This Gabay is called Bili, Roodo dedicated this Gabay to the Khatumo conference which took place in Talex where the Somali people of SSC region overwhelmingly formed unity state called Midnimo.Abwaanada caanka ah Roodo Ibraahim Afjano ayaa tix gabayo ah u tirisay shirka Khaatumo ee degmada taariikhiga ah ee Taleex lagu soo gaba-gabeeyay. Shacabka Soomaaliyeed ee SSC ayaa shirkaa aayahooda kaga tashtay iyagoo si cad u diiday kala go’a Jamhuuriyada Soomaaliya oo ay tan iyo burburkii wadeeyn maamulka Somaliland la baxay.
Bilic & rajaa mujiseen ma aha been ee!
Baandheya Xajada kolkaa baarka sare qaa ta!
Geedigu badh yu inaka noqon oo biseel hubiya!
Booskii Darwishka u gala Shacabka bayhoofay!

Rood highlighting the SSC Leadership:
Nin burhaan loo aan baqayn, Geesi laga baydho!
Nin cilma baartoo aan ahayn Jaahil baa hardaada(Prof Galaydh)
Deeqsi aan bakhayleen kolku baahi yahay xaalku! (Pretty much all Reer SSC)
Ilaahayna barakeeyey oo power iyo xogleh
Booskii Darwishka u gala Shacabka bayhoofay!

SSC MIDNIMO STATE


I would advice Reer SSC to stay true to the agreements signed by the delegations. No elder can burden dhabaqodhi relative. The punishment for the dabaqodhis should be the harshest & should set clear example for the future traitors.
Enjoy:
