Page 1 of 1

horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 2:34 am
by Hargaysa1982

Re: horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 2:35 am
by Twist
Didn't hear that. Xaggeed ka maqashay?

Re: horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 2:37 am
by Hargaysa1982
Twist wrote:Didn't hear that. Xaggeed ka maqashay?
my sis keeps sayin that wuxu dhintay in 2004?

Re: horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 2:40 am
by Hargaysa1982
another q heestan ay tan yar ee subaga ahi ku luqaynayso yaa garanaya meel laga heli karo..ka soo galiyey wuu ku ciyaaray clipka isagii baa ka dhex cuucle uff

Re: horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 2:42 am
by Twist
No! I think she's mistaking him for Axmed Shariif Killer.

Re: horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 2:46 am
by Twist
LOL @ isagii baa ka dhex cuucle! :lol: :lol:

Ayadoo ay inan qaadeyso ma maqal weli balse waa tan ayadoo uu ku luuqaynayo, Alla ha u naxariistee, Abees (Abeeso?), fanaankii reer Djibouti. :up:


Re: horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 2:50 am
by Hargaysa1982
Twist wrote:LOL @ isagii baa ka dhex cuucle! :lol: :lol:

Ayadoo ay inan qaadeyso ma maqal weli balse waa tan ayadoo uu ku luuqaynayo, Alla ha u naxariistee, Abees (Abeeso?), fanaankii reer Djibouti. :up:


Bisinka is that the same song???? alla dheeridaayeey Jabuuti maad ku noshay<love his accent when he says that
its not the same song dee???

Re: horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 2:51 am
by Lamagoodle
My sources tell me that Shimaali is alive and kicking in Saudi Arabia.

Axmed sharif killer ma dhintay? what about his brother, Baastow; eedaan la yaabe arxeenka u daranaa...

I was in London last week and Greenday told me that Durdur were performing in London; what is Durdur without Dawo, Killer, Baastow and the Italian guy?

Re: horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 2:53 am
by Hargaysa1982
Lamgoodle wrote:My sources tell me that Shimaali is alive and kicking in Saudi Arabia.

Axmed sharif killer ma dhintay? what about his brother, Baastow; eedaan la yaabe arxeenka u daranaa...

I was in London last week and Greenday told me that Durdur were performing in London; what is Durdur without Dawo, Killer, Baastow and the Italian guy?

ishay kugu gubtaayo afkay kaala dirirtaa....

dee why don't they do a re-union..dawo way nooshahaye doesn't she live in Ohio?
glad to hear he is alive...balayadan makes me feel bad everytime am listening to him.....sayin dambi baan u kordhinaya

Re: horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 2:57 am
by Lamagoodle
Yapp, great dark song; wiil hadduu afar jiro hooyadiisu waaye


Re: horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 2:59 am
by Twist
Hargaysa, what do you mean it's not the same song, sis? Waadba ma maqashaa inay tahay "Alla dheeridaayee, dhulka maad ku noooleyd (he just changed it to Jibuuti maad ku nooleyd")

I think sababta aad ugu mooday in ay kala duwan yihiin waxa weeyan, midda ay gabadhu qaadayso waa yara slow, way dagan tahay halka tan uu Abeeso qaadayana la yara boobsiiyay. :idea:



Lam, Killer Ilaah ha u naxariisto. Yaman uu ku dhintay.

Re: horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 3:07 am
by Hargaysa1982
Twist wrote:Hargaysa, what do you mean it's not the same song, sis? Waadba ma maqashaa inay tahay "Alla dheeridaayee, dhulka maad ku noooleyd (he just changed it to Jibuuti maad ku nooleyd")

I think sababta aad ugu mooday in ay kala duwan yihiin waxa weeyan, midda ay gabadhu qaadayso waa yara slow, way dagan tahay halka tan uu Abeeso qaadayana la yara boobsiiyay. :idea:



Lam, Killer Ilaah ha u naxariisto. Yaman uu ku dhintay.
warbal u kaadi shaqaan jooga kor uma qaadi karo lakiin..the beat is diff but also the lyrics i think??..plus inantu waxay qaadayso yaaba maqlayaa i cant get past kan is cajibiyey

Re: horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 3:12 am
by Twist
It's the same song, walaalo. Dabcan lyrics are different oo isagu wuxuu u qaadayaa for a girl and her vice versa. :up:

Markaad shaqada ka soo baxdo oo aad taa dhegeysato tanna dhegeyso. It's the same guy & it's a very good song (well, for my taste).

Markii ugu horaysay waxaan ku maqlay isagoo qaadaya Cabdi Fanax back in 2003 but as it seems isaga iyo inankanba malaha ee heesta original-keeda waxaa lahaa Aadan Farah, the famous Djibouti singer.


Re: horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 3:34 am
by Hargaysa1982
nevermnd it is the same song.........am such a slow poke alla dheeridayeey is on my playlist all the while i ws lookin 4 the song the gal is singing...


dawo iyo durdur
hadaad mooday inanyahow afar qadistaaydani in aytahay isyeel yeel inaytahay isyeel yeel


Re: horta Shimali A Shimali wuu dhintay ma runbaa?

Posted: Sun Jan 01, 2012 4:15 am
by Xamud.
Your sister needs to stop lying. Maxay u dileysa ninka nool