Ogeysiis Togdheer,Saraar iyo Sanaag

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Ogeysiis Togdheer,Saraar iyo Sanaag

Post by Ceelafweyn »

Waxaa la ogeysiinaya bulsha weynta reer somaliland ee jecel horumarka Somaliland in maalinta khamiista 22nd Dec 2011 sacada 5:30pm galabnimo laga dhigi donaa shirweyne lagaga hadli doono Dhisida wadada dhexmarta gobolada, togdheer,saraar iyo sanaag ama loo yaqaano Burco-ceerigabo road.

Waxaa xafladan soo qaban-qaabiyey Dalada Horumarinta WadadaTogdheer,Sarar,Sanaag ama Togdheer,Sarar and Sanag Road Development Network (TSS-RODEN). Waxaa halkaa lagaga dhawaaqi donaa gudiyadi dhaqaajin lahaa hawsha. Waxaa lagu boorinayaa cidii dooneysa iney ka qeybgasho ama ka mid noqoto gudida fadlan kaaley xafladaas, (gacmo wadajir bey wax ku gooyaane).

Waxaa fadladan ka soo qeyb geli donaa, ;
Gudomiyiha barlamaanka C/rahmaan Ciro
Mohamed rashid- Wasiirul dawlaha Arimaha Dibada
Maxamud Rage-Agaasimaha Arimaha Dibiada,
Ahmed Cilmi- Agaasimaha dib u dejinta,
Ahmed Omar - Badhasaabka gobolka Maroodijeex,iyo
Cismaan Siciid - La taliyaha maxdaxweyne ku xigeenka arimaha siyaasada iyo bulshada.

Fadlan ka soo qeybgal:

Address: 37 St Mathews, Bethnal Green E2,

Wixii faahfaahin ah la xidhiidh, mudane siciid xaaji hacauk@yahoo.co.uk
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Ogeysiis Togdheer,Saraar iyo Sanaag

Post by LiQaaye_TDH »

well done, ive been waiting for this project to get started...
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Ogeysiis Togdheer,Saraar iyo Sanaag

Post by Ceelafweyn »

Haa Liqaaye,

This project is finally off the ground. It is one of the most difficult task nationally, but we endeavor to take it through the finishing insha allah.

The press will be there, HCTV, SLNTV, Hadhwanaag iyo golisnews. I reckon you should be there as Burcoonline rep!

Salama
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Ogeysiis Togdheer,Saraar iyo Sanaag

Post by LiQaaye_TDH »

Salaan... Inader already warar aya igu soo Duul duulaya, waxa la sheegaya Inay jiraan 2 Wado oo La Doonayo in La Sameeyo, Mid aya La sheegaya inay Oog Mareyso oo Ka Baadheyso Garadag iyo meelo kale maxa ka jira arrinkaas... :cry:
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Ogeysiis Togdheer,Saraar iyo Sanaag

Post by Ceelafweyn »

Marna dhici mayeso iney Gar-adag ka beydho.

Waxa jir laba hab ama option.

Option 1:
Ina afmadobe
war-idaad
gadhka
berkada cali xirsi
gar-adag
fadhigaab
ceelafweyn
kalshiekh
yufle/or godcanod
ceerigabo

option 2:
iney Oog ka beydho oo marto
Oog
gawsa-weyne
Cadaad
Gar-adag
fadhigaab
Ceelafweyn
kalshiekh
Yufle/godcanood
Ceerigaabo

Labada option ba Gar-adag wey marayaan!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”