Page 1 of 2

PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 8:23 am
by FBISOMALIA
Garowe, Dec 24 - Madaxda federaalka iyo kuwa Puntland oo is-afgarad ka gaaray arrinkii lagu kala aragti duwanaa ee la xiriiray qaabka awood-qaybasiga beelaha Soomaalida ee 4.5-ka, kaasoo illaa shalay la isku mari-waayey.

Sida aan xogta ku helay heshiis ayaa laga gaaray qodobkaa dooddu ay ka taagnayd, ayna saxiixeen madaxda Somalida ee ka qayb galaysa shirka wadatashiga.

Warar hordhac oo Radio Daljir uu ka helay ilo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan madaxtooyada Puntland ayaa tilmaamaya madaxda labada dhinac in ay isla meeleeyeen qodobkaasi, iyadoo lagu heshiiyey hal doorasho in wax lagu qaybsado nidaamka 4.5-ka, wixii ka dambeeyana loo tallaabi doono qorshaha wax qaybsi ee deegaanka ku salaysan, sidaasna dastuurka lagu qori doono.

Habkan ayaa ku salaysan qaabkii lagu soo xuli jiray, uuna ku dhisnaa baarlamaanka Somaliya ka hor 1969-kii.

Wararkaasi oo faahfaahsan wakhti dhaw naga suga.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.

Re: PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 8:23 am
by FBISOMALIA
hutus nightmare happen , ku dayo PL :lol: :lol: :lol:

Re: PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 8:24 am
by Khalid Ali
fbi faroole accepted the 4.5 check all the other websites :lol: :lol: :lol:

Re: PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 8:25 am
by FBISOMALIA
khalid ali wrote:fbi faroole accepted the 4.5 check all the other websites :lol: :lol: :lol:
siiland website is full of bullshits markaas i dont care , we own you guys end of the story :lol: :lol: :lol:

Re: PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 8:25 am
by Khalid Ali
Siyaasiyiinta Soomaalida oo heshiis ka gaaray qodob muran badan dhaliyay iyo Shirka Garoowe oo goor-dhow lasoo gabagabeynayo

Sabti, December 24, 2011 (HOL) − Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland oo saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay uu ka socday shir looga hadlayay dastuurka Soomaaliya iyo dib u habeynta baarlamaanka ayaa sheegaya in madaxda Soomaalidu ay heshiis ka gaareen qodob muran badan dhliyay kaasoo ku saabsanaa qaabka lagu soo xulayo xildhibaannada baarlamaanka.

Shirkan oo lagu waday in shalay soo gabgabeeyo ayaa waxaa hakad geliyay muran ka dhashay qaabka xulidda mudanayaasha baarlamaanka, iyadoo Puntland ay soo jeedisay in lagu soo xulo qaab deegaan, halka DKMG, Galmudug iyo Ahlusunna ay iyaguna soo-jeediyeen in lagu soo xulo nidaamka awood-qaybsiga ee 4.5-ka oo ay ku dhisan tahay dowladda KMG ah.

Madaxda Soomaalida ayaa la sheegay inay isku raaceen in la dhiso baarlamaan shaqeynaya muddo afar sano ah kaasoo lagu soo xulayo nidaamka 4.5-ka ah, muddadaas kaddibna ay dadku soo dooran doonaan xildhibaannada baarlamaanka, iyadoo Puntland oo nidaamkan kasoo horjeedday lagu qanciyay inay ku raado dhinacyada kale.

Dhinacyada Soomaalida ayaa waxay horay isugu raaceen in tirada xildhibaannada baarlamanaka laga dhigo 225-xubnood, halka ay hadda ka yihiin 550-xubnood, balse qaabka loosoo xulayo ayaa muran badan dhaliyay.

Tan iyo shalay waxaa socday kulammo lagu doonayay in lagu xalliyo muranka isla markaana ay hal fikir isugu raaci lahaayeen siyaasiinta Soomaalida, iyadoo la xusay in arrintan ay ku timid dadaal uu sakay billaabay ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali oo ku qanciyay Puntland inay fikirkeedii ka tanaasusho.

Xafladdii gabgabeynta shirka ayaa lagu wadaa inay billaabato saacadaha soo socda laguna dhawaaqo war-murtiyeedkii ay dhinacyadu isku afgarteen, iyadoo shirkan uu daba socdo shir horay loogu qabtay Muqdisho oo laga soo-saaray heshiiska Roadmap.

source hiiraanonline

Re: PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 8:27 am
by FBISOMALIA
and now hiiraan website warka did you hear that PL jailed their reporter for saying lies :ugeek:

Re: PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 8:30 am
by Khalid Ali
Shirkii Garowe Waa Lagu Heshiiyey Madaxdiina Heshiiska Way Saxiixeen
Posted by Pi on December 24th, 2011
Garowe (Puntlandi) Magaalada Garowe ee Xarunta dowladda Puntland oo afartii maalmood ee u danbaysay ee uu ka socday Shirka Wadatashiga Dastuurka Soomaaliya ay yeelanayso in lagu dhamaystiro, Shirka ayaa laga gaarey heshiis dhaxalgal ah waxaana heshiiska saxiixay Madaxwaynaha Federaalka Shariif Shiikh Axmed, Raysalwasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas,Gudoomiyaha Baarlamaanka TFG Shariif Xasan Shiikh Aadan, Madaxwaynaha Puntland Dr. C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole, Madaxwaynaha Galmudug Maxamed Axmed Caalin iyo Wakiilka Ahlusuna Waljamaaca.

Waxaa Madaxdu ay ku heshiiyeen in KMG ka laga baxo sanadka soo socda bisha Augsto marka lagaaro isla markaasna la yareeyo Baarlamaanka oo uu noqdo 225 kuwaas o lagu soo xuli doono nidaamka 4.5 ee hada jira, mudda Baarlamaanku waa 4 sano sida lagu heshiiyey waxaana markii 4-taas sano dhamaado meesha ka baxaya nidaamka qabiilaysiga ee 4.5 waxaana markaas lagalayaa hal qof iyo hal cod iyo nidaamkii xisbiyada in wax lagu soo doorto waxaa sidoo kale heshiiska ku taal inaan nimaamka 4.5-ka aan marna waqti loogu dari doonin marka uu waqtiga ka dhamaado 4 sano oo ka bilaaban doonta bisha Augst sanadka 2o11-ka markaas oo laga bixi doono Xiliga KMG ah oo la galayo dowlad rasmi ah, Baarlamaan rasmi ah iyo madax rasmi ah.

Markii ay madaxdu heshiiska saxiixeen waxaa Kooxda Fanaaniinta qaranka Waabari Puntland ay qaadeen heesta astaanta qaranka Soomaaliya ee Soomaaliyeey Toosoo Toosoo Isku Tiirsada oo hadba kiina taageeran taageera waligiinee. Heesta waxaa ka dabo qaadaya Madaxda Dalka Soomaaliya iyo Dhamaan qaybaha bulshada ee shirka joogta ee Soomaali ah waa loo wada istaagey heesta waxaa la lulayaa calanka Soomaaliya, Haweenku way ilmaynayaa madaxda qaarkeed indhahooda waxaa laga dareemayaa qiiro Soomaalinimo.

Madaxda ayaa hadalka bilaabi rabta Wakaalada.com ayaad toos shirka idiinka soo tabinaysa hadaladii madaxda ayaana heesta calanka qaadisteedu marka ay dhamaato ku xigi doona sida qorshaha ay ku sheegeen Wasiiru dowlaha dastuurka Puntland Dr. Jimcaale iyo C/casiis Farabadane oo UNPOSS ka tirsan.

Qodobada oo dhamaystiran khudbadaha Madaxda ayaad naga sugaysaan hadii alle idmo.

4.5 stays FBI somalia puntland cannot refuse ma didi karan this is from your website puntlandi.com :lol: :lol:

Re: PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 8:34 am
by FBISOMALIA
khalid ali wrote:Shirkii Garowe Waa Lagu Heshiiyey Madaxdiina Heshiiska Way Saxiixeen

if you have one cell brain inside your head you would notice that my topic is saying that :lol: :lol: :lol:

Re: PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 8:37 am
by Khalid Ali
dude puntland was forced to accept the 4.5 all the sources say that the next 4 years 4.5 is sharci here is another source

War Deg Deg ah Shirkii oo Dhamaaday iyo Puntland oo la Qanciyay

24th December 2011

Shirkii Wadatashi ee Somaliya kana socday Magaalada Garoowe ayaa Goor dhow la soo Afmeerayaa taasi oo Munaasibad Gaba Gabo ah Laguna Caraabinayo Madaxda Dowlada Somaliya ee Muqdisho ka soo duushay Madaxda kale ee Caalamka waxa lagu qabanayaan Xarunta Jaamacada PSU.

Diplomaasi Sare oo Shirka Goobjoog ka aha Markii uu Bilowday ilaa Maanta oo Sabtid ah ayaa noo sheegay in Shir dheer oo ay wada Galeen Raisalwasaaraha Somaliya oo dhinac ah iyo Madaxda Puntland lagu Guulaystay in Puntland lagu qanciyo in Baarlamaanka Somaliya lagu soo xulo qaabka 4.5- taasi oo Puntland Horay uga Biyo diiday.

Waxa laysla Jeex jeexay in Mudo Afar sano ah lagu Duugo Qalinka in Baarlamaanka la soo dooranyo uu Shaqeeyo kaasi oo Maraya Nidaamka 4.5- Markaa Mudadaasi Afarta Sano ah ay dhamaato Baarlamaanka Somaliya lagus oo Doorto Heer Degmo ama Gobolka taasi oo ah Wadadii ay Doonayso Maamulka Puntland.

Caawa ayaa laga Yabaa in Munaasibad is Macasalaamayn ah lagu qabto Magaalada Garoowe isla markaana Sadex Masuul ee Puntland, TFG iyo Galmudug ay War-murtiyeeda Shirkaasi u Akhriyaan

Re: PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 8:49 am
by FBISOMALIA
to make it easier for your understanding MR.presdient said that
GAROOWE : M-wayne Faroole “Waa xaaraan 4.5 PL raali kama aysan ahayn, balse waxaan ugu turnay dadka Koonfureed oo muddo ku dhaqamayay waxakan”

Garoowe:-M-wayne Faroole oo hadda khudbaynaya ayaa waxaa uu sheegay in ay iyaku (Somali) ay isqabteen, doodeen, heshiiyeena oo aysan jirin cid soo dhexgashay, waxa uu sheegay in si adag loo wada hadlay dabaeedna iyada oo aan waxba isyeelin la heshiiyay.

Nidaamka 4.5

Nidaamka 4.5 ayuu si adag uga hadlay waxaana uu sheegay in Puntland aysan doonayn nidaamkan oo uu yahay wax aan wanaagsanayn oo xalaal ahayn, balse waxa uu sheegay in Masuuliyiinta ka timid Koonfur ay ugu daneeyeen maadama muddo looga dhaqmayay Koonfur oo la dhibayo si aan loo dhibin.

Waxa uu sheegay in mudadan 4-ta sano ah wixii ka dambeeya aan nidaamka 4.5 lagu dhaqmayn oo laga guurayo, waxa uu sheegay in uu ka raali galinayo kana xun yahay dadka ku dulman nidaamkan.

Hadda waxaa hadalka qaatay M-wayne Shariif.
PL accept 4.5 cause we take what we went plus south brain works in 4.5 so for somalia we say why not :lol: :lol: :lol:

Re: PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 3:23 pm
by quark
Once again PL is trying to lead somalia into the 21st century by dropping the primitive 4.5 system. :up:

Re: PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 3:28 pm
by Khalid Ali
quark wrote:Once again PL is trying to lead somalia into the 21st century by dropping the primitive 4.5 system. :up:

The 4.5 is not going any where in the next 4 years read the agreement again :lol:

Re: PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 3:30 pm
by FBISOMALIA
khalid ali wrote:
quark wrote:Once again PL is trying to lead somalia into the 21st century by dropping the primitive 4.5 system. :up:

The 4.5 is not going any where in the next 4 years read the agreement again :lol:
you right only 4 years and then its over for ever and if PL say something it would happen

you can run but you cant hide :lol: :lol: :lol:

Re: PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 3:50 pm
by tightrope
quark wrote:Once again PL is trying to lead somalia into the 21st century by dropping the primitive 4.5 system. :up:
YES 4.5 IS VERY BACKWARDS, BUT THE BACKWARD SOUTHIE WANTS TO KEEP IT.
WHY ARE WE TRYING TO NEGOIATE WITH BACKWARD PEOPLE? :roll:

Re: PL SAYS no f-king 4.5 any more and that happen kkkkk

Posted: Sat Dec 24, 2011 3:55 pm
by FBISOMALIA
tightrope wrote:
quark wrote:Once again PL is trying to lead somalia into the 21st century by dropping the primitive 4.5 system. :up:
YES 4.5 IS VERY BACKWARDS, BUT THE BACKWARD SOUTHIE WANTS TO KEEP IT.
WHY ARE WE TRYING TO NEGOIATE WITH BACKWARD PEOPLE? :roll:
if we throw it then they will not be our servants anymore , can you imagine that will not be a hutu bring fresh milk to your room everyday :lol: :lol: :lol: