Page 1 of 1

Mr Cali waran cade says rayaale is on my side

Posted: Mon Jan 02, 2012 10:28 am
by The_Emperior5
War degdeg : Khilaafkii Ugu Waynaa Abid Oo Ka dhex Dilaacay Xisbiga UDUB+ Cali Warancade Oo Kalsoonidii Kala Noqday Axmed Yusuf Yaasiin Sheegayna in uu Riyaale Sugaayo

Hargeysa/ToggaHerer 02 Jan 2012

“Waxaan Aad uga Xumahay Hadal uu geliyey Gudoomiye ku xigeenkayga Xisbiga Warbaahinta Axmed Yusuf Yaasiin oo si aan haboonayn u geliyey Bulshadda Hadalo aan ku Haboonayn Xisbi Qaali ah oo aad u sal Balaadhan Kalmada Rakhiis ah oo dalka Iyo dadka ba lagala Xishoon karo Waxan Leeyahay Odaygu waxa uu ka gaabiyey Masuuliyadii ahayd Maadama oo uu wakiil ka ahaa Gudoomiyaha Xisbiga Madaxweynihii Hore ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin.“Md Cali Waranacade

“Waxay ahayd in uu muujiyo Sinaan Cadaalad iyo Hogaamin Fiican oo dhex ah se Odaygu (Axmed Yusuf Yaasiin) waa uu ka gaabsaday taa Ka dib markii uu warbaahinta Geliyey in uu markii Hore na aniga iyo watay Imikana uu helay cid iga lacag badan Sida uu Hadalka u dhigay se aan anigu u qaatay Marka uu leeyahay ka talaabo dheer “.

“In Xisbigi Lacag yahay oo Lacag Fara Badan oo meesha aan qaban oo 3 Boqol oo Kun ah uu ku xidhay Ninka Murashax noqonayaa waa in uu Bixiyaa oo sidii ay horeba ay warbaahinta Ugu soo baxday in la iibinayo oo xaraash uu yahay xisbigii UDUB Taas dadka xaal banu ka siinay“


“Mar Haduu ka baxay Dhexnimadii Aniguna Galabta waxaan kala Noqday Kalsoonidii uu Garsoor iigu Noqon Lahaa Shir uu ii Qaban Karaana Ma jiro Xisbigiina Waxa uu u qaybiyey Kooxo Laba Qaybood Waxaanu la xidhiidhnay Gudoomiyaha Xisbiga UDUB Md Daahir“

Re: Mr Cali waran cade says rayaale is on my side

Posted: Mon Jan 02, 2012 10:30 am
by The_Emperior5
So new khilaaf between the udub crew cali warancade and Sultan farax caynaashe versus Axmed yusuf yasin and Jamaal Ali hussein and warancade says that rayaale should decide who is going to be the chairmanship of udub next 5 years why do i have the feeling udub is finished that is heading the same place as ucid a new party will be formed.

Re: Mr Cali waran cade says rayaale is on my side

Posted: Mon Jan 02, 2012 11:38 am
by LiQaaye_TDH
Silaanyo the only Democratic man, that will stay by his word.... he said he will give Kulmiye to the Next generation as soon as i get to my position, he did that after 1 month of winning the Presidency--Nin Adan Madoobe dhe 8-) 8-)

UCID, Faysal is dumb fool, who messed up the whole of Ucid Party and now declared few weeks ago, that he wasnt gonna run for presidency :lol: too late everyone is with WADANI Now Except Your Family :lol:

and Now UDUB Ciise Muse Property :down:

Re: Mr Cali waran cade says rayaale is on my side

Posted: Mon Jan 02, 2012 11:45 am
by Khalid Ali
Jamaaal bribed all golaha dhexe udub from the muse abokor nuux ismacil cIise muse and gadabuursi. Axmed yusuf yaasin says jamaal should be given a chance as he is only 39 years old
:lol: :lol:

Re: Mr Cali waran cade says rayaale is on my side

Posted: Mon Jan 02, 2012 11:50 am
by LiQaaye_TDH
khalid ali wrote:Jamaaal bribed all golaha dhexe udub from the muse abokor nuux ismacil cIise muse and gadabuursi. Axmed yusuf yaasin says jamaal should be given a chance as he is only 39 years old
:lol: :lol:
I really supprt Jamaal he Can really make a POsitive change, but he should have started his own Party not join this Failure Xisbi..

Re: Mr Cali waran cade says rayaale is on my side

Posted: Mon Jan 02, 2012 11:57 am
by Madelina
Gola dhexe Udub wa smart they know very well chances of UDUB returning inay tahay very slim, so they might as well milk it for what it's worth...., anba I would have taken the money from Jamal Hussein if i was in their position :mrgreen:

Re: Mr Cali waran cade says rayaale is on my side

Posted: Mon Jan 02, 2012 12:05 pm
by kaliil
LiQaaye_TDH wrote:Silaanyo the only Democratic man, that will stay by his word.... he said he will give Kulmiye to the Next generation as soon as i get to my position, he did that after 1 month of winning the Presidency--Nin Adan Madoobe dhe 8-) 8-)

UCID, Faysal is dumb fool, who messed up the whole of Ucid Party and now declared few weeks ago, that he wasnt gonna run for presidency :lol: too late everyone is with WADANI Now Except Your Family :lol:

and Now UDUB Ciise Muse Property :down:

Liqaaye Jamaal Cali Xuseen ma Ciise Muuse baa? waxan moodayay inuu Sacad Muuse yahay. Ciise Muuse urur kale oo Iftiin la yidhaahdo ayay furteen, Badhna Udhis ayay taageeraan markaa ilama aha inay Ciise Muuse badani Udub ku hadheen.
Ninka raga ahi waa inuu ballanta oofiyo markaa Siilaanyo sharaf ayay u tahay inuu ballantii oofiyay oo xisbiga ku wareejiyay ku xigeenkiisa. Ninka intuu dadka wax u balanqaado haddana balantiisa oofinwaayaa waa beenaale.

Re: Mr Cali waran cade says rayaale is on my side

Posted: Tue Jan 03, 2012 12:54 pm
by BankiiTuuyo
why is riyaale still an issue mutherfuckers? cajib

Re: Mr Cali waran cade says rayaale is on my side

Posted: Wed Jan 04, 2012 4:28 am
by LiQaaye_TDH
Kaliil haa inder Jamaal Cali xuseen waa nin Ciise Muse ah weliba reer Burco ah, laakin hadda wuu iska Burburay Xisbigi dhamaa, meeshi qabyaalad cad ayay noqotay, Ciise muse iyo HY aya loo kala baxay..... waxa weeye in la iskaga biiro Ururada kale..

Re: Mr Cali waran cade says rayaale is on my side

Posted: Wed Jan 04, 2012 4:56 am
by BankiiTuuyo
:up: Burco habar yoonis city :up: :D

Re: Mr Cali waran cade says rayaale is on my side

Posted: Wed Jan 04, 2012 5:29 am
by BankiiTuuyo
Whose jamac cali hussen a monkey coofle