Somaliland and Ethiopia relations worsen
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Somaliland and Ethiopia relations worsen
Wasiirka Arrimaha Dibeda oo si kedis ah ugu baxay Itoobiya iyo xurgufaha siyaasadeed ee dhex miranaya
Hargeysa(Waaheen) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar ayaa doraad safar aanay xukuumaddu shaacin ku tagay Dalka Itoobiya kaasoo aan la garanayn ujeedadiisa dhabta ah hase yeeshee warar ku dhaw dhaw socdaalkiisa ayaa sheegaya inuu la xidhiidho wadahadal inay labada dal ka yeelanayaan Xurgufo Siyaasadeed oo dhawaanahan labada dhinac u dhaxeeyay.
Inkasta oo aan si dhab ah loo ogayn qodobada ay ka wada hadlayaan hadana sida ay wararku sheegayaan waxa jira tabashooyin ka dhashay Ganacsato Itoobiyaan ah oo Badeecado lagaga xanibay Dekedda Berbera kuwaasoo uu Qunsulka Itoobiya ka hadlay, xidhiidhka Somaliland la yeelanayso dalka Masar oo ay siyaasad ahaan Itoobiya aad iskaga soo horjeedaan Arrinta Wabiga Niilka, Shirarka Maamul Goboleedyada ee Somaliland ka taagan gaar ahaana Shirka Taleex oo qarka u saran xaalad dagaal.
Arrimahan oo beryahanba taagnaa ayaa la sheegay inay yihiin kuwa ugu waaweyn ee uu Wasiirku u tagay iyadoo uu socdaalkani qorshaysnaa markii Qunsulka Itoobiya Qoraalka u kala diray Wasaaradaha Arrimaha Dibeda, Ganacsiga iyo Madaxtooyadda markaasoo fariin Itoobiya uga timid Madaxweyne Siilaanyo uu ku go’aansaday in uu wefti kala soo xaajooda Heshiiska Ganacsi uu u diro hadana may dhicin.
Hase yeeshee waxa uu ku soo hagaagay wakhti Madaxweyne Siilaanyo oo isugu yeedhay labada Gole si uu uga saxeexo dagaal uu ku qaado Taleex taasoo saamayn ku yeelanaysa labada Dal maadaama Taleex ay ku taalo xuduuda u dhaxaysa, sidoo kalena Kooxda Shirka abaabulaysa ay dhinaca Somaliland ka soo gashay dhinaca Itoobiya haddii dagaal dhacana halka ay u baxsan doonaan Itoobiya tahay.
Sidoo kale Safarkan ayaa waxa uu ku soo hagaagayaa maalmo uun kadin Socdaal ay wasiirada Arrimaha Dibeda iyo Madaxtooyaddu ku tageen Dalka Masar oo ah dal Somaliland dhibaato badan uga geystay dhinacyo badan oo ah kuwo Siyaasadeed iyo Milatariba isla markaana Itoobiya Xurguf weyni ugu dhaxayso Biyaha Webiga Nile-ka. Safarkaasoo tan iyo markii ay tageen il gaar ah ay ku hayeen dadka Reer Somaliland iyo Itoobiyaba, loona arkayay inuu ahaa mid abuuray shaki dhinacyo badan leh gaar ahaana goorta uu ku soo beegmay Loolanka Ururada Siyaasada iyo xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya.
Si kasta ha ahaatee xaaladahan is-barkan ee Dhaqaale iyo siyaasadeed ee soo kala dhex galay labada dal oo wakhti xaasaasi ah ku soo beegmay ayaan la garanayn halka ay ku danbayn doonaan iyo xalka ay ka wada gaadhi doonaan maadaama uu Wasiirkii Arrimaha Dibeda ee Somaliland uu haatan ku sugan yahay, iyadoo labada dal muddo badan Heshiis wanaagsani ka dhaxeeyay imikana ay jiraan xaalado qiimayntooda lihi.

- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Somaliland and Ethiopia relations worsen
emperior can you translate the content for me quick.
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Somaliland and Ethiopia relations worsen
I despise ethiopians.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland and Ethiopia relations worsen
Coeus wrote:emperior can you translate the content for me quick.
Somaliland government raised port taxes for All Businessmen including that of the Ethiopians , Ethiopian consulate is not pleased with those actions of the Somaliland finance Minister, Also Ethiopia is worried about the new relations between Somaliland and Egypt
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Somaliland and Ethiopia relations worsen
The xabashi has brought Liiyo police & lies to Hargeisa. That oil deal pipeline was given to djiboutiThe_Emperior5 wrote:Coeus wrote:emperior can you translate the content for me quick.
Somaliland government raised port taxes for All Businessmen including that of the Ethiopians , Ethiopian consulate is not pleased with those actions of the Somaliland finance Minister, Also Ethiopia is worried about the new relations between Somaliland and Egypt
Xabash i is playing you good. Its great you raise the taxes on abahood wasoyinka
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland and Ethiopia relations worsen
Not sure about the oil pipe line i think the whole project was put on halt for a while since onlf attacked the company last year , The Ethiopians and djibouti signed an Electricity deal or something
Re: Somaliland and Ethiopia relations worsen
Somaliland and Ethiopia should have closer economic and trade relations.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somaliland and Ethiopia relations worsen
Yeah electricity for Djibouti will be Ethiopian .
Re: Somaliland and Ethiopia relations worsen
You gotta be kidding me. Hey if that happens, then let push comes to shove. I thought you guys stated "the boy born in Addis Abeba is more closer to me than the boy born in Mogadishu." The question is what has changed?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somaliland and Ethiopia relations worsen
so what are you going to do ? let's say it happens , then what ?udun wrote:You gotta be kidding me. Hey if that happens, then let push comes to shove. I thought you guys stated "the boy born in Addis Abeba is more closer to me than the boy born in Mogadishu." The question is what has changed?
Re: Somaliland and Ethiopia relations worsen
Allah knows but time will tell itSahanGalbeed wrote:so what are you going to do ? let's say it happens , then what ?udun wrote:You gotta be kidding me. Hey if that happens, then let push comes to shove. I thought you guys stated "the boy born in Addis Abeba is more closer to me than the boy born in Mogadishu." The question is what has changed?
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Somaliland and Ethiopia relations worsen
Ooh ? .udun wrote:Allah knows but time will tell itSahanGalbeed wrote:so what are you going to do ? let's say it happens , then what ?udun wrote:You gotta be kidding me. Hey if that happens, then let push comes to shove. I thought you guys stated "the boy born in Addis Abeba is more closer to me than the boy born in Mogadishu." The question is what has changed?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 567 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 27 Replies
- 1957 Views
-
Last post by skywalker25
-
- 0 Replies
- 319 Views
-
Last post by GuleedWarsame
-
- 16 Replies
- 2346 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 6 Replies
- 1100 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 566 Views
-
Last post by Meru
-
- 7 Replies
- 824 Views
-
Last post by Abdelrahim
-
- 36 Replies
- 3265 Views
-
Last post by jadowcubeed
-
- 99 Replies
- 11165 Views
-
Last post by Waachis
-
- 15 Replies
- 2854 Views
-
Last post by TarTar