Page 1 of 1

Hiil Qaran maxuu yahay ?

Posted: Wed Jan 04, 2012 9:53 am
by gobdoon
Xisbi cusub Somali oo wadani ah miya.

Re: Hiil Qaran maxuu yahay ?

Posted: Wed Jan 04, 2012 10:35 am
by greenday
I heard it on the BBC Somali's education program and it said waa xisbi :up:

Re: Hiil Qaran maxuu yahay ?

Posted: Wed Jan 04, 2012 11:31 am
by Lamagoodle
Hiil qaran wuxuu u hiilanayaa qaranka dumay oo qarmuunka qabiilku kala qeybshey.

:up: :up: :up: :up:

Qarankaaga u hiili