well done PL must respect their right for self determinationAfhayeenka Madaxtooyada Puntland Axmed Cumar Xirsi (Libaax Joore) oo warbaahinta kula hadlay Dooxada Dharoor ee gobolka Bari ayaa waxaa uu si kulul u canbaareeyey maamulka Soomaaliland oo dagaal ku soo qaaday dad shacab ah oo aan waxba galabsan.
Libaax joore waxaa uu sheegay in ay canbaaraynayaan maamulkaasi sidoo kale waxaa uu shaaca ka qaaday in Puntland ay taageer san tahay dadka deeganada Sool Snaag iyo Cayn hadii ay dhistaan maamul iyo hadii kaleba, wuxuuna sheegay in ay Puntland tix gelinayso rabitaanka shacabka.
