Iran announces 43 Million dollars in Aid for Somalia

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Iran announces 43 Million dollars in Aid for Somalia

Post by Coeus »

Image
Madaxa Hay’adda bisha cas ee dalka Iran ayaa sheegay in xukuumada Iran ay ugu deeqday dadka Soomaaliyeed ee ay dhibaatooyinka abaaruhu saameeyeen deeq lacageed oo gaareysa 43-melyan oo Dollar-ka Maraykanka ah.

“Dowlada iyo shacabka Iran waxay dadka Soomaaliyeed ugu deeqeen 430 billion oo Riyaalka Iran ah una dhiganta 43-Million oo Dollar-ka Maraykanka ah ” Zaher Rostami oo ah madaxa Hay’adda bisha cas ee Iran ayaa sidaas yiri mar uu la hadlayey wakaalada wararka ee dalka Iran.

Dowlada dalka Iran oo kamid ah dalalka gar gaarka bini aadannimo soo gaarsiiyey dadka Soomaaliyeed ee ay waxyeelada u geysatay macaluusha ay keentay abaarta ka jirta mandiqadda geeska Africa ayaa isku darka gar gaarka ay soo dirtay uu gaarayaa 5700-oo Tan oo Raashin , Daawooyin , iyo agabyo kale isug jira.

Waxaana xiligan magaalada Muqdisho ku sugan kumanaan Qoys oo kasoo cararay gobolada abaaraysan ee dalka , kuwaas oo marar badan la soo gaarsiiyey deeqo ay qaar kamid ah dalalka Muslimka ah iyo kuwa kaleba ay soo gaarsiiyeen , inkastoo dhibaatada abaartu ay weli tahay mid taagan.

Abaarta ka jirta geeska Africa oo ah tii ugu ba’nayd oo mudo 60-sano ku dhufata ayaa saameyn ku yeelatay nolosha 11-Million oo qof ku nool dalalka Ethiopia , Kenya iyo Soomaaliya.
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Iran announces 43 Million dollars in Aid for Somalia

Post by galia »

God bless Iran and i hope that the relationship between Somalia and Iran would be closer
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Iran announces 43 Million dollars in Aid for Somalia

Post by Coeus »

galia wrote:God bless Iran and i hope that the relationship between Somalia and Iran would be closer
They are all competing in Influence hehe
User avatar
Mondey
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4427
Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.

Re: Iran announces 43 Million dollars in Aid for Somalia

Post by Mondey »

announcing is one thing and delivering that amount of aid is another thing.

what happened to the $ 400 some million Europeans promised Somalis earlier last year !
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”