Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Post by The_Emperior5 »

Khilaafka UDUB Oo dhaliyay garabo iska soo horjeeda iyo Gobolaysi ka dilaacay xisbiga dhexdiisa
December 31st, 2011

a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2011 ... ”>Hargeysa (Somaliland.Org)-Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB ayaa qarka u saaran inuu burburo ka hor inta aan la gaadhin doorashada Goleyaasha deegaanka ee lagu wado inay dalka ka qabsoonto horaanta sanadka 2012-ka, waxaana xisbigaasi u kala qeybsamay garabo iska soo horjeeda oo ku hirdamaya murashaxnimadda Madaxweynaha UDUB.

Xumadda loolanka murashaxnimadda xisbiga UDUB ayaa gaadhay heerkii u sareeyay, ka dib markii sida la sheegayGuddoomiye ku xigeenka UDUB ahna Ku simaha Guddoomiyaha Axmed Yuusuf Yaasiin uu la saftay dhaqdhaqaaqyo xoog leh oo murashaxa xisbigaasi loogu olalaynayo inuu noqdo Jamaal Cali Xuseen oo ah aqoon yahan qurbo joog ah oo ay isku gobol ka soo jeedaan. Waxaanay arrintaasi u cuntami wayday Cali Maxamed Waran-cadde oo ah murashaxa ugu tunka weyn ee la tartamaya murashaxa dibada looga yeedhay,
Sida ay tibaaxayaan ilo xog ogaal ah oo ay heshay shabakada Somaliland.Org, xubno badan oo ka mid ah Gudida fulinta ee xisbiga UDUB oo ka soo horjeeda murashaxnimada Jamaal Cali Xuseen ayaa nidar ku maray inay fashilin doonaan wax ay ugu yeedheen qorshe macaash doon ah oo qabiilaysan oo ay ku eedeeyeen Ku simaha Guddoomiyaha xisbigaasi Md. Axmed Yuusuf Yaasiin.

Xubnahani waxay ku dureen Jamaal Cali Xuseen inaanu hore uga mid ahayn xubnaha xisbiga isla markaana doorashadiisu ay burbur u horseedi doonto xisbul xaakimkii hore oo sanad iyo badhkii la soo dhaafayba la suursanaa guul darradii doorashadii madaxtooyadda. Waxay xubnahani doodooda ku sababeeyeen in aanu murashax Jamaal buuxinin shuruudihii xeerka xisbigaasi jideeyay oo ah inuu murashaxu uu labadii sanadood ee ugu dambeeyay uu kaalin ku lahaa olaleyaashii iyo dhaqdhaqaaqyadii xisbiga.
<

Ilahaasi waxay intaasi ku dareen in Jamaal Cali Xuseen si rasmi ah u shubay lacago kala duwan oo curaadh lagu tilmaamay oo ku dhacday account uu baanka dhexe ku leeyahay ku simaha Guddoomiyaha UDUB, waxaana lacagtaasi lagu qadaray 280 kun oo Dollar oo uu maamulkeeda uu gacanta ku hayn doono ku simaha gudoomiyuhu.
Waxa warku intaasi ku daray in Cali Maxamed Waran cadde uu sheegay inuu haysto lacagtaasi hase yeeshee uu diidan yahay qaabka loo maamulayo isticamaalka lacagtaasi. Waxa xisbiga UDUB ka socda olaleyaal xoog leh oo dhinac waliba xubnaha xisbiga ee gobolada dhacsiinayo inay taabacaan fikirkiisa.

Waxa la sheegay in khilaafkan ay soo dhex galeen Salaadiin is xil qaamay oo la sheegay inay doonayaan inay ka dhex odayeeyaan hirdanka garabadda xisbiga UDUB, kuwaasi oo galabta bilaabay kulamo gooni gooni ah oo ay la yeelanayaan Garabka Axmed Yuusuf Yaasiin iyo Garabka kale oo uu Hoggaaminayo Cali Maxamed Waran-cadde, hase yeeshee lama oga wixii ka soo baxay kulamadaasi.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Post by The_Emperior5 »

Word on the street is saying Mr Ali waran cade is being favored when it comes to golaha dhexe eeh udub, Axmed Yusuf Yasin supports Jamaal ali hussein former president rayaale is neutral and is being quiet. But golaha dhexe eeh udub the central committee of udub favors ali waran cade they said jamaal has no experience when it comes to Somaliland politics. Jamaal is now bribing udub leaders since they are bankrupt he spending more than a quarter Million bribing all of them :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Post by The_Emperior5 »

Jamal Ali Hussein Emerges Winner Of UDUB Party’s 2015 Presidential Candidacy

Hargeysa, Somaliland, December 31, 2011 (SL Times) – Jamal Ali Hussein, A Harvard educated banker, has emerged as the winner of UDUB party’s 2015 presidential candidacy.
His closest front runners for the candidacy were former Aviation minister Ali Waran-Adde and ex-foreign minister, Abdillahi Mohamed Dualle.
On December 13, 2011, the opposition UDUB party had announced that members who wanted to run as president had to pay $10,000 each for registration and $280,000 as a deposit which could be refunded only for the contenders who were eliminated for failing to meet a set of party criteria governing the selection process.
Both Waran-Ade and Dualle lost the nomination as they were unable to raise the necessary deposit before the deadline which expired on December 27, 2011.

Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Post by Somalistan »

This is absurd. Obviously warancade or others couldn't come up with that kinda money if their lives depended on it. I think it is unfair and unethical to decide candidates based on depth of their pockets. Jamal ali hussein whom I respect and inspire by his story is hard to compete against him in that aspect. He got 3mill as bonus recently on top of his of salary. Just can't compete with him there. These sort of things should be decided on merits.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Post by The_Emperior5 »

Somalistan wrote:This is absurd. Obviously warancade or others couldn't come up with that kinda money if their lives depended on it. I think it is unfair and unethical to decide candidates based on depth of their pockets. Jamal ali hussein whom I respect and inspire by his story is hard to compete against him in that aspect. He got 3mill as bonus recently on top of his of salary. Just can't compete with him there. These sort of things should be decided on merits.
Somalistan you are right but udub is kind of bankrupt the need the money wax fahan :lol: 2015 is also a bit to early for Jamaal he should run in 2020 or something let Axmed xassan cigaal run in 2015 i prefer him over ina warancade but he seems he let warancade run for udub. Meeshuba hada way walantahay malayiin xisbi ba so baxay its not even certain that udub will pass golaha deegaanka :lol:
Last edited by The_Emperior5 on Sat Dec 31, 2011 10:51 pm, edited 2 times in total.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Post by Goljano Lion »

Somalistan wrote:This is absurd. Obviously warancade or others couldn't come up with that kinda money if their lives depended on it. I think it is unfair and unethical to decide candidates based on depth of their pockets. Jamal ali hussein whom I respect and inspire by his story is hard to compete against him in that aspect. He got 3mill as bonus recently on top of his of salary. Just can't compete with him there. These sort of things should be decided on merits.
:lol: :lol: Siyaasiintii H-Yoonistii ma busaraad xun baa ku dhacday
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Post by Somalistan »

Emperior, in that case jamal should have gone solo. He invested so much cash in udub party that might not make it through doorashada degaanka, becuase this party lost esteem and ppl's confidence in the past

Gl lion,

.Waar h/yonis beele meeshii nin yar oo jeebada ubuxan ayaa xisbigiiba iibsaday sidii stocks oo kale kadiba laba wareegay asaga dhan. Money can only go so far in SL. Eventually it will be numbers game and HY will win.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Post by LiQaaye_TDH »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: Wallahi Habar Awal Ma Daahiran.... They Gave the Boot to the Habar Yoonis :lol: :lol: :lol: :lol:

Waran Cadde was thinking this is his Party to this Ciise Muse boy came out from No Where :lol: :lol: :lol: :lol: HY will never Understand Politics ayaad Is Odhanaysa, War This Is Ciise Muse Party, they will never Hand it out to anyone else... Make your own one man... You guys Have Gaboose and Cirro Koodhweyne :lol: :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Post by kaliil »

UDUB way u dhamaatay oo doorashada deegaanka kasoo bixi maayaan.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Post by LiQaaye_TDH »

Kaliil whats so speciall about Waran Cadde Horta? HY are all Favoring Waran cadde... You Guys have DR Gaboose Man his the Best choice in my opinion, Koodhweyne Cirro is just funny Guy.... Salaantiisa Yar ee Funniga ah ayaan ka hela...
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Post by Madelina »

Politicaly speaking it's good for reerka HY that Warancade doesn't take over UDUB because hada atleast they will be united in Wadani and Umad :up: and it's bad for UDUB because they've lost a larg block of their voters :down:

My two cents :roll:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Post by abdikarim86 »

Madelina wrote:Politicaly speaking it's good for reerka HY that Warancade doesn't take over UDUB because hada atleast they will be united in Wadani and Umad :up: and it's bad for UDUB because they've lost a larg block of their voters :down:

My two cents :roll:
We all knew UDUB was finished ....It just became official today :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Post by kaliil »

Liqaaye HY badankoodu wadani ayay hadda taageeraan. ururo badan oo cusub ayay rag reerka ahi furteen laakiin wadani iyo ummad ayaa taageerada beesha ku tartamaya waxa kalena way iska dhici. idinku waad nabaysaane maxaa dhacay?Rays mooyaane ururo kale maydin furan. Maalin dhowayd waxaan netka ku arkayay Rays iyo Wadajir oo midoobay? Markan HJ ma Rays bay taageeri mise Kulmiye?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Showdown udub leadership Jamaal versus warancade

Post by LiQaaye_TDH »

kaliil wrote:Liqaaye HY badankoodu wadani ayay hadda taageeraan. ururo badan oo cusub ayay rag reerka ahi furteen laakiin wadani iyo ummad ayaa taageerada beesha ku tartamaya waxa kalena way iska dhici. idinku waad nabaysaane maxaa dhacay?Rays mooyaane ururo kale maydin furan. Maalin dhowayd waxaan netka ku arkayay Rays iyo Wadajir oo midoobay? Markan HJ ma Rays bay taageeri mise Kulmiye?
Inader Beesho Majority waa KULMIYE, Laakin RAYS is also Getting Lots of Support from Reerka, waxa Kaaga Daran Hoosta waxa Naga soo Galay Urur La Yidhaaho NASIYE oo Ka Garanayn Cid Wadata iyo Meel uu ka socdo, Burco Xoog Uga Ololeynaysa....

Kaliil My Cousin Golaha Degaanka waxu Iska soo Sharaxaya URURKA_UMMAD ee BURCO 8-)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”