CXD Somaliland liberates Buuhoodle from militia
Posted: Sun Jan 15, 2012 2:49 am
Ciidanka Qaranka oo Saaka Ku
Waabariistay Degmada
Buhoodle iyo Dagaal Xoogan
oo Haatani Magaalada Ka
Socda
Burco-( OWN)-Ciidmada Qaranka
Somalailnd oo Saaka Hiirtii Hore
qaaday Weerar Culus ayay u
suurta gashay inay gacanta ku
dhegaan dhamaanba inta badan
Deegaanada Hoosyimaada
Gobolka Buuhoodle iyadoo
xiigani uu dagaa l qadhaadhi ka
socdo Gudaha Buuhoodle oo
ciidmada Sonmaliland Gudaha u
galeen.
Dagaalka Xiligani ka socda
magaalada Buuhoodle ayaa
isagu ah mid laysku adeegsanayo
hub aad u culculus
islamarakaana dadka dhinaca
Maleeshouyaadka Buuhoodle
ayaa iyagu dib u sii guranaya
islamarkaana ka sii baxaya
magalaada Buuhoodle.
Dhinaca kalena waxa guud
ahaanba ay dad badani iska
qaxeen gudaha magaalada
Buuhoodle iyagoo cabsi badan
nka qaba dagaalada Culus ee
deegaanadaasi ka dhacay.
Ugu Danbaytiina Ilaahatan lama
oga Khasaarayaasha dhabta ah
ee ka dhashay dagaalkani balse
waxa aan idinku soo gudbin
doonaa wararkayaga Danbe
hadii ilahay ka dhigo.
There was peace between beelaha hargeisa and buuhoodle until pro-doorodictatorship dambiilayaal qaran came such as Galeyr and Saado.
Waabariistay Degmada
Buhoodle iyo Dagaal Xoogan
oo Haatani Magaalada Ka
Socda
Burco-( OWN)-Ciidmada Qaranka
Somalailnd oo Saaka Hiirtii Hore
qaaday Weerar Culus ayay u
suurta gashay inay gacanta ku
dhegaan dhamaanba inta badan
Deegaanada Hoosyimaada
Gobolka Buuhoodle iyadoo
xiigani uu dagaa l qadhaadhi ka
socdo Gudaha Buuhoodle oo
ciidmada Sonmaliland Gudaha u
galeen.
Dagaalka Xiligani ka socda
magaalada Buuhoodle ayaa
isagu ah mid laysku adeegsanayo
hub aad u culculus
islamarakaana dadka dhinaca
Maleeshouyaadka Buuhoodle
ayaa iyagu dib u sii guranaya
islamarkaana ka sii baxaya
magalaada Buuhoodle.
Dhinaca kalena waxa guud
ahaanba ay dad badani iska
qaxeen gudaha magaalada
Buuhoodle iyagoo cabsi badan
nka qaba dagaalada Culus ee
deegaanadaasi ka dhacay.
Ugu Danbaytiina Ilaahatan lama
oga Khasaarayaasha dhabta ah
ee ka dhashay dagaalkani balse
waxa aan idinku soo gudbin
doonaa wararkayaga Danbe
hadii ilahay ka dhigo.
There was peace between beelaha hargeisa and buuhoodle until pro-doorodictatorship dambiilayaal qaran came such as Galeyr and Saado.