This sums up the totality of today's events, and what I've preached months ago:
‘’In nala baryo mooyee, wax danbe baryi meeyno, hadii shidaalkaasi inoo soo baxo,’’ ayuu yiri Dr.Farole.
The age of Somalis asking for, or even needing handouts is over, we have entered an age of abundance for the first time in our history as a people. Furthermore on today's progress and its implications:
Madaxweynuhu waxa uu sheegay maanta 16 Jan, 2012 in taariikhi u tahay umadda reer Puntland iyo Somalia,waxana uu raaciyey in ceelkan waxa ka soo baxa uu san u ekayn Puntland balse ay Somalia la wadaagi doonti haddii la israaco oo dalka Dastuur mideysan yeesho.