Puntland welcomes Ethiopian troops into Somalia

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Puntland welcomes Ethiopian troops into Somalia

Post by The_Emperior5 »

Puntland: ” Faragelinta Mileteri ee Itoobiya Wax U Dhimi Mayso Madax-banaanida Soomaaliya”

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo nuqul kamid ahi uu soo gaarey warbaahinta Horseed Media ayaa lagu sheegay in dowlada Puntland ay soo dhoweyneyso faragelinta Mileteri ee ay ciidamada Itoobiya ka wadaan qaybo kamid ah gobolada dhexe ee Soomaaliya.

War-xafaadeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in ujeedada Puntland ay howlgalka ciidamada Itoobiya u taageereysaayi ay tahay maadaama howlgalkaasi uu yahay mid la doonayo in lagu wiiqo awooda Al-shabaab iyo dagaalyahanada ajaanibta ah ee ka garab dagaalma si looga fogeeyo deegeenada ay gobolada dhexe kaga sugan yihiin ee xuduudka la leh Puntland iyo dalka Itoobiya.

Puntland ayaa sheegtay in howgalkani uu qayb ka yahay dadaal ay dhinacyada siyaasada Soomaaliya ku lugta leh ee kala ah DKG, Puntland, Ahlu-sunna, iyo bulshada gobolada dhexe oo kaashanaya ururka midowga Africa, iyo Kenya ay si wada jir ah u wadaan, qorshahaas oo ah mid ku aadan sidii loo cirib tiri lahaa dalkana looga xore
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland welcomes Ethiopian troops into Somalia

Post by The_Emperior5 »

Puntland Government Welcomes Ethiopia Intervention in South-Central Somalia
Posted by Pi on January 2nd, 2012



Puntland State of SomaliaGarowe


PRESS RELEASE

01 January 2012

Puntland Government Welcomes Ethiopia Intervention in South-Central Somalia

The Government of Puntland State of Somalia welcomes the Ethiopian military

intervention in parts of south-central Somalia to bolster the ongoing Somali-led military

campaign to remove Al Shabaab terrorists from all regions of Somalia.

Ethiopia’s intervention is in line with the request of the regional bloc, the Intergovernmental

Authority on Development (IGAD), noted in a November 2011

Communiqué calling upon Ethiopia “to support the Kenyan-TFG and AMISOM

operation” to help stabilize Somalia. Puntland Government welcomes the Ethiopian

intervention in support of Somali forces engaged in liberating the central regions

bordering Ethiopia and Puntland State from Al Shabaab terrorist group and their foreign

fighter allies.

Furthermore, the Ethiopian intervention is part of a wider campaign led by Somali

stakeholders – TFG, Puntland State, Ahlu Sunna group, and local communities in southcentral

regions – and backed by the African Union and Kenya.

Puntland Government does not see the Ethiopian military intervention as a violation of

Somali sovereignty, as the security interest of the whole IGAD region is inter-connected.

As terrorist groups pose a great threat to the peace, security and stability of Somalia and

the wider region, it remains vitally important to implement a comprehensive and

coordinated strategy to eliminate the terrorist threat in the whole region.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Puntland welcomes Ethiopian troops into Somalia

Post by FBISOMALIA »

isnt your government rayale wlc ethopian troop enter south somalia in 2006 , dont play innocent those tricks will play on us
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland welcomes Ethiopian troops into Somalia

Post by The_Emperior5 »

Who is talking about rayaale read the topic :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Puntland welcomes Ethiopian troops into Somalia

Post by Coeus »

Welcome the amazing Garowe principles. :)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”