Bosaso(Pi) Dooni u rarnayd ganacsato reer Puntland ah oo burcad badeedku afduubeen ayaan ilaa hada la hayn meesha ay la tageen iyadoo Agaasimaha Guud ee ladagaalanka Burcadbeed ka Dowlada Puntland cabdirisaaq Maxamed Dirir uu sheegey inay Puntland xoog kusoo furanayso doonidaan meel kastoo lageeyo.
Warar aan hada helnay ayaa noo sheegaya in Ciidamada bada ee Puntland oo ay wada shaqaynayaan Ciidamada Yurub ee ku sugan biyagha Soomaaliya ay baadi goob xoogan ugu jiraan Doonida oo aan ilaa hada laga war hayn meesha ay ku sugan tahay.
Doonida ayaa ka shiraacatay Bosaso waxayna kusii jeedey Dalka Cumaan waxayna sidey Xoolo, waxaana bilowgii dodobaadkaan afduubay Burcad badeedka.
Agaasimaha Guud ee ladagaalanka Burcad Badeedka u qaabilsan Dowlada Puntland Mudane Duceysane wuxuu hoosta ka xariiqay inaysan wax wada hadal ama gor gortan ah aysan Puntland ama ganacsanatada doonida leh la galayn Burcad badeedka ee ayPuntlan xoog ku soo furanayaan Doonida meel kasta oo ay la tagaan doonidaan,
Burcad badeedkana lasoo qaban doono.
Ciidamada khaaska ah ee ladagaalnka Burcad Badeedka ayaa ah kuwo sifiican u qalabaysan tababar fiicana haysta.
Puntlandi.com kala soco wixii soo kordha warkaan.
Puntlandi.com
Bosaso
PL marines start to hunt pirates
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 384 Views
-
Last post by Moguul21
-
- 4 Replies
- 859 Views
-
Last post by libaaxyare
-
- 5 Replies
- 599 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 1598 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 21 Replies
- 4401 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 29 Replies
- 2059 Views
-
Last post by Dicemoney
-
- 13 Replies
- 1365 Views
-
Last post by quark
-
- 2 Replies
- 526 Views
-
Last post by COSTA
-
- 8 Replies
- 713 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 0 Replies
- 529 Views
-
Last post by hanad_mn