Page 1 of 1

Shirkii Garoowe oo laysku khilaafay

Posted: Fri Dec 23, 2011 7:31 pm
by samatar133
Shirkii Garoowe oo Hakad ku Yimid

VOA Somali | Washington, DC

E-mail
Daabaco

Wararka ka imanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in shirkii wadatashiga Garoowe uu hakad ku yimid isla markaana kulankii maantan lagu kala tagay kaddib markii madaxda kooxaha ka qeybgalayay shirku ay isku af-garan waayeen waxaa laga yeellayo hanaanka awood-qeybsiga ee 4.5.

Warar ku dhow dhow shirka oo ay VOA heshay ayaa sheegaya in maamulka Puntland ay ka biyo diideen hannaanka awood qeybsiga 4.5 oo ay ku adkeysteen in qaabka awoodda lagu qeybsanayo laga dhigo degmo iyo gobol, balse arrintaasi waxaa qaadacay xubnaha kale ee shirka ka qeybgalay.

Shirkan ayaa lagu waday in maanta la soo gaba-gabeeyo, balse is af-garan waaga maanta dhashay awgeed, waxaa la sheegayaa in madaxda ay ku heshiiyeen inay ilaa caawa sii wadaan kullamada la yeelanyo si heshiis looga gaadho qodobka la isku haysto ee hannaanka 4.5.

http://www.voanews.com/somali/news/Shir ... 47498.html

Re: Shirkii Garoowe oo laysku khilaafay

Posted: Fri Dec 23, 2011 7:36 pm
by The_Emperior5
Dhibaatada haysata waxa weye waxay raban barlamaanka inay yareyaan sharifka arinta diidan mr sakin ta labaad mamuulka puntland waxay soo jeediyeen in 4.5 laga takhuluso oo gobol gobol xildhibanada lugu so doorta TFG Ba arinta iyaduna ka biyo diidsan because dhulka hawiye inta badan gacanta ugu ma jiro dawlada kumeel gaadhka markaas khilaafku wa intaas.

Re: Shirkii Garoowe oo laysku khilaafay

Posted: Fri Dec 23, 2011 7:46 pm
by samatar133
war arinku waxa weeye awood qaybsigia mustaqbalka. qolyahay puntland maadaama oo ay ku noolyihiin a huge emty desert waxay rabaan inay meel marsadaan dastuur dhigaya in wax lagu qaybsado dhul iyo goboladii siyaad bare sideetameeyadii qabyaalada ku bixiyay. that will give them more political power than 4.5, hawiyuhuna taasay diidanyihiin since their population is less spread out in the fake S.Bare created regions than the daarood population.

Re: Shirkii Garoowe oo laysku khilaafay

Posted: Fri Dec 23, 2011 8:16 pm
by damu
the irony :lol:
you two do know what "separated from SOMALIA" means right??

Re: Shirkii Garoowe oo laysku khilaafay

Posted: Fri Dec 23, 2011 8:24 pm
by The_Emperior5
damu wrote:the irony :lol:
you two do know what "separated from SOMALIA" means right??

oo damu iidoors discuss everything :lol: as long as one entity in Walaweynistan claims Somaliland , we will talk about it gacantanu lugu walaqaya :lol:

Re: Shirkii Garoowe oo laysku khilaafay

Posted: Sat Dec 24, 2011 1:04 am
by IRONm@N
I don't know what is the importance in this meeting.
Alshabab isn't there, Ahlu sunnah isn't there, Somaliland isn't there? so who is to be reconciled?
between TFG and Puntland?