Khatuumo Conference-2 has begun

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Khatuumo Conference-2 has begun

Post by Coeus »

Khatuumo Conference-2 has begun


Wejiga 2-aad ee shirka Khaatumo oo todobaadyadii u danbeeyey qaban qaabadiisu socotey ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Taleex ee gobolka Sool.

Shirkan oo ah mid ay isugu yimaadeen ergooyin 200 kor u dhaafaya oo isugu jira waxgarad, siyaasiyiin, culimaa’uddiin, haween, iyo dhalinyaro ka kala yimid dalka iyo dibada kana soo jeeda beelaha Siciid-Harti (Dhulbahante) ayaa maanta ka bilowday goobtii horay loo qorsheeyey inuu ka furmo oo ah geedka ” Berde-khaatumo.

Horseed Media waxay halkan idiinku soo gudbineysaa sawirada iyo khudbadihii laga jeediyey xafladii furitaanka taas oo ay mas’uuliin badani ka hadleen.


Image
Image
Image
Image
Image

Listen to the conference here: http://horseedmedia.net/2012/01/06/khud ... haatumo-2/
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”