii xaaladiisu waa sidee? Dee waxa la igu yidhi Qadaafi ayaay saxiibo ahaayeen..![]()
![]()
Because of arintani ayaa xadhig lagu xidhay.. Ceelafweyn laga mudaharaadi maayo?
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: HA let me remind you!
Professor Sahan,SahanGalbeed wrote:HA let me remind you , markaad ina leedahay , waxaad inoo la hadlaysa sidii wax aad adigu Somaliland ninki dhisay ahayd oo aynu inagu marti ku ahayn .
Ayaa ba kugu aamina kara adiga masuuliyad ?
Nidaam bay leeyihin arrimaha noocan ah .
Falku marku dhaco , baadhitaan baa deetana loo gala , denbiga lagu haysto baa deetana loo sheega qofka , markaasa maxkamad la soo taaga.
Anigu habar Awal noqday e , adiga oo Habar Jeclo ah , ma sidaasad garan kari wayday ?![]()
Ayaa ku idhi waxbaad inoo sheegi karta marka?
Walaahi waxaa aniga HJ igaga weyn tan guud. Hadaan cadaalda la ilaalina wey inoo dhamaanay.
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: HA let me remind you!
Newhargeisagirl wrote:Rightwing salaaan,
Reer Nour way soo arasan dhawaan, baryo uma bahnaaa
Salaan sare NHG. Maxaad rabtaa Jungle Justice accross somaliland sida Nigeria marmar ka dhacda?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: HA let me remind you!
De taanu ku doodaynu anagu maxay tahay ?
Waxaad iga dhaadhicisa aniga , odeyaal dhaqameed , taliyihii guud e cidamada , la taliyihi maddaxweynaha , intaaso nin oo Gabiley caan ku aha , denbiga lagu caddayn karo ee gebigooda ba meel la isku gu wada daray .
ya? argument-kiinu waxa weeye
Reer Xareedka ayaa lagu tuhmaya iney ka danbeeyan arrintan , marka ila ay ka soo faraxashaan iyagu , sidii wax ay iyagu qiranayaan iney denbigaas far ku leeyihin bay tahay arrintu
EXTREMELY IGNORANT argumentation weeyan .

semper necessitas probandi incumbit ei qui agit, {latin} "the necessity of proof always lies with the person who lays charges."
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: HA let me remind you!
Qalad kale e aan anigu halkan ku arko waxa weeye , inaad Habar Awal , let me remind you , inaad tidhahdo ma'ba ahayn.
Habar Awal , Berbera iyo Bulaxaar ila iyo Jigjiga ayay is daba taxan-tahay.
Reer Nuurkan aad hadal hayso , anigeyga jibriil abokor e reer Arabsiyo ah , baanan Snet horteed ogayn waxay ahaayeen .
Reer dalal ka iyo reer xareed ka- yaga ayuun ba oga iney gadabursiga isla degaan . Iyagey na weligood is dagaali jireen iyagey na weligood is gursaan jireen .
Gadabusri Jibriil Abokor loo ma ba soo dhaafo .
Intu Cigaal joogay , intu Riyaale joogay waa la iska wada oga .
Qabyaaladu nidaam bay leedahay , xoogga, iyo tiro badnida na Ilaah ba kala siiya abuurtiisa, halkey isku qabsadaan na isaguun baa kala saara .
Anagu wax inoogu so dara idiin ma lihin , faraha inaga qaada uun weeye taan idin leenahay !

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1269 Views
-
Last post by shiniile9
-
- 0 Replies
- 497 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 2 Replies
- 633 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 7 Replies
- 1112 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 16 Replies
- 1419 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 7 Replies
- 845 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 2 Replies
- 612 Views
-
Last post by siren
-
- 1 Replies
- 438 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 3 Replies
- 622 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 375 Views
-
Last post by ciyaal_warta