Breaking News SNM Militia Humiliated Taken Out Of Buuhoodle

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Breaking News SNM Militia Humiliated Taken Out Of Buuhoodle

Post by Somalian_Boqor »

It seems that the SNM militia suffered a great blow from their short lived initial claims&gains. Their dead soldiers lie abonded in Buuhoodle all the way from where they started the assault. 8-)

SNM militia taken out of Buuhoodle
War Deg Deg Ah.Ciidamada Somaliland oo Laga Saaray Buuhoodle.
Posted by pi on January 15th, 2012
Buuhoodle(Puntlandi.com);- Ciidamada mamulka Somaliland ayaa isaga baxay magalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn markii cadaadis iyo iska caabin ay kala kulmeen shacabka iyo mamulka Gobolka Cayn oo is garabsanaya.

Wariya badaxbanaan oo ku sugan Buuhoodle ayaa Puntlandi.com u sheegay in ciidamada Somaliland ay isaga baxeen buuhoodle waxaana uu intaa ku daray in shacabka iyo mamulka hada ay ku sii siqayaan duleedka buuhoodle oo fariisin ay kasamaysteen.

Ciidamada Somaliland ayaa fariisin ka samaystay deegaanka Shangala oo 5-Km dhinac Galbeedka ka xigta Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn waxaana hada halkaa ku sii jeeda ciidamo xoogan oo is abaabulay.

Waxaa wali duleedka magalada laga maqlayaa rasaas ay iswaydaarsanayaan ciidamada mamulka Somaliland iyo kuwa ka hortay ee deegaanka ka saaray mana jiraan ilaa iyo hada cid si rasmiya u cadaynkarta qasaaraha dhabtaa ee halkaa ka dhashay.

Puntlandi.com Buuhoodle.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Breaking News SNM Militia Humiliated Taken Out Of Buuhoo

Post by Somalian_Boqor »

Deg Deg: Ciidamada Somaliland oo Buuhoodle laga saaray

Updated:- 1 min ago| 0 Commnets

Waxaa dib mar kale degmada Buuhoodle looga saaray ciidamada Somaliland oo iyagu saacado kahor ganac ku haynteeda dagaal xoogan kula wareegay.

Wararkii ugu danbeeyey ee Buuhoodle naga soo gaarey ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay dib magaalada uga bexeen kadib markii ay iska caabin xoogan kala kulmeen ciidamada deegaanka oo dagaal culus kala hortegey.

Weriye ku sugan degmada Buuhoodle oo ay Horseed Media khadka Telefoonka kula xiriirtay ayaa xaqiijiyey in ciidamada Somaliland Buuhoodle laga saaray kadib markii ay ka itaal roonadeen ciidamada madaniga ah ee deegaanku.

Waxaa dhinaca kale ay wararku nagu soo gaarayaan in ciidamada Somaliland khasaare xoogan oo isugu jira gaadiid dagaal oo laga gubey iyo saraakiil laga laayeyba lasoo gaarsiiyey, inkasta oo warkaasi uu yahay ilaa iyo hada mid aan sugnayn.

Wararka dagaalka saaka ka dhacay xarunta gobolka Cayn ee Buuhoodle ayaa marba marka ka danbeysa kusoo dhacaya warqabadka warbaahinta Horseed Media, faah faahin dheeri ah naga filo saacadaha soo fool leh.

Horseed Media
User avatar
SheikhExecutive
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 509
Joined: Wed Jan 04, 2012 8:27 am
Location: Khaatumo State of Somalia

Re: Breaking News SNM Militia Humiliated Taken Out Of Buuhoo

Post by SheikhExecutive »

Maleeshiyada Somaliland Oo Khasaare Xoogani Kasoo Gaadhay Dagaalka Buhoodle-

Lasanod Online. Sunday, January 15, 2012

Buhoodle,(lasanod Online)- Wararka ka imanaya magaalada Buhoodle ayaa sheegaya in maleeshiyada Somaliland ya khasaare weyni kasoo gaadhay.

weerarkii qaawanaa ee ay saaka kusoo qaadeen magaalda Buuhoodle.

Ilo wareedyo ku sugan magaalada Buhoodle ayaa noo xaqiijiyey in maleeshiyadaasi ku guuldaraysteen inay qabsadaan magaalada oo la gaadhsiiyey khsaare xooagn oo naf iyo gaadiidba leh.

Shacabka gurmadka ah ayaa kusoo qulqulaya magaalada Buhoodle si loo xoojiyo ciidamda xaq ku dirirka ah ee difaacaya magaalda Buuhoodle.

dhanka kalena magaalada Taleex waxaa shir hadda ku jira isimada beesah SSC iyo gudida fulinta shirka Khaatumo 2 oo lagag tashanayo xaalada ka taagan Buhoodle.
User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: Breaking News SNM Militia Humiliated Taken Out Of Buuhoo

Post by CismanMaxamud1 »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Breaking News SNM Militia Humiliated Taken Out Of Buuhoo

Post by AhlulbaytSoldier »

I dont read this on oodweyne or any other reliable slandnews.
Could be false.

Wallahu ahlam
User avatar
SheikhExecutive
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 509
Joined: Wed Jan 04, 2012 8:27 am
Location: Khaatumo State of Somalia

Re: Breaking News SNM Militia Humiliated Taken Out Of Buuhoo

Post by SheikhExecutive »

HutuKing01 wrote:I dont read this on oodweyne or shabelle.
Could be false.

Wallahu ahlam

Oodweyne and shabelle don't have people in the region, read from the local media.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Breaking News SNM Militia Humiliated Taken Out Of Buuhoo

Post by Somalian_Boqor »

Many SNM militia leaders perished and a great deal of armed vehicles destroyed and burned after Buuhoodle residents come back in style.

Situation is tense and still very fluid but SNM who made a make shift camp 5kms outside of Cayn's capital Buuhoodle is now in the thick of it as the Buuhoodle fighters march on to their base/headquarters for the assault.

Military reinforcement have arrived in great numbers for the Buuhoodle&Cayn people.

Over 30 counted dead and many wounded for the re-treating SNM militias. Both sides preparing for assault as anti-aircraft fire is used and other shelling. The Buuhoodle people have many reinforcements coming/arriving from other parts of Cayn and Sool.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Breaking News SNM Militia Humiliated Taken Out Of Buuhoo

Post by Somalian_Boqor »

Better luck next time idoors. :lol:

A United SSC will surely have an answer to your call for War, much bigger than you idoors can handle. :som: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”