Beesha Hawiye o so dhawaysay AwdalState iyo qado sharaf
Moderator: Moderators
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Beesha Hawiye o so dhawaysay AwdalState iyo qado sharaf
17 Janaury 2012 Waagacusub.com -Hogaamiyeyaasha dhaqanka iyo siyaasadda beelweynta Hawiye ayaa si buuxda u taageeray Maamul goboleedka Awdal State kadib markii ay Muqdisho qado sharaf ugu sameeyeen Madaxweynaha Awdal State Dr Rashid Aw Nur iyo Wasiirkiisa Arrimaha dibadda Korneyl Hassan Riiraash.
Gudoomiyaha Isbaheysiga Nabadda Abdullahi Sheekh Xasan oo ahaa siyaasiga abaabulay qada sharafta loo sameeyay wafdiga Awdal State ee Muqdisho jooga ayaa yiri “ Awdal State waa indhahii bulshada Soomaaliyeed,waxaana leeyahay anigoo ku hadlaya magaca Isbaheysiga Nabada iyo kan beelweynta Hawiye waan idin taageersanahay,waxaana joognaa garabkiina mar walba iyo meel walba”
Abdullahi Sheekh Xasan oo ka mida siyaasiyiinta ugu caansan koofurta Somalia wuxuu yiri “ Labaatan sano reer Waqooyi aqoonsi ma helin,reer Koofurna nabad ma helin sidaas darteed waa muhiim in 20 sano kadib wax la isku darsado oo laga shaqeeyo sidii loo badbaadin lahaa Qaranimadda Somalia”
Gudoomiye ku xigeenka Isbaheysiga Nabadda Dr Abdullahi Sheekh Dahir oo furay hadalka xaflada qado sharafta loo sameeyay Madaxweynaha Awdal State ayaa yiri “ Madaxweynaha Awdal State iyo wafdiga la socda waxaan leenahay ku soo dhawaada Caasimada,inta dibada joogta iyo bulshada reer Awdal State iyagana waxaan ku leenahay,waxay Madaxdiina joogaan Caasimadii Dalka Somalia oo aan laga laheyn”
Hogaamiyeyaasha dhaqanka Hawiye oo khudbado ka jeediyay xaflada qado sharafta loo sameeyay Madaxweyne Rashiid iyo wafdiga la socda ayaa midkood wuxuu yiri “ Degaan ahaan anagoo ah odayaashii dhaqanka Hawiye waxaanu idin leenahay ku soo dhawaada Caasimada,waxaana jeclahay inaan idinku iraahdo,markii la qaxay Gadabuursi kuma jirin qabiiladii qaxay oo taasi waxay ka marqaati kaceeysaa waxaan isku nahay iyo dhiiga naga dhaxeeyo,maantana ogaada waxaad ku jiiftaan duud libaax oo beelweynta Hawiye ayaa hiil iyo hoo idinla garab taagan”
Hogaamiyeyaasha dhaqanka iyo Siyaasadda Beelaha Hawiye waxay bulshada ku abtirsata beelweynta Hawiye ugu baaqeen inay hiil iyo hoo la garab Istaagaan reer Awdal State si ay u hantaan xaq iyo xaquuq waxay u leeyihiin.
Madaxda Dhaqanka Hawiye waxay tibaaxeen in Magaaladda Borama ay ku nool yihiin boqolaal ka qaxay Muqdisho kuwaas oo si xornimo leh u jooga.
Madaxweynaha Awdal State Dr Rashiid Aw Nur iyo Wasiirkiisa Arrimaha Dibadda Korneyl Xasan Riiraash oo khudbad dheer ka jeediyay qado sharafta ayaa wejiyadooda laga dareemayay farxad.
Kulanka qado sharafta loo sameeyay Wafdiga Awdal State ayaa ku beegan xilli berito (Talaado) ay la kulmayaan Ra’isulwasaraha Somalia Dr Abdi wali Gaas oo la filayo inuu gudoonsiiyay Warqada aqoonsiga Maamul goboleedka Awdal State.
Si kastaba ha ahaatee,Xaflada qado sharafta iyo kulanka sedex geesoodka waxaa lagu cambaareeyay weerarkii Ciidanka Siilaanyo ku qaaday Buhodle iyo Milkiilaha Shirkadda Dahabshiil oo lagu eedeeyay inuu 50 Baabuurta la saaro qoryaha Dagaalka u iibiyay Maamulka Siilaanyo

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Beesha Hawiye o so dhawaysay AwdalState iyo qado sharaf
weird wallahi , hawiya are good friends with idoors at same time qado sharaf for awdal state ...!!!
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Beesha Hawiye o so dhawaysay AwdalState iyo qado sharaf
FBI, hawiye and dir are nations sxb
we have somalia and djibouti respectively. imaa shariif ow imaa geelle 

- Mondey
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: Beesha Hawiye o so dhawaysay AwdalState iyo qado sharaf
Hawiye can be good friends with any clan but they put the country first.. any one works forFBISOMALIA wrote:weird wallahi , hawiya are good friends with idoors at same time qado sharaf for awdal state ...!!!

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Beesha Hawiye o so dhawaysay AwdalState iyo qado sharaf
i seeabakar20 wrote:FBI, hawiye and dir are nations sxbwe have somalia and djibouti respectively. imaa shariif ow imaa geelle

of courseMondey wrote:Hawiye can be good friends with any clan but they put the country first.. any one works forFBISOMALIA wrote:weird wallahi , hawiya are good friends with idoors at same time qado sharaf for awdal state ...!!!they will work with him.

- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Beesha Hawiye o so dhawaysay AwdalState iyo qado sharaf
so dahabshiil is also funding siilaanyo against buuhoodle?
this just confirms one of my theories. the business community are the real policymakers in somalia, if they want instability you can bet your ass the fire will be burning daily.

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Beesha Hawiye o so dhawaysay AwdalState iyo qado sharaf
mondey congrats awdal land wey duushey
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Beesha Hawiye o so dhawaysay AwdalState iyo qado sharaf
horta awdal state who lives there ssc people or somalilanders?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Beesha Hawiye o so dhawaysay AwdalState iyo qado sharaf
faraaxoos1 wrote:horta awdal state who lives there ssc people or somalilanders?

- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Beesha Hawiye o so dhawaysay AwdalState iyo qado sharaf
whats so funnyThe_Patriot wrote:faraaxoos1 wrote:horta awdal state who lives there ssc people or somalilanders?![]()
![]()

- fighter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4219
- Joined: Wed Oct 19, 2011 2:47 am
- Location: There's no shame in being an old HAG
Re: Beesha Hawiye o so dhawaysay AwdalState iyo qado sharaf
faraaxoos1 wrote:whats so funnyThe_Patriot wrote:faraaxoos1 wrote:horta awdal state who lives there ssc people or somalilanders?![]()
![]()

Re: Beesha Hawiye o so dhawaysay AwdalState iyo qado sharaf

Awdal State waa dagaanka Gadubiirsi with some Ciisefaraaxoos1 wrote:horta awdal state who lives there ssc people or somalilanders?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 554 Views
-
Last post by malakumod
-
- 3 Replies
- 810 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 0 Replies
- 406 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 16 Replies
- 1332 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 459 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 16 Replies
- 2204 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 9 Replies
- 1729 Views
-
Last post by NoAngst.
-
- 34 Replies
- 3257 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 14 Replies
- 1563 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 35 Replies
- 3171 Views
-
Last post by Murax