Page 1 of 1

IGAD secretary general arrives in Somaliland

Posted: Sat Dec 31, 2011 11:20 am
by The_Emperior5
Xogahaya Guud ee IGAD oo Maanta Booqasho ku Yimi Somaliland


Xogahaya Guud ee IGAD oo Maanta Booqasho ku Yimi Somaliland

Hargeysa/ToggaHerer 31 Dec 2011

Xoghayaha Guud ee Urur Goboladeeka IGAD Md Maxbuub Macalin ayaa maanta Socdaal Shaqo ku Yimi Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.

Md Maxbuub ayaa Maanta ka soo dagay Madaarka Caasimada ee Hargeysa International Airport waxaana uu la socday Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland iyo Wasiirka Madaxtooyada oo uu ka soo raacay Nairobi inkasta oo sheegay in ay ku kulmeen Madaarka Nairobi.

Maxbuub ayaa sheegay in ay tahay Markii Sadexaad ee u yimaado Somaliland Waxaanu intaa raaciyay in Ninman Saraakiil ah oo Ka tirsan Igad ay ka soo horeeyeen Joogaana Hargeysa Waxaanu sheegay in uu socdo sidii Somaliland wax loola qaban Lahaa.

Halkan Ka dhagayso Hadalkii uu Saxaafada Siiyey Maxbuub Macalin Xogahaya Guud ee IGAD ….

Re: IGAD secretary general arrives in Somaliland

Posted: Sun Jan 01, 2012 3:28 pm
by The_Emperior5
[youtube]nmJCoxCVgIE#![/youtube]

Re: IGAD secretary general arrives in Somaliland

Posted: Sun Jan 01, 2012 8:31 pm
by Coeus
"Please capture more ONLF for us pleeeeeeesseee"

Re: IGAD secretary general arrives in Somaliland

Posted: Sun Jan 01, 2012 8:43 pm
by Goljano Lion
Coeus wrote:"Please capture more ONLF for us pleeeeeeesseee"
:lol: no matter how POLITELY you try to be nice, you r still powerless and there is nothing you could do to Somaliland
You get the picture :lol: am trying to be polite too :lol: