Dr Gaboose gets a big welcome in QORILUGUD and OOG

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Dr Gaboose gets a big welcome in QORILUGUD and OOG

Post by CaynabaX »

Qorilugud (BurcoOnline) 13.01.2012 Urur siyaasadeedka Dr Gaboose oo noqday urur siyaasadeedki uu horeeyay ee ka furta xafiis konfuurta gobolka Togdheer ee DEGMADA Qurilugud.
Weftigan ballaaadhan oo ka kooban madaxda sar sare ee ururka siyaasadeedka UMADDA oo uu hogaminayey Guddomiye Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweyey degmada Qori-lugud oo ka tirsan gobolka Togdheer.


Hogaanka urur siyaasadeedka UMADDA oo u horkacayey Dr Gaboose ayaa soo dhaweyn kala kulmay reer Qori-lugud oo caleemo qoyan iyo calanka ururkaasi kala hor-tagay waxaana soo dhawaynta ka dib Guddoomiye Gaboose uu xadhiga ka jaray xafiiska urur ku yeelanayo magaaladda Qori-lugud hadal uu halkaasi ka jeediyeyna waxa uu dadwaynaha uga mahad-celiyey soo dhawayntooda, iyagga o xubnaha ururka Umadda ee Qori-lugud xafiiska ka furtay ay kulamo la yeesheen odayaasha iyo waxgaradka degaanka.

Sidoo kale waxa ay gudoomiyaha iyo waftigiisu duhurnimadii gaadheen magaalada OOG oo dadweyne faro badan si heer sare ah ugo soo dhaweeyeen iyagga oo dadwaynaha reer OOG ay weftiga ururka UMADDA kaga hortageen meel ka durugsan Magaaladda iyagga oo sitay calamada ururka iyo gaadiid tiro badan

Weftiga ayaa caawa ku hoydad Magaaladda Ceel-af-weyn, iyadda o salaada makhrib ka hor ay waftiga dad faro badan ku soo dhaweeyeen.
Guddomiyaha ururka Umadda Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa dhaweynta ka dib xadhiga ka jaray Ceel-afweyn ee urur siyaasadeedka UMADDA.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Dr Gaboose gets a big welcome in QORILUGUD and OOG

Post by LiQaaye_TDH »

well done Dr Gaboose for being the First one to Visit the Hawd Degaans 8-) :up:
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Dr Gaboose gets a big welcome in QORILUGUD and OOG

Post by CaynabaX »

Liqaaye adeerka Mudane Madaxweyne failed big time on us! Not a single penny has been paid after he promised them money regarding baragaahii la aasay! We gave him 8k of votes in Buhoodle district alone for fucks sakes!

Haddaba, maxaa inoo talo ah?
ProudFather
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 448
Joined: Mon Dec 12, 2011 6:00 pm

Re: Dr Gaboose gets a big welcome in QORILUGUD and OOG

Post by ProudFather »

CaynabaX wrote:Liqaaye adeerka Mudane Madaxweyne failed big time on us! Not a single penny has been paid after he promised them money regarding baragaahii la aasay! We gave him 8k of votes in Buhoodle district alone for fucks sakes!

Haddaba, maxaa inoo talo ah?
War iska qaylaad tagga iyo kabaha masaajid yada yaala oo xiliga salaada lagu jiro iska soo xada. Solomadow intaas ayaa lagu ogaa eh. :lol:
User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1732
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Dr Gaboose gets a big welcome in QORILUGUD and OOG

Post by CaynabaX »

ProudFather wrote:
CaynabaX wrote:Liqaaye adeerka Mudane Madaxweyne failed big time on us! Not a single penny has been paid after he promised them money regarding baragaahii la aasay! We gave him 8k of votes in Buhoodle district alone for fucks sakes!

Haddaba, maxaa inoo talo ah?
War iska qaylaad tagga iyo kabaha masaajid yada yaala oo xiliga salaada lagu jiro iska soo xada. Solomadow intaas ayaa lagu ogaa eh. :lol:
Black Ademkii ma Reer Daahir ayuu inagu noqday? Kuwani baa faan.com ku ogaa ee. :mrgreen: Just make your uncle pay and no shoes will disappear. :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Dr Gaboose gets a big welcome in QORILUGUD and OOG

Post by LiQaaye_TDH »

Caynabax The Problem is Solomadow Refused the Money first, and then after there was a Problem with in them how they would share the 90k he offered...laakin inader wax ka qaalisan aya la soo wadaaye iska suga...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”