Page 1 of 1

Picture of Muj. Xuseen Dheere

Posted: Thu Dec 22, 2011 3:45 pm
by HaragWafi85
A picture of Muj.Xuseen Aw Axmed Guleed (Muj.Xuseen Dheere) AUN the leader of the Sayid Cali and Barkhad SNM battalions who destroyed the biggest SNA(Somali National Army) military bases in Cadaadley.

Image
Ciidammadii SNM ee galay Burco, ayaa ka koobnaa saddex guuto oo kuwa lugta ah iyo guuto tikniko ah, waxayna maalinta 27 May noqotay maalintii u horreysay ee maamulkii Siyaad Barre ee gobolladii la odhan jiray Woqooyi Galbeed, Soomaaliya ay gacantiisa ka baxaan. Mujaahidiinta SNM ayaa 29kii May oo uu hoggaaminayey Allaah ha u naxariistee Muj. Xuseen Dheere cagta mariyeen saldhiggii ciidammada ugu weynaa ee la odhan jiray Cadaadley, sidoo kale 31 may ayey xoogagii SNM galeen magaalada Hargaysa, halka ciidamo SNM oo uu hoggaaminayo Allaah ha u naxariistee muj. Maxamed Cali galeen Madheera.
http://www.somalilandpatriots.com/print-8022-0

Re: Picture of Muj. Xuseen Dheere

Posted: Thu Dec 22, 2011 3:46 pm
by Dhaga Bacayl
ILAHAY naxariis ha siiyo.

Re: Picture of Muj. Xuseen Dheere

Posted: Thu Dec 22, 2011 4:05 pm
by HaragWafi85
Dhaga Bacayl wrote:ILAHAY naxariis ha siiyo.

Amiin.

Re: Picture of Muj. Xuseen Dheere

Posted: Thu Dec 22, 2011 8:04 pm
by Saraxnow
AUN

Re: Picture of Muj. Xuseen Dheere

Posted: Thu Dec 22, 2011 8:13 pm
by ToughGong
Geesi,Geesi dhaley IHUN :up: :sland:

Re: Picture of Muj. Xuseen Dheere

Posted: Fri Dec 23, 2011 4:31 pm
by The_Emperior5
This guy was Amazing he destroyed the entire Military section in cadaadlay the SNA could not regroup and were forced to send more troops from Mogadisho.After they heard no man survived well some survived but fled to Ethiopia. hargeysa and burco were totally Cut Dhexda loo fadhiistay ilahoow ku naxariisto janada ku gee General xuseyn Dheere. :up: :sland: