Somaliland Minister of Finance Resigns

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Salah Al-Din
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 623
Joined: Thu Nov 13, 2003 7:00 pm
Location: Faith - Islam ; Ethnicity - Somali; Nationality - Somalilander ; Outlook - Optimistic Alhamdulilah

Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by Salah Al-Din »

According to RamaasNews & Togdheernews the Finance Minister Mohamed Hashi Elmi has resigned today.
http://www.togdheernews.com/v2/?p=9818
http://www.ramaasnews.com/index.php/New ... awayd.html

Hargeysa (Ramaas) Dec 23, 2011- Warar hordhac oo aanu ka helnay ilo xog-ogogaal ayaa sheegaya in uu maanta si rasmi ah isu casilay wasiirkii maaliyada ee xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Eng Maxamed Xaashi Cilmi.



Wasiirka ayaa la sheegay in uu xalay warqada istiqaaladiisa xil ka degista u gudbiyay Madaxweyne Siilaanyo, taasoo uu Madaxweynuhana ka aqbalay, iyada oo aan la cadayn sababta keentay wakhtigan shaqo ka tagidiisa.



Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa in uu qabto shir jaraa’id oo uu ku cadaynayo iscalisilaadiisa.

Maaha markii ugu horeysay ee wasiirka xukuumada talada haysaa ku dhawaaqo in uu iska casilay xilkii uu hayay, bishii August ayay ee sannadkan ahayd markii wasiirkii arrimaha gudaha Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo ay xulafo siyaasadeed ahaayeen Maxamed Xaashi xilka ka degay.
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by Mr_Alfaas »

dawladi Silanyo wey kala tagtagtey walee....

Who is Next....
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by Saraxnow »

:o :o WHY?

Xaraam, this job was made for him!. Now we are going to have MORE corruption NOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO :down:

reer sl waa inay ka mudaharadaan iscasilada wasiirkan,inalilah wa ina ilahyi rajicuun...
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by Mr_Alfaas »

Saraxnow wrote::o :o WHY?

Xaraam, this job was made for him!. Now we are going to have MORE corruption NOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO :down:

reer sl waa inay ka mudaharadaan iscasilada wasiirkan,inalilah wa ina ilahyi rajicuun...
Somaliland will miss him.....
sheekadan is-casilaada waxay ku timid ka dib silaanyo marku magacaabay ina xoor xoor... :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by LiQaaye_TDH »

Silaanyo shot him self in the Head appointing Cali Xoor Xoor..... and Other UDUB Members..... Number 2 The biggest problem with Silaanyo His Tol Ka Carar.....
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by Mr_Alfaas »

Niyow odaygu muxu sameeya hadu u magaacabo tolkisa soo dadku wada eegi maayaan :lol:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by abdikarim86 »

It's over for Siilaanyo.

Why on earth did he bring back Cali Xoor-Xoor?
User avatar
Ina-Geel_Wase
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 855
Joined: Thu Sep 07, 2006 2:19 am
Location: God Save The Queen.

Re: Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by Ina-Geel_Wase »

lol @ over for siilaanyo.

i don't think he will run for 2nd term anyway.


his in-laws pressured him bringing bck ina xoor xoor
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by SahanGalbeed »

Silanyo waxa ka daran habar jeclada halkan magaciisa ugu hadasha . Weligood na isku halayn kari maysid , oo shalay markaanu lahayn maxaa looga qaaday Nuux Taani jagada , because wuxu gadabursigu idinka sheegayo waxba ka jira bay ina yidhahdeen , maanta na waxay ku leeyihin :" Silanyo waa nin tolki ka carara " :lol:

Anigu mar dambe inaan isku kiin haleeyo ha ka filan , waayo waxay tolniomadu tahay ma ba' taqaanan , magaca duriyadda Sheikh Isaxaaq aad meel walba la soo boodaysan na , waxan u maleeya , carabka ayuun bay idin kaga dhagtay .
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by The_Emperior5 »

Inaa xoor xoor iyo inaa xaashi meel ma wada joogi karan Walalayaal.
Mujahid Maxammad Xaashi Cilmi the man in charge of the SNM finances in 1981 man who served as a trade Minister under Cigaal a Man who served as the finance Minsiter under rayaale and served again under Siilaanyo as the finance Minister.Its time for him to retire As oday isaaq ah safka hore Masajidka ha fadhisto Mujahidku Al xaag Maxammad xaashi cilmi ismacil he should run for the guurti and be a real Oday Somaliland :sland: :up:
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by samatar133 »

:lol: :lol: :lol:
the resignation threat of muj Ina Xashi has nothing to do with ina xoor xoor's return, it might irritate him though but as long as there is a well functioning audit and competent anti corrubtion commitee, ina xoor_xoor is not a big problem. Current problem is caused by disagreement between ina xashi and the minister of energy water and minirals X.C.Ducale over management of financial issues and to our relieve the disagreement is solved by the president. sheekadoo faahfaahsan halkan ka akhri
http://oodweynenews.com/news/130625-kha ... adhey.html
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by Rightwing »

Liqaaye,
Ma waxaad doodnaysay in Silanyo hareeraha iska dhoobo HJ oo madaxtooyadu noqoto YOROOWE?



Emperior5,
Suldaan, sheekadu ma taagna Cali xorxore dee. Miyaanad ogayn sidii dawladani ula wareegtay xukunka inay lahayd one account? One account oo koontroolo Mudane Maxammed Hashi. Wasiirada dawladani ma helaan waxay lunsadaan ama xadaan. Dhibaatada hada dhacday waxay ku timid wasiirka macdanta iyo Biyaha ayaa diiday inuu soo xereeyo lacag gaadhaysa 500.000$, wuxuuna yidhi lacagtan wasaaradayda dhaafi mayso. Mahammed Xaashi wuxuu ka dacweeyey madaxweyna. Madaxweynihii wuxuu yidhii cod wasiiradu ha u qaadeen :shock: Wasiiraduna weyba ku farxeen waayo wasiir waliba lacagta soo gasha isagaa walaaqanaya hadii tan hir gasho.
Arintu waa caynkaas.

Sahangalbeed
:lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by The_Emperior5 »

rightwing lolz wasiirada waxay raban inay dhuuqaan i hope President Siilaanyo fixes this Maxamad xaashi Cilmi wa nin madax adag sharcigisa lama jabin karo ninki garanaya garanaya. Rightwing Siilaanyo Buugi ina cigaal bu akhriyey hadaad rabtiid inay dadka kale ku jecladaan reerkaga iska fogee dadka kale so dhaweyso :up:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by Rightwing »

The_Emperior5 wrote:rightwing lolz wasiirada waxay raban inay dhuuqaan i hope President Siilaanyo fixes this Maxamad xaashi Cilmi wa nin madax adag sharcigisa lama jabin karo ninki garanaya garanaya. Rightwing Siilaanyo Buugi ina cigaal bu akhriyey hadaad rabtiid inay dadka kale ku jecladaan reerkaga iska fogee dadka kale so dhaweyso :up:

Of course, hadaad tahay madaxweyne waa in dadku kuu sinaadaan. Anyway the good news is Maxammed Hashi won't resign because the other Minister withdraw his plan tonight. :up:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Somaliland Minister of Finance Resigns

Post by SahanGalbeed »

Rightwing , waa xaarif . Sidii wax dhinac ka qabsaday sheekada ayuu iska dhigaya .
Warye dhegayso , waxaad inooga soo bilowda
HJ let me remind you

:lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”