Gaalkacyo is preparing

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Gaalkacyo is preparing

Post by abdalla11 »

The preparations for the arrival of the wounded in Buuhodle is in full speed
Gaalkacyo:Dhaawacyo laga soo wado Buuhoodle oo Gaalkacyo looga diyaargaroobay.
Dalweyn Media

Waxaa Caawa Isbitaalada waaweyn ee Magaalada Gaalkacyo ka bilowday Diyaargarow xoogleh oo loogu diyaargaroobayo Dhaawac goordhawayd laga soo qaaday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn ee Puntland halkaasoo ciidamo katirsan Somaliland ay saaka weerar gaadmo ah ku ekeeyaan dadka deegaankaas ayna khasaaro kaladuwani labada dhinac soo kala gaartay iyadoona Dhaawacyadii dadka deegaanka ee saaka wax ku noqday halkaas loosoo wado dhanak magaalada Gaalkacyo.
http://dalweyn.com/?p=3237
User avatar
Amilla
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1791
Joined: Thu Mar 19, 2009 10:57 am

Re: Gaalkacyo is preparing

Post by Amilla »

People of Mudug are always supportive of the People of SSC :up: :up: :up:

Good job Galkacyo :up:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Gaalkacyo is preparing

Post by abdalla11 »

Gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey oo APL la hadlay goordhawayd ayaa sheegey inay shacabka gobolka, maamulka, Saraakiisha Caafimaadka & qaybaha kaladuwan ee Bulshada ay diyaar u yihiin inay soo dhaweeyaan dhaawacyada Buuhoodle islamarkaasna wuxuu sheegey inay si toos ah ula xiriirayaan dadka wada dhaawacyada isagoona sheegey inay heli doonaan kaalmada caafimaad, adeegyada muhiimka ah & nolosha ugu wanaagsan ee ay u baahanyihiin, Gudoomiyaha gobolka ayaa sheegey in Maamulka gobolka Ceyn ay kawada shaqaynayaan sidii loo taageeri lahaa dadkii wax ku noqday Dhaawacyada isagoona sheegey in dadka lasoo wado ay isugujiraan Dhaawacyo culus & kuwo fudfud, Wuxuu Mr.Tigey sidoo kale sheegey inaysan waxba ka hakran doonin Walaalahooda lagu soo duulay Maanta.
http://dalweyn.com/?p=3237

Gobanimo :up:
ProudFather
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 448
Joined: Mon Dec 12, 2011 6:00 pm

Re: Gaalkacyo is preparing

Post by ProudFather »

:lol:
ProudFather
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 448
Joined: Mon Dec 12, 2011 6:00 pm

Re: Gaalkacyo is preparing

Post by ProudFather »

These dhulbahantes visit Galkacyo more often than they visit their local masjid.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Gaalkacyo is preparing

Post by grandpakhalif »

abdalla what is puntland govt response to all this, thanks.
User avatar
Amilla
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1791
Joined: Thu Mar 19, 2009 10:57 am

Re: Gaalkacyo is preparing

Post by Amilla »

ProudFather wrote:These dhulbahantes visit Galkacyo more often than they visit their local masjid.

And what business of yours is it?
How many of your cousins did you loose today? :lol: :lol: :lol:
ProudFather
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 448
Joined: Mon Dec 12, 2011 6:00 pm

Re: Gaalkacyo is preparing

Post by ProudFather »

Read your own website, garoweonline and then drop a smilie.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Gaalkacyo is preparing

Post by SahanGalbeed »

Damn , qofkii dhakhtarka Galkacayo laga daweeyo ma sidaasa loo xayaysiya ?
Sheekadu waa side ?
ma dad farobadan baa lagu dhaaawacay Buuhodle ? mar haddi dawladii Puntland 'full preparation" ay u gashay .
Mise waa iska sheeko majeertenya waxani ? :lol:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Gaalkacyo is preparing

Post by abdalla11 »

Dad baa wax kastoo fiican xumaan ka dhiga. Rag iska dhiga ficilka gunta iska daaya
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Gaalkacyo is preparing

Post by The_Emperior5 »

SahanGalbeed wrote:Damn , qofkii dhakhtarka Galkacayo laga daweeyo ma sidaasa loo xayaysiya ?
Sheekadu waa side ?
ma dad farobadan baa lagu dhaaawacay Buuhodle ? mar haddi dawladii Puntland 'full preparation" ay u gashay .
Mise waa iska sheeko majeertenya waxani ? :lol:
This is called Darood Hiil :lol:
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Gaalkacyo is preparing

Post by tightrope »

Amilla wrote:People of Mudug are always supportive of the People of SSC :up: :up: :up:

Good job Galkacyo :up:
:up:
Pwani
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 677
Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
Contact:

Re: Gaalkacyo is preparing

Post by Pwani »

Mashlh :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Gaalkacyo is preparing

Post by quark »

reer gaalkayo :up:
User avatar
whitehartlane
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2041
Joined: Sun Jan 02, 2011 10:23 pm

Re: Gaalkacyo is preparing

Post by whitehartlane »

reer gaalkacyoodku caadima nihin..... reer galmudug need to relocate there capital to hobyo and then gaalkacyo will get her real status as the true capital of puntland in terms of peace horumar and expansion
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”