cajiibBurco-(Qori)-Ciidamada Miletariga ee Fadhiisinka ku leh Deegaanka KALSHAALE ayaa shalay xabsiga dhigay laba nin oo reer Qorilugud ah oo la kala yidhaahdo Muuse C/llaahi Qudh-qudhle iyo Cabdi Suufi, kuwaas oo isku deyey inay dib u qodaan Baraagihii ay Xukuumadda Somaliland Aastay ee Dilku ka dhacay. Sida wararka uu ku soo tebiyey Weriyaha Gobolkaasi ay sheegayaan waxa ay nimankani ku Dacwoonayaan in Lacag Xukuumaddu ugu talogashay in loo celiyo si Barkadaha loo Aaso oo ay hore u diideen in dib loo siiyo ama Xukuumaddii laga soo qaaday dib loogu celiyo iyaga oo ugu Hanjabey cidii lacagtaas loo soo dhiibay haddii ay Lacagtaas cadayn weydo halka ay ku baxday ay Dib u qodanayaan Baraagahoodii.
Taliyaha Qaybta Booliiska ee Gobolka Togdheer General Saleebaan Ducaale Ubaxle (Dhega-cade) ayaa xaqiijiyey Jiritaanka Warkaa, Sheegayna in ay Labadaa Nin ku hayaan Saldhiga Dhexe ee Booliiska Gobolka Togdheer, isaga oo sheegay in ay ku soo wareejiyeen Ciidanka Qaranka ee Fadhiisinka ku leh Deegaanka Kalshaale, kuwaas oo soo qabtay markii ay tageen goobtii Baraagaha laga Aasay. Sidoo kale dhacdadan ay labada Nin ku talaabsadeen waxa cadeeyey niman reer Qorilugud ah oo sheegay khilaafka jiraa inuu Salka ku hayo Lacagtii Xukuumaddu ku soo bixisay in loo celiyo Qoysaskii Baraagaha laga Aasay ee Reer Qorilugud in ay fara dhexdood ka baxday, Lacagtaasi oo aan Dadkii La siin Xukuumaddana loo celin. Si kastaba arrintu ha ahaatee wararka aanu ka helayno Deegaankaas ayaa sheegaya sababta wakhtigan keentay in Nimankaasi abuuraan ama bilaabaan khilaafkan inay tahay sidii loo fashilin lahaa Baaqii Suldaanka Guud ee Beelaha Habarjeclo ugu baaqay Reer Buuhoodle Gogosha Nabadgelyo taasoo maalmahanba tashigeedii iyo Fulinteediiba shirar Doceedyo uga furmeen beelaha Habarjeclo Deegaanka Qorilugud.
QorilugudWebnews Chief Editor
SL forces in Kalshaale arrest two men from Qorulugud
Moderator: Moderators
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
SL forces in Kalshaale arrest two men from Qorulugud
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: SL forces in Kalshaale arrest two men from Qorulugud
Crazy Soolamadows

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: SL forces in Kalshaale arrest two men from Qorulugud
abti kuwan nixi maayaan soomahaseemeyer wrote:Crazy Soolamadows![]()
Re: SL forces in Kalshaale arrest two men from Qorulugud
This is waiting for them..
-
Sanbalolshe
- SomaliNetizen

- Posts: 537
- Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm
Re: SL forces in Kalshaale arrest two men from Qorulugud
Caynaba,
Oo inaader weli ma kalshaale ayaynu ku wareegaynaa, anna waxaan islahaa reerku hadda buuhoodle qabsey bee
?! War anaga iyo dawaladda S/land maxaa nakala haysta.
Babygirl,
Inaabti ma aragtaa dawladnimadu sharafta iyo nabadgelyada ay leedahay? Sida la idiin ilaalinayo sow ma aragtid lol? Afar sano ka bacdi ninkan HJ markuu meesha iskaga dego Solomadow yaa idinka celinaya tolow?
Oo inaader weli ma kalshaale ayaynu ku wareegaynaa, anna waxaan islahaa reerku hadda buuhoodle qabsey bee
Babygirl,
Inaabti ma aragtaa dawladnimadu sharafta iyo nabadgelyada ay leedahay? Sida la idiin ilaalinayo sow ma aragtid lol? Afar sano ka bacdi ninkan HJ markuu meesha iskaga dego Solomadow yaa idinka celinaya tolow?
Re: SL forces in Kalshaale arrest two men from Qorulugud
Militiada SNMta siida an buursanaay baay xasuustan iyo taangiyo, BM, Alsahabab, Abudwaq, ONLF & Goldogon & SSC ineey soo werareen..
Reerka Dhibka wadana weey ogyihin sidi maliinti kowaad in caagta lamariin, waar hooy jooga Dhiib haa bilabiine..
Soo Soocda BM kaas baka soo hooreeya..
Soo Soocda BM kaas baka soo hooreeya..
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: SL forces in Kalshaale arrest two men from Qorulugud
...
Last edited by LiQaaye_TDH on Sat Dec 24, 2011 9:24 am, edited 1 time in total.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: SL forces in Kalshaale arrest two men from Qorulugud
Dhullos iyo Solomadow maxa kala Haysta...
You guys have to attend Shirweynaha aan Inoogu Diyaariyay Taalobuur
There will be plenty of Meat 
You guys have to attend Shirweynaha aan Inoogu Diyaariyay Taalobuur
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: SL forces in Kalshaale arrest two men from Qorulugud
Sanbalolshe ina adeer Barre Cabdille muxuu sameeyni? xuduudeena with the Dhulbahante gees walba waxaa fadhiya ciidanka Qaranka..Sanbalolshe wrote:Caynaba,
Oo inaader weli ma kalshaale ayaynu ku wareegaynaa, anna waxaan islahaa reerku hadda buuhoodle qabsey bee?! War anaga iyo dawaladda S/land maxaa nakala haysta.
Babygirl,
Inaabti ma aragtaa dawladnimadu sharafta iyo nabadgelyada ay leedahay? Sida la idiin ilaalinayo sow ma aragtid lol? Afar sano ka bacdi ninkan HJ markuu meesha iskaga dego Solomadow yaa idinka celinaya tolow?
Liqaaye fresh made meat from suuqa weyn in Afgooye - Burco soomaha?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 568 Views
-
Last post by KingBlack
-
- 0 Replies
- 442 Views
-
Last post by Coeus
-
- 3 Replies
- 586 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 0 Replies
- 315 Views
-
Last post by gemini07
-
- 7 Replies
- 916 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 1413 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 0 Replies
- 501 Views
-
Last post by newsbot
-
- 8 Replies
- 1048 Views
-
Last post by adam2000
-
- 88 Replies
- 6736 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 16 Replies
- 1659 Views
-
Last post by Geeljire252
