Munaasabadii shirkaas lagu soo xirayey oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimey islamarkaana ka dhacday xarunta Hay’adda cilmi baarista Puntland ee PDRC waxaa kasoo qayb galay madax sar sare oo dowlada Puntland ka tirsan oo uu kamid ahaa madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada.
Sidoo kale waxaa shirkaas iyaguan ka qayb gelayey wasiirada haweenka ee DKG ah ee Somaaliya, Punland, Galmudug, iyo wufuud metalayey haweenka dhulka ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya, Somaliland iyo dalka Jabuuti.
Shirkaas oo mudadii 2-da maalmood ahayd ee uu socdey waxyaabo badan oo gudniinka Fircooniga ahi uu kamid yahay lagu soo qaaday waxaa munaasabadii lagu soo xirayey ka hadlay mas’uuliyiin badan, waxaana sidoo kale laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 9-qodob oo u qornaa sida hoos ku xusan:
Click here for more pictures and audio




http://horseedmedia.net/2012/01/11/shir ... dadsawiro/

















Long live Marwo Casho Geele. She never fails to amaze me.