Garoowe,Dec,28 -Waxaa maanta ka furmay magaalada Garowe kulan ay kasoo qeyb galeen 4 degmo oo kamid ah degmooyinka fog fog ee Puntland oo kala ah Bandar Bayla, Jiriiban, Eyl iyo Baran, waxaana kulankaan looga tashanayaa baahinta xukunka si loo gaarsiiyo deegaanada fogfog.
Kulankaan ayaa waxa uu soo gunaanadayaa sahan safar ah oo ay ku tageen degmooyinkan 4-taa guddiga hogaaminta iyo Hay'ada PDRC kaas oo lagu baarayay dhibaatooyinka iyo qorshayaasha horumarineed ee xiligaan socda.
Wasiir kuxigeenka arimaha gudadaha iyo dawladdaha hoose ee Puntland Cabdi Yaasiin Xirsi ayaa waxa uu sheegay in loo baahan yahay in qorshahan lagu lafo guro si loo helo sharci dadka kala haga.
Wasiirka ayaa xusey in dadka la fahan siiyo muhiimada sharcigu leeyahay iyo sida uu uga weynyahay qabiilka,haduu ahaan lahaa sharciga islaamka iyo kan bulshaduba.
Shirkaan ayaa waxa uu soconayaa mudo laba cisho ah,waxaana lagu wadaa in la isku waydaarsado fikaradaha iyo qaabkii loo wajihi lahaa nidaamka xukun baahinta ee degmooyinka.
Bashiir Ahmed Abdi
Radio Daljir.
Kulan hadlayo baahinta maamulka furmay Jariiban,Eyl,Badhan
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 315 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 337 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 284 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 488 Views
-
Last post by InaKhalif
-
- 2 Replies
- 318 Views
-
Last post by Reer Burao
-
- 2 Replies
- 445 Views
-
Last post by Wareer
-
- 0 Replies
- 323 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 1145 Views
-
Last post by Tanker
-
- 1 Replies
- 9822 Views
-
Last post by Halmog
-
- 10 Replies
- 1213 Views
-
Last post by quark