Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or not

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or not

Post by The_Emperior5 »

Xildhibaanada Maakhir ma yihiin kuwa ka shaqeeya danta Bulshada Maakhir iyo Puntland

Ninkii Geeliisa ka tegay oo Geel kale raacay, Hashaa magaceed buu kororsadaa.

Xiliyadii hore oo Bulshada Soomaaliyeed u badnaayeen xoolo dhaqatada ayaa ninka liita marka waqtigu adag yahay nta uu Geelisa ka tego,ayuu rag kale Geelashooda la la ilaalin jiray waxayna ka faa'iidaysan jireen Hashaa magaceed ,Nirigtaa yaa dhalay iyo waa imisa jir, halka Geelii isagu lahaa uu meel cidl'a ah waraabe iyo Weere ugu dili jiray.

Bulshada Soomaaliyeed badankoodu maanta waxay ku nool yihiin magaalooyin waxayna leeyihiin Dawlad ku dhisan magacooda awood kasta ha lahaatee, waxaana meeshii Geel jiraha buuxiyey maanta waa Wasiiro iyo Xildhibaano uga wakiil ah dawlada markaa jirta Shacabka ay ka soo jeedaan iyaga oo raadinaya cirib tirka baahida Bulshada iyo waxqabadka degaanada ay ka soo jeedaan isala markaana u ololeeya horumarka Bulshada qaybaheeda kala duwan sida Caafimaadka,Waxbarashada,wadooyinka,amniga, dakhli miisaaniyeed oo degaanku yeesho si uu xor ugu noqdo cidna ugu tiirsan.

Xildhibaanada ka soo jeeda Degaanada Maakhir ee Dawlada KMG ayaa waxay noqdeen Geeljirihii intuu Geeliisa ka tago Geel rag kale ilaalin jiray isaga oo ka faa'iidaya hashaa magaceed iyo Nirigtaa labo jirka ah yaa dhalay.

Xildhibaanada dawlada KMG oo ka jeeda Degaanada Maakhir haba yaraatee kama hadlaan Degaanada Maakhir iska daa waxqabad ay u qabtaane iyo maamulka Puntland oo wax badan ka bedelay horumarka degaanada Maakhir oo maanta ka wada mashaariic badan oo horumarineed hase ahaatee qaarkood waxay si cad maanta sida la ogyahay ula safteen haraagii jabhadii USC markii danbe isku bedeshay Maxaakiimta ka dibna noqday Xildhibaanadii uu Sheekh Shariif ku inqilaabay dawladii Cabdulaahi Yuusuf oo maalmahan danbe diidanaa in Shirka wada tashiga wajigiisa labaad lagu qabto Caasimada Puntland ee Garoowe.

Ugu danbayntii Xildhibaanada Maakhir oo intooda badani ay qaadi doonto seefta lagu dhimayo ama lagu yareenayo Xildhibaanada Tirada badan ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dantii umadda iyo degaanka waxay ka hor mariyeen sidii ay iyagu u sii joogi lahaayeen Baarlamaanka Soomaaliya iyaga sheeganaya in ay wakiil ka yihiin Bulshada Maakhir oo ay maanta ka soo hor jeedeen horumarkeeda iyaga oo la safan Xildhibaanada ku caan baxay Isir nacaybka.
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or n

Post by CaynabaX »

War waa maxay magacani aad soo qortey, waxaad tidhi waxaan doonaya Daroodka reer Somaliland ahi inaan aynu wada tashano, laakiinse imika waad arkisa cay ayaad la soo carartay dee magaca inaga editgaree sxb. hadaad diidid, Suldaan cusubi ahi ayaa la caleemo saari doona Buurmadow inankiisa ayaa si rasmi ah ula wareegi doona Suldaanimada ee Somalinet.

:sland:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or n

Post by The_Emperior5 »

caynabo buurmadow wali wuu xidhanyahay :lol: Aniga xiidhay sabab madaxweynaha bu cayey :lol:
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or n

Post by CaynabaX »

The_Emperior5 wrote:caynabo buurmadow wali wuu xidhanyahay :lol: Aniga xiidhay sabab madaxweynaha bu cayey :lol:
Dee waxaan idhi inankiisa,internetcafe in ceelafweyn ayuu Suldaanmida ee Somalinet ka wadi doona. :lol:
anonymousfaarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1987
Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm

Re: Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or n

Post by anonymousfaarax »

Emperior the namecalling is unacceptable and unbefitting of a [online] suldaan :down:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or n

Post by The_Emperior5 »

CaynabaX wrote:
The_Emperior5 wrote:caynabo buurmadow wali wuu xidhanyahay :lol: Aniga xiidhay sabab madaxweynaha bu cayey :lol:
Dee waxaan idhi inankiisa,internetcafe in ceelafweyn ayuu Suldaanmida ee Somalinet ka wadi doona. :lol:
Ma wax buurmadow dhalay inaga da buurmadow wax u dhalay wax naf leh maha waxalugu khasaaray :lol:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or n

Post by XimanJaale »

Its Warsangali!

Does it make you powerful twisting other people's tribal name into a insulting name?
Wasakhgalis kulaha :down:

Ina gumeyd foqol ina gumeyd.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or n

Post by The_Emperior5 »

ximanxaaare go raise money for the fantasy airport iska da wasakhgali iyo waxaaso :lol:
User avatar
Faant
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 585
Joined: Wed Dec 07, 2011 3:11 pm
Location: SSC!

Re: Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or n

Post by Faant »

The only confused wasakh is you.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or n

Post by The_Emperior5 »

Dhiladan yar eeh faant na maxay ahayd adeer maxaad rabta ma wasakhgali baad tahay
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or n

Post by quark »

Faant wrote:The only confused wasakh is you.
:up:

beesha warshangeli :up:
User avatar
Faant
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 585
Joined: Wed Dec 07, 2011 3:11 pm
Location: SSC!

Re: Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or n

Post by Faant »

The_Emperior5 wrote:Dhiladan yar eeh faant na maxay ahayd adeer maxaad rabta ma wasakhgali baad tahay

f-king Khaaniis, did you remember your past when Warsengali men used you as a bicth?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or n

Post by The_Emperior5 »

Faant wrote:
The_Emperior5 wrote:Dhiladan yar eeh faant na maxay ahayd adeer maxaad rabta ma wasakhgali baad tahay

f-king Khaaniis, did you remember your past when Warsengali men used you as a bicth?

Wasakhgali mayabe you're daddy is a Khanis Nin Makhnuudi hadu gole ka mah maho wuxu ku mal dahaya wa meherdisiye marka adiga daboole ah :lol: :lol: :lol:

Wasakhgalis is some insignificant clan in the horn of Africa :lol:
User avatar
Faant
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 585
Joined: Wed Dec 07, 2011 3:11 pm
Location: SSC!

Re: Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or n

Post by Faant »

The_Emperior5 wrote:

You only destroyed your own reputation, from now on you will never be able to claim that Somaliland is a multi-tribal nation with eqaulity :lol: drunken fool
User avatar
Faant
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 585
Joined: Wed Dec 07, 2011 3:11 pm
Location: SSC!

Re: Wasakhgalis confused Whether TFG mps represent them or n

Post by Faant »

You will never be taken seriously when talking about Islam after what you wrote :lol: :lol: :lol: and from now stop callling yourself a Suldan rather chairman of your local alcoholic club :idea:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”