liqaaye and his folks serving sum fresh meat in hawdka.Taalobuur (BurcoOnline) 24.12.2011 Gudida qagan qaabada shir weynaha nabada ee degaanka Taalo-buur oo 100 KM dhinaca hawd kaga beegan magaalada BURCO, ayaa maanta markii u horaysay daboolka ka qaaday ajandaha lagaga wada hadlayo.Chief Caaqil Ibraahim Shaybe waxa uu xusay in shirweynahan nabada ay ka qayb qaadanayaan afar boqol ergay oo laga soo xuli doono deegamada labada dhinac ee QORILUGUD iyo BUHOODLE, waxaanu intaas ku daray inay sugayaan ergooyinkii shirkan ka qayb qaadanayay inay soo wada gaadhan Taalo-Buur.
Chief Caaqil Ibraahim Shaybe oo shir jiraa'id ku qabtay maanta Taalo-Buur ayaa cadeeyay in shirweynahan ay qaban qaabadiisu socotay muddo bil ah isla markaana si rasmi ah u furmi doona 27-ka bishan aynu gudo jirno, waxaanu sheegay in lagu soo afjari doono khilaafki u dhexeeyay labada beelood ee daga degaamada QORILUGUD iyo BUHOODLE ee xurguftu ku dhex martay degaanka Kalshaale. Shirkan oo uu 1-kii bishan suldaanka guud ee beelaha bariga Burco Suldaan C/Laahi Suldaan Cali oo labada beelood ee oodwadaagta ah ku guubaabiyay inay wada hadal ku soo afjaraan shaqaaqadii Kalshaale siduu dhaqanku ahaa, waxaanu ku gubaabay salaadiinta, aqoonyahanada iyo qeybaha kala duwan een degaanka Buhoodle inay ka soo qeyb galaan gogosha nabadda ee uu u fidiyay.
Taalo-Buur peace conference 27 december
Moderator: Moderators
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Taalo-Buur peace conference 27 december
Re: Taalo-Buur peace conference 27 december
only 62 miles away from buroa? i thught taalo bur was like 130 miles away.
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Taalo-Buur peace conference 27 december
Waa isla Togdheer.. It's located roughly 20 KM north of Balidhiig.
Re: Taalo-Buur peace conference 27 december
20 km = 12 miles. wtf i thught the land was much bigger then that. balidhig to qorilugud should be 70 km thats 43 miles
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Taalo-Buur peace conference 27 december
Qorilugud - Balidhiig is less than 43 miles, i'd say 36 miles. Roads connecting all these villages in hawdka are kinda shitty for example if you want to travel from Qorilugud to Balidhiig you have to drive all the way to Xadhadanka then Codaanle then you'll reach Balidhiig. If they connect the roads better with all those villages than you'd drive less miles.LeonidaS wrote:20 km = 12 miles. wtf i thught the land was much bigger then that. balidhig to qorilugud should be 70 km thats 43 miles
I'd say a task for Solomadow, Aaden Madoobe and Reer Daahir diaspora!
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Taalo-Buur peace conference 27 december
why don't you make it a habarjeclo dhulbahante peace conference ileen between saraar and sool ba waydinka is ugaadhsanaya
Re: Taalo-Buur peace conference 27 december
caynabax we have to expand inadero to south into widhwidh n pass buhodle kkkkkkkkkkkkkkkk
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Taalo-Buur peace conference 27 december
Muse Abokor and Dhulbahante live quite peacefully with each other these days same goes for Habar Jeclo galbeed minus Solomadow. If they solve this Qorulugud - Buhoodle thing waxaan filiyaa that for the first time in history reer jaamac and dhullos are gonna bury their beef.khalid ali wrote:why don't you make it a habarjeclo dhulbahante peace conference ileen between saraar and sool ba waydinka is ugaadhsanaya
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Taalo-Buur peace conference 27 december
Caynaba,
Are you SOLOMADAW?
Waxaan maqlay shirkan dhulbahante way ka cudur daarteen, maadaama shirkale ka socdo TALEEX. btw. I hate shir Beeleed, because shir beeleed mean bury the whole matter of justices under the carpet to save the perpetrators.
Le justicier
RW

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Taalo-Buur peace conference 27 december
Mida kale, they said give us some more time, Dadkani waabey waalanyahiin, How can they make it to the Shir ina week? This Shir will be postponed... Coz Dhullbahante said they needed more time and there is also the Taleex Meeting!!!
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Taalo-Buur peace conference 27 december
Rightwing
Yes i'm Barre Cabdille, beesha galbeedka Buhoodle, hehe. If i'm correct they don't expect from each subclan from Dhulbahantes to show up, other HJ subclans aren't invited as well. Am assuming they are expecting only some ergo of Waceys Aaden & Solomadow in Taalo-Buur. Ta kale there aren't any perpetrators in this case both made mistakes last year in Kalshaale, dee khilaafka imika Buhoodle ka taagan ayaa la soo afjari doona. That's it.
Liqaaye
Tolka maxaad maxad u cayneesa
, Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali and some Solomadow caaqils where busy with this shir since the first of december! We'll see who shows up!
Yes i'm Barre Cabdille, beesha galbeedka Buhoodle, hehe. If i'm correct they don't expect from each subclan from Dhulbahantes to show up, other HJ subclans aren't invited as well. Am assuming they are expecting only some ergo of Waceys Aaden & Solomadow in Taalo-Buur. Ta kale there aren't any perpetrators in this case both made mistakes last year in Kalshaale, dee khilaafka imika Buhoodle ka taagan ayaa la soo afjari doona. That's it.
Liqaaye
Tolka maxaad maxad u cayneesa
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Taalo-Buur peace conference 27 december
Caynaba
Barre Abdulle markii iigu danbeysey Caaqil Ali Adan ayaa caaqil u ahaa! tolow weli ma noolyahay?
Do you know lot people mistakenly think that BARAAGIHII KALSHAALE has triggered the skirmish! I am strongly beleive just before the skirmish there was robbery murder over a Dhulbahante truck carrying livestock near Qoorlugud. The Solomadaw guy who was the allegedly murdered got away with that murder. That case has been ignored. Whatever methods have been chosen waadigii ogaa wixii dhibaato ka dhacday.
Sxb. lets support the concept of Justice in the rule of law, oo wixii wax dila la hor keeno maxkamad. Wadigii maqlay bishan wixii ka dhacay Yagoori. Nin baa dil loo haystay. Hirsi tooray halkuu murderkaa u deyn lahaa policeka ayuu intuu u tegey JAAMAc SIYAAD yidhi MAG qaata, because the killer was reer Raage. Hirsi supposed to enforce the Laws, instead he broke the law to help his fellow reer RAAGE. this has resulted revenge homocide, un inocent reer RAAGE truck driver has paid the price of HIRSI TOORAY rules of engagement.
Eysh ra'yak?
Le justicer
MJ
Barre Abdulle markii iigu danbeysey Caaqil Ali Adan ayaa caaqil u ahaa! tolow weli ma noolyahay?
Do you know lot people mistakenly think that BARAAGIHII KALSHAALE has triggered the skirmish! I am strongly beleive just before the skirmish there was robbery murder over a Dhulbahante truck carrying livestock near Qoorlugud. The Solomadaw guy who was the allegedly murdered got away with that murder. That case has been ignored. Whatever methods have been chosen waadigii ogaa wixii dhibaato ka dhacday.
Sxb. lets support the concept of Justice in the rule of law, oo wixii wax dila la hor keeno maxkamad. Wadigii maqlay bishan wixii ka dhacay Yagoori. Nin baa dil loo haystay. Hirsi tooray halkuu murderkaa u deyn lahaa policeka ayuu intuu u tegey JAAMAc SIYAAD yidhi MAG qaata, because the killer was reer Raage. Hirsi supposed to enforce the Laws, instead he broke the law to help his fellow reer RAAGE. this has resulted revenge homocide, un inocent reer RAAGE truck driver has paid the price of HIRSI TOORAY rules of engagement.
Eysh ra'yak?
Le justicer
MJ
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: Taalo-Buur peace conference 27 december
I've been told the the guy that was killed wasn't carrying life stock or any truck.. The guy killed the night before the skirmish in Kalshaale was a SSC soldier Rightwing.. They where a few trying to push ciidankii Solomadow away from baraagihii resulting in the death of the SSC guy. Dee rightwing stop reading allssc.comRightwing wrote:Caynaba
Barre Abdulle markii iigu danbeysey Caaqil Ali Adan ayaa caaqil u ahaa! tolow weli ma noolyahay?
Do you know lot people mistakenly think that BARAAGIHII KALSHAALE has triggered the skirmish! I am strongly beleive just before the skirmish there was robbery murder over a Dhulbahante truck carrying livestock near Qoorlugud. The Solomadaw guy who was the allegedly murdered got away with that murder. That case has been ignored. Whatever methods have been chosen waadigii ogaa wixii dhibaato ka dhacday.
Sxb. lets support the concept of Justice in the rule of law, oo wixii wax dila la hor keeno maxkamad. Wadigii maqlay bishan wixii ka dhacay Yagoori. Nin baa dil loo haystay. Hirsi tooray halkuu murderkaa u deyn lahaa policeka ayuu intuu u tegey JAAMAc SIYAAD yidhi MAG qaata, because the killer was reer Raage. Hirsi supposed to enforce the Laws, instead he broke the law to help his fellow reer RAAGE. this has resulted revenge homocide, un inocent reer RAAGE truck driver has paid the price of HIRSI TOORAY rules of engagement.
Eysh ra'yak?
Le justicer
MJ
Horta Somalidu should stop this revenge killing bullshit, you'll see tomorrow when a Reer Raage will take revenge and kill a Dhulbahante in and around Togdheer. I agree sxb, qof wax dila in la hor keeno maxkamad. Laakiin you have to realize this is AFRICA, when someone kills an innocent man he just travels to hawdka and stays there in his tuulo were nobody will find him. So you can ask your self is xukuumada capable of capturing those killers? I don't know.
Check your PM btw.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Taalo-Buur peace conference 27 december
Mala xirsi toorile wuxu is yidhi Reer raage Col afdhilo ba mar laga dilay yaan nin kalo reer raage ah la dilin 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 821 Views
-
Last post by Moderately2Wise
-
- 9 Replies
- 1127 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 6 Replies
- 1833 Views
-
Last post by Grant
-
- 7 Replies
- 1008 Views
-
Last post by Gabre
-
- 1 Replies
- 1707 Views
-
Last post by MarsinQorahay
-
- 14 Replies
- 1077 Views
-
Last post by Ashlee~
-
- 6 Replies
- 1041 Views
-
Last post by Django
-
- 1 Replies
- 579 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 7 Replies
- 726 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 15 Replies
- 1836 Views
-
Last post by sav12600