Khaatumo State of Somalia announced!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Khaatumo State of Somalia announced!

Post by Somalian_Boqor »

A United Dhulbahante something we all have been looking forward too. :clap: :clap: :clap:

Khaatumo State of Somalia announced!

Taleex (RBC) Ergada ka qeybgaleysa shirka ballaaran ee Khaatumo 2 ee ka soconaya degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa goordhow isku raacay magaca uu yeelanayo maamulka cusub ee loo sameynayo deegaanada Sool, Sanaag iyo Ceyn.
Afhayeenka shirka Aadan C/laahi Shuuriye ayaa goordhow Raxanreeb u waramay ayaa sheegay in 341 xubin oo ka mid ah ergada shirka ay isku raaceen in magaca cusub ee maamulka laga dhigo “MAAMUL GOBOLEEDKA KHAATUMO EE SOOMAALIYA”.
Sidoo kale waxaa la go’aamiyey in golaha maamulka uu ka koobnaado qeybaha soo socda:-
1- Golaha sare ee dhaqanka
2- Golaha wakiilada (baarlamaan)
3- Golaha madaxtooyada (maamulka sare) oo ka koobnaan doona saddex gudoomiye oo wareegto ah.
4- Golaha garsoorka (maxkamadaha) oo ka madax bannaan maamulka.
5- Golaha wasiirada (oo ka kooban 6 wasiir)
Shirka ayaa weli socda, waxaana hadda loo dareeray xilliga Salaada Duhur. Waxaa lagu wadaa in galabta la soo saaro war saxaafadeedka shirka.
Illaa lix maalmood oo dambe ayuu shirku sii socon doonaa waxaana la rajeynayaa in ka dib la soo gabagabeeyo.
GOOR DHOW LA SOCO FAAHFAAHIN IYO WAREYSIYO KU SAABSAN SHIRKA.

http://www.raxanreeb.com/?p=127550
Khaatumo State of Somalia announced!
Today Monday 16th January the name of the new State has been announced as Khaatumo State of Somalia.

It will have:

1. President and two Vice Presidents who will serve each for 6 months with the two Vice exercising equal power

2. A Parliament whose number hasn't been announced

3. A cabinet which will have 6 Ministers

4. Also an upper house for the traditional elders

5. And a guiding committee of a group called G9, the former G6 + 3 new members.
http://www.somaliaonline.com/community/ ... -announced!
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Khaatumo State of Somalia announced!

Post by Somalian_Boqor »

War_lord Siilaanyo should give another speech. :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: Khaatumo State of Somalia announced!

Post by GeoSeven »

What happened to SSC? That sounded much better. Khatuumo? Khartoum? Kastuumo :?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”