Shil Baabuur oo khasaare balaadhan geystay oo ka dhacay Hargeysa iyo magacyada dadkii ku dhintay
December 26th, 2011
Hargeysa (Somaliland.Org)- Alle ha u naxariistee Marxuum- Jaamac Muxumed Magan iyo Marxuum-Biixi Xasan Cali, ayaa maanta dhintay ka dib markii gaadhi nooca waaraadka loo yaqaanaa galay meherad laga cunteeyo oo ay ku sugnaayeen oo ku taalla isgoyska dugsiga Maxamuud Axmed Cali ee Magaalada Hargeysa .
Shilkan waxa kale oo ku dhaawacmay sideed qof oo kale oo magacyadoodu kala yihiin Cumar Cilmi Faarax oo 80 jir ah, Yuusuf Maxamed Daahir, Cabdilaahi Aadan Ismaaciil, Najax Cabdi Bashiir, Maxamuud Xuseen Xandulle, Xasan Yuusuf Yaasiin , Casayr Xareed, waxaan la helin qofka sideedaad.
Ma jirto war ka soo baxay ciidanka Nabadgelyada wadooyinka oo ay kaga hadlayaan shilkan iyo waxyaabihii sababay.
Dadka dhaawacmay ayaa lagu dawanayaa cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa. Shilalka gaadiidka ayaa sanadihii u dambeeyay ku soo badanayay gudaha magaalooyinka waaweyn ee Somaliland, waxana inta badan ciidanka Boolisku ku sababeeyaan shilalka laba qodob, kuwaasi oo kala ah waddo xumo iyo xirfad la’aanta waddeyaasha gaadiidka.
Inaalilahi wa inaalilahi rajicuun Sad accident In hargeysa
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Inaalilahi wa inaalilahi rajicuun Sad accident In hargey
Ilaahey ha u naxaristo inti dhimatay, inta dhawaac ahna ilaahey ha u gargaro...amiiiiin.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Inaalilahi wa inaalilahi rajicuun Sad accident In hargey
dhimashadu 4 ayay maraysaa dhaawacuna waa 12. ilaahayow inta dhimatay u naxariiso inta dhaawaca ahna u sahal.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Inaalilahi wa inaalilahi rajicuun Sad accident In hargey
Yeah amiin the Mayor needs to fix these roads inkastow qadarka allah qoranyahay
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Inaalilahi wa inaalilahi rajicuun Sad accident In hargey
Emperor wado xumadu shilkan sabab uma aha e inan yar oo aabihii gaadhiga kalasoo baxsaday oo gaadhiga si fiican u wadi aqoon ayaa huteel jiidhay.The_Emperior5 wrote:Yeah amiin the Mayor needs to fix these roads inkastow qadarka allah qoranyahay
http://oodweynenews.com/news/131325-har ... geysa.html
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 954 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 947 Views
-
Last post by Twist
-
- 55 Replies
- 629 Views
-
Last post by Meyle
-
- 9 Replies
- 1233 Views
-
Last post by Meyle
-
- 10 Replies
- 1163 Views
-
Last post by North brother
-
- 2 Replies
- 953 Views
-
Last post by mahoka
-
- 4 Replies
- 665 Views
-
Last post by COSTA
-
- 3 Replies
- 473 Views
-
Last post by Males_Zenawe
-
- 2 Replies
- 466 Views
-
Last post by MzunguMweusi