Page 1 of 2

faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 3:04 am
by damu
Madaxweynaha Puntland Oo Saaka U Amabaxay Dooxada Dharoor iyo (Warbixin)

Riig ay lee dahay shirkada african-oil oo maanta ka bilaabaya shidaal qodis dooxada dharoor

Boosaaaso (RBC) Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi Raxmaan Sheekh Maxamuud Faroole ayaa saaka umabaxay deeganka Dharoor oo u dhow magaalalada Boosaaso ee Gobalka Bari.

Madaxweynaha oo ay la socdaan xubno ka tirsan golaha wasiirada dowladiisa ayaa maanta oo isiin ah xarig ka jari doona ceelal shidaal oo laga qodaayo dooxda dharoor.

Madaxweyne Faroole ayaa sheegay bishan gudaheeda in ay bilaabanayso qodista ceelashii ugu horeeyay ee shidaal laga baaro Soomaaliya,isagoo tilmaamay in ay wax ka tari doontaa dhaqaalaha dalka Soomaaliya.

Maamulka Puntland ayaa waday muddo labo sano ka badan siddii shidaal looga qodi lahaa dooxda dharoor iyagoona heshiis la galay Shirkadaha Africa Oil iyo Range Resources kuwaas wadajir uga baaraya shidaal goobihii horay loo sahmiyay ee lagu tuhunsanaa inuu shidaal ku jiro.

Madaxweyne Faroole ayaa rajo fiican ka muujiyay in shidaal laga helo Dooxda Daroor oo u dhow magaala ganacsiga Puntland ee Boosaaso, taas oo wax tar weyn u noqon doona ayuu yiri dhaqaalaha Puntland iyo Soomaaliya oo dhan.

Madaxweynahu wuxuu sheegay in tallaabo horrumar leh oo uu maamulkiisa qaaday ay tahay qodista ceel shidaaladii ugu horreeyay ee dalka Soomaaliya in si rasmi ah maanta loo hirgaliyo.

Madaxweynaha Puntland wuxu kaloo sheegay shidalkaasi hadii la soo saaro in maamulkiisa ay wax weyn kaga qaban doonto horrumarka dhaqaale ee deegada Puntland sida Garoomada diyaaradaha iyo la sameeyo wadooyin cusub oo caalami ah.

Dooxada Dharoor waxa ay noqotay meeshii ugu horreysay ee laga baarayo shidaal dalka Soomaaliya.

Amaanka ayaa aad loo adkeeyay dooxada daroor, oo ay booqanaayn masuuliyiin iyo hey’addo caalami ah, waxana tan iyo shaley ku qulqulaayay ciidamo badan.

Si kastaba ha ahaatee, shirkadda Range Resources ee laga leeyahay Australia ayaa heshiis lagashay Afrika Oil kuwaas oo hadda ku howlaan qodida ceel shidaalyo laga dhisaayo Dooxada Nugaal iyo Dharoor.

Sahaminta shidaalka deeganada Puntland waxa ay bilowdeen 2005, waxa si rasmi loo hirgaliyay oo heshiis lagalay shirkadaha hadda ka wada Puntland maamulkii ka horreeyay Faroole ee uu madaxweynaha ka ahaa Cadde Muuse, laakin waa u yaraa heshiiskaas wax ka hirgala.

Gobalada Nugaal iyo Barri waxa ay ka mid yihiin meelaha lagu tiriyo in shidaal ay ku jiraan dalka Soomaaliya.

RBC Radio
—————–
Xafiiska Wararka Boosaaso

Re: faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 3:04 am
by damu
Puntland,Isimo.ganacsato,waxgarad,aqoonyahano iyo ururda haweenka ayaa habeenkii xalay ilaa saaka ku sii jeeday dooxda Dharoor si ay uga qayb galaan ama goob joog uga noqdaan xaflada ceelkii shidaalka ee ugu horeeyey dalka Soomaaliya,
Maanta oo bishu tahay Jan,16,2012 ayaa degaanada bariga Puntland waxa ka dhici doonta xaflad aad loo soo agaasimay oo ah mid lagu taagayo riigii ugu horeeyey ee shidaalka degaanada Puntland.
Wasiirada Puntland intooda badan ayaa waxay goob joog ka noqon doonaan xaflada soo saarista shidaalka Puntland, halka madaxweynaha Puntland iyo Ismada Puntland qaarkood ay barqada maanta ay diyaaradi ka qaadi doonto Magaalada ganacsiga Boosaaso ilaa dooxada Dharoor sida ilo lagu kalsoon yahay u sheegeen Allsanaag Madaxweyne Faroole wuxuu ka sii aadi doonaa Dooxada Dharoor Dalka Jabuuti
Shacab badan oo ku nool degaanada Puntland ayaa aad ugu faraxsan horumarkan ay puntland gaaratay oo wax badan ka bedeli doona noloshooda iyo kuwa caruurtoodaba.
Ceelka Dooxada Dharoor oo maanta riiga soo fatahaya shidaalka dhidibka loo taagayo waxa ku xigi doona ceelka Nugaal waxaana ka sii danbeeya oo hada wada hadalkii bilowday Ceelka Dal xamur ee degmada Buraan

Allsanaag.com news@allsanaag.com

Re: faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 3:09 am
by damu
Image

Image

8-) 8-) 8-)

Re: faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 3:12 am
by Coeus
Image

Re: faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 3:18 am
by LeonidaS
i feel sorry for rer puntland. farole and his family will pocket the money like nigeria elite and any other country's elite. do u really think the 99% of rer puntland people will benefit from this? kkkkkkkk

Re: faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 3:23 am
by Oxidant
Does Puntland even have the necessary infrastructure to even export the Oil? The region still depends heavily on a make-shift wooden port for its survival.

Re: faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 3:34 am
by Coeus
Shhhh dont destroy their dreams

Re: faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 4:07 am
by Pwani
^oxident that wooden port ban billions ka samenaya what do u got oxymoron!

Re: faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 6:25 am
by CismanMaxamud1
:up:

Re: faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 6:27 am
by FBISOMALIA
PL 8-) :up:

Re: faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 6:50 am
by Somalian_Boqor
Where are the pictures?

Re: faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 6:52 am
by FBISOMALIA
Somalian_Boqor wrote:Where are the pictures?
not yet ready or its not allowed to be shown to the citizen 8-)

Re: faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 6:57 am
by Somalian_Boqor
FBISOMALIA wrote:
Somalian_Boqor wrote:Where are the pictures?
not yet ready or its not allowed to be shown to the citizen 8-)
Understandable, let's get rich and buy jet's to bomb Hargeysa again. :mrgreen:

Re: faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 6:59 am
by FBISOMALIA
Somalian_Boqor wrote:
FBISOMALIA wrote:
Somalian_Boqor wrote:Where are the pictures?
not yet ready or its not allowed to be shown to the citizen 8-)
Understandable, let's get rich and buy jet's to bomb Hargeysa again. :mrgreen:
warya dont forget reer sheegto are my abtys and many PL too , we can bomb xamar if you want :lol: :lol: :lol:

Re: faroole heads to Dharoor oil fields for official opening

Posted: Mon Jan 16, 2012 7:33 am
by sheekh-Farax-zero
Oxidant wrote:Does Puntland even have the necessary infrastructure to even export the Oil? The region still depends heavily on a make-shift wooden port for its survival.
most of reer-waqooyi traders depend on this little make-shift wooden port after Berbera become free for Habashi only. :lol: