Page 1 of 2
Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 12:24 pm
by LiQaaye_TDH
Re: Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 12:53 pm
by CaynabaX
Gudoomiyahani cusub ee gobolka Togdheer ma Cimraan baa?
Re: Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 1:31 pm
by LiQaaye_TDH
Togdheer New Badhasab------ Axmed Faarax ---HJ
Sanaag---- New Badhasab Dhullbahante
Gabiley------ Sacad Muse HA
Re: Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 1:57 pm
by Rightwing
LiQaaye_TDH wrote:Togdheer New Badhasab------ Axmed Faarax ---HJ
Sanaag---- New Badhasab
Dhullbahante
Gabiley------ Sacad Muse HA cannibal JB sahangalbeed

Re: Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 2:05 pm
by HaragWafi85
Close sources from backhome.. badhasaabka cusub ee Sanaag Aadan Diriiye Cigaal is Reer Cawl -Musa Ismaaciil HY not Dh.

Re: Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 2:36 pm
by Rightwing
HaragWafi85 wrote:Close sources from backhome.. badhasaabka cusub ee Sanaag Aadan Diriiye Cigaal is Reer Cawl -Musa Ismaaciil HY not Dh.

Ma caynkaasaa?
Maalin ayaan akhriyayay adigoo reer Cali adan iyo Igaal ito Dahirka Muse tuuriwaa ka sheekeynaya. Hada ka dib hadaan information u baahdo about the family tree adiga halagu weydiiyo.
Re: Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 2:55 pm
by HaragWafi85
Ha sxb that is what i am getting from very close sources. Liqaaye ayaa reerkan uu sheegayo iska caashaqay ha la yaabin marka.

lol@Cali Adan, anigu dee Suldaankii beesha ee snet ayaan ahay waan kala aqaana beesha badankeed abtirsi ahaan.
Re: Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 3:34 pm
by KyrieJama
HaragWafi85 wrote:Close sources from backhome.. badhasaabka cusub ee Sanaag Aadan Diriiye Cigaal is Reer Cawl -Musa Ismaaciil HY not Dh.

Wa iska cadi badhasabka gobolka Sanaag ee darwiish state will be Naaleeye Ahmed keena iska magacaabta

Re: Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 3:39 pm
by HaragWafi85

You are a funny guy garad13. A badhaasab for what the Fiqi Fuliye or Awrboogays villages?

being the governor for all Dooro lands in Sanaag(Warsangeli included) would make more sense as a regional governor in your case.
Re: Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 3:51 pm
by Bohol iyo karaman
Badhasaabka Gobolka Sanaag waa Muuse Ismaaciil HY
Waar ninkii laqaaye miyaan cuqdaadii habar yoonis kaa hadhiin hadii siilaanyo dalkaa madaxwayne kaa noqday.
Re: Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 3:55 pm
by ProudFather
Re: Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 4:05 pm
by HaragWafi85
Bohol iyo karaman welcome. I have been meaning to ask you something do you know a Sacad Yoonis businessman by the name Calanle? i hear his doing big things in Ceerigaabo, Sanaag and SY areas of Sool especially Bohol.

Re: Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 4:27 pm
by KyrieJama
HaragWafi85 wrote:
You are a funny guy garad13. A badhaasab for what the Fiqi Fuliye or Awrboogays villages?

being the governor for all Dooro lands in Sanaag(Warsangeli included) would make more sense as a regional governor in your case.
Dhulbahante and Warsangeli will unite under the Darwiish State banner Cerrigabo will be the new Gaalkacyo watch out 2012 changes are on the horizon

Re: Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 4:29 pm
by Bohol iyo karaman
Saciid wan ku salamay inadeer, wad ku mahsantahay soo dhowayntaa diiraan, sido kale waxan salaamay akhyartaa kale ee reer snet ee anaan halkan magacyadoodaa ku soo koobikarin.
haa wan garanayaa ganaacsadee calanlee, wanaa nin dhalinyaro ah oo aad uu dedaalaayaa ilahaynaa uu baraakeeyeey ganaacsigaa, waa Sy reer Barkad, reer Axmed Cali, waxan arkay magaalada oog oo uu aad u malgeliyeey (jifadiisu waxay degtaa Fadhiyar iyo oog)
Re: Silaanyo oo Bedelay Badhasabyadi Togdher Sanaag Gabiley
Posted: Tue Jan 10, 2012 4:46 pm
by abdikarim86
garad13 wrote:HaragWafi85 wrote:
You are a funny guy garad13. A badhaasab for what the Fiqi Fuliye or Awrboogays villages?

being the governor for all Dooro lands in Sanaag(Warsangeli included) would make more sense as a regional governor in your case.
Dhulbahante and Warsangeli will unite under the Darwiish State banner Cerrigabo will be the new Gaalkacyo watch out 2012 changes are on the horizon

Ma idinkaa ku dhaca.
Ceerigaabo uma soo dhawaan kartiin.
1991 miyaydaan xasuusan
Claim your villages
