Page 1 of 3

Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 6:37 am
by Khalid Ali
Guddidii Madaxweyne Siilaanyo u saaray Siyaasadda Miisaaniyadda 2012-ka oo u gudbiyay Miisaaniyad dhan Sagaashan Milyan oo Doolar

Waxay guddidu soo saartay in Miisaaniyadda Sanadkan ay noqoto mid Qaran oo ay ku jiraan dhamaan Dakhliyadda Hay’adaha Qaranku

Hargeysa(Waaheen) Gudidii Lixda Wasiir ahaa ee uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay  Siyaasadda Miisaaniyadda Qaranka iyo Dakhli kordhinta ee sanadkan 2012-ka ayaa Madaxweyne Siilaanyo u gudbiyay warbixin dhamaystiran oo ay u arkaan inay tahay siyaasadda kaliya ee lagu hagi karo Dakhliga iyo Kharashka Odoroska Miisaaniyadda oo dhan sagaashan Milyan oo Doolar.

Guddidu waxa ay sheegtay Miisaaniyadda Sanadkani inay tahay mid Qaran oo ay ku jiraan dhamaan Dakhliyadda Hay’addaha Qaranka Sida, Baanka, Hay’adda Wadooyinka, (SRA), Wershadaha Laydhka, Madbacada Qaranka, Wakaaladaha Biyaha, Haamaha Kaydka Shiidaalka Berbera, Dekedda Berbera, Wasaaradda Duulista iyo hawada($3) iyo Deeqaha Hay’addaha Caalamiga ah iyo Dawladdaha Hoose oo miisaaniyadooda ansixinteeda ay leeyihiin Golayaasha Deegaanku.

Guddida Wasiiradda ahi waxa ay qoraalkooda ku sheegeen in Odoroska Dakhliga Miisaaniyada sanadkan 2012-ka ee Dawladda Dhexe uu noqdo (540,000,000,000) oo u dhiganta $90,000,000(Sagaashan Milyan oo Dollar) sidoo kale dakhliga hay’adaha madaxa banaan uu noqdo 133,593,959,062($22,265,9.85), dawladaha hoosena 67,786,503,889($11,297,751), gobolada barrina 22,574,633,428($3,762,439).

Waxa ay Wasiiraddu sheegeen inay isla qaateen:-

1.      in korodhsiimada Kastamadu sanadkan 2012 ka ka hooseyso 10% dakhligii dhabta ahaa ee 2011 ka soo baxay

2.      in xooga la saaro dakhliga ka soo xerooda Cashuuraha berriga, gaar ahaan cashuurta Iibka iyo Cashuuraha macaashal macaashka.

3.      In cashuurta macaashal macaashka ee soo dejiyayaasha 0.5% ku dhacaya qiimaha badeecadaha soo dega horumarin ahaan laga qadimo kastamada 1 january, 2012.

4.      In la laalo cashuuraha caqabadaha ku noqonaya maalgashiga

5.      In Cashuuraha Qaadka iyo Sigaarka lagu kordhiyo 5%

6.      In cashuurta cusboonaysiinta liisanka xawaaladaha laga dhigo ugu yaraan $2000 ugu badnaana $10,000 inta u dhaxaysana loo xisaabiyo wakiilkiiba ama xafiiskiiba $100

7.      In shirkadaha Maalgashiga ee Macdanta iyo Batroolka lacagaha ay bixiyaan noockasta oo ay yihiin lagu shubo Khasnada Dawladda

8.      In tacriifada shirkadaha Isgaadhsiintu ay noqoto tii guddidii wasiiradda ahaa iyo shirkadaha Isgaadhsiintu ay isla saxeexeen

9.      In wixii hay’adaha caalamiga ahi ku caawiyaan hay’adaha dawlada heshiisyadooda loo soo gudbiyo wasaarada Maaliyada iyo wasaaradda qorsheynta, sidoo kalana xisaab celintooda bil kasta loo soo gudbiyo wasaaradda Maaliyadda

10. In Iskuuladda gaarka loo leeyahay ay bixiyaan cashuurta macaash macaashka mushaharka macalimiinta iyo hawl wadeenadda kale ee iskuuladda ka hawlgala, sidoo kalana guryaha kirada ah ee ay ku jiraan ay ka qaadaan mulkiilaha guriga cashuurta macaashal macaashka kirada guryaha.

Re: Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 6:40 am
by Coeus
Minus
EU Aid
UN Aid

= Berbera port taxation income is the budget.

Re: Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 7:25 am
by abdikarim86
The EU and UN do not give aid to the government. :idea:

Re: Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 7:34 am
by Coeus
abdikarim86 wrote:The EU and UN do not give aid to the government. :idea:
They do.

Re: Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 7:41 am
by abdikarim86
Coeus wrote:
abdikarim86 wrote:The EU and UN do not give aid to the government. :idea:
They do.
:lol: :lol:

Benaale xun baad tahay ....EU aid is always spent on on salaries, offices and a couple of schools
every few years, wax ay qabtaan way iska yartahay. Did you think they'd aid the government budget of
an unrecognised country?

Mida kale it is common knowledge that the government budget does not include aid.
What a little cuqdad ridden faqash kid thinks is irrelevant :arrow:

Re: Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 7:49 am
by Coeus
abdikarim86 wrote:
Coeus wrote:
abdikarim86 wrote:The EU and UN do not give aid to the government. :idea:
They do.
:lol: :lol:

Benaale xun baad tahay ....EU aid is always spent on on salaries, offices and a couple of schools
every few years, wax ay qabtaan way iska yartahay. Did you think they'd aid the government budget of
an unrecognised country?

Mida kale it is common knowledge that the government budget does not include aid.
What a little cuqdad ridden faqash kid thinks is irrelevant :arrow:
Somaliland will receive “40 percent of UK’s aid to Somalia”
http://wardheernews.com/Articles_11/Mar ... iland.html

PS. I Hail from the triangle myself.

Idiot.

Re: Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 7:58 am
by abdikarim86
I say this again Faqash Bastard ....Aid does NOT include aiding the Goverment budget.
I did not deny the existance of aid ....which is spent on jack shit anyway.
I am from the triangle
:lol:

No self respecting Isaaq refers to himself
as being from the triangle. Try a little harder.

What kind of cuqdad must you have inside of you
to pretend to be from another clan and at the same
time defame it.

Take your southern bullshit somewhere else :arrow:

Re: Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 8:01 am
by The_Emperior5
Why is this Koonfurian scumbag in this topic adeer orodo naasaha bahuuku ka soo dhooq nacdalyahay xaraanta lugu dhalay

Re: Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 9:43 am
by Mr_Alfaas
sanadki hore 85 million ayu aha somaha

Re: Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 9:47 am
by greenday
The_Emperior5 wrote:Why is this Koonfurian scumbag in this topic adeer orodo naasaha bahuuku ka soo dhooq nacdalyahay xaraanta lugu dhalay
You're one to talk! you are all over Koonfurian politics :-@

Re: Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 9:49 am
by The_Emperior5
he is different he claims to be one us he is different than all the other koonfurians :lol:

Re: Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 7:50 pm
by union
So less than what Justin Bieber makes? :lol: :lol:

Re: Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 8:24 pm
by anonymousfaarax
union wrote:So less than what Justin Bieber makes? :lol: :lol:
You use justin bieber gayboy as a point of reference :lol: But Manshallah the capital city of Ghetto region :up:

Image

Re: Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 8:31 pm
by fighter
:lol: :lol:

Its a village, why do they talk so big when their biggest "city" is a tuulo

Re: Somaliland budget 2012 will be 95 million dollars

Posted: Mon Jan 02, 2012 8:33 pm
by Based
anonymousfaarax wrote:
union wrote:So less than what Justin Bieber makes? :lol: :lol:
You use justin bieber gayboy as a point of reference :lol: But Manshallah the capital city of Ghetto region :up:
anon getting his qabyaalad on :lol:

@fighter, weren't you getting karbashed by some Isaaqs a few weeks back. smh @ the desperate brown-nosing :lol: