Ogeysiis Togdheer,Saraar iyo Sanaag
Posted: Wed Dec 21, 2011 6:34 am
Waxaa la ogeysiinaya bulsha weynta reer somaliland ee jecel horumarka Somaliland in maalinta khamiista 22nd Dec 2011 sacada 5:30pm galabnimo laga dhigi donaa shirweyne lagaga hadli doono Dhisida wadada dhexmarta gobolada, togdheer,saraar iyo sanaag ama loo yaqaano Burco-ceerigabo road.
Waxaa xafladan soo qaban-qaabiyey Dalada Horumarinta WadadaTogdheer,Sarar,Sanaag ama Togdheer,Sarar and Sanag Road Development Network (TSS-RODEN). Waxaa halkaa lagaga dhawaaqi donaa gudiyadi dhaqaajin lahaa hawsha. Waxaa lagu boorinayaa cidii dooneysa iney ka qeybgasho ama ka mid noqoto gudida fadlan kaaley xafladaas, (gacmo wadajir bey wax ku gooyaane).
Waxaa fadladan ka soo qeyb geli donaa, ;
Gudomiyiha barlamaanka C/rahmaan Ciro
Mohamed rashid- Wasiirul dawlaha Arimaha Dibada
Maxamud Rage-Agaasimaha Arimaha Dibiada,
Ahmed Cilmi- Agaasimaha dib u dejinta,
Ahmed Omar - Badhasaabka gobolka Maroodijeex,iyo
Cismaan Siciid - La taliyaha maxdaxweyne ku xigeenka arimaha siyaasada iyo bulshada.
Fadlan ka soo qeybgal:
Address: 37 St Mathews, Bethnal Green E2,
Wixii faahfaahin ah la xidhiidh, mudane siciid xaaji hacauk@yahoo.co.uk