Page 1 of 1
Reerka
Posted: Tue Jan 17, 2012 2:27 pm
by salool
salaam

Re: Reerka
Posted: Tue Jan 17, 2012 2:47 pm
by SahanGalbeed
Wa calekuma salam . haye ? maxaa soo kordhay ?
Waxaan kaloo ku waydiyay , markaad ku furtay topiga "REERKA" , maxaad isugu wada yeedhaysa ummada , anigu miyaan hore ku odhan , markaad wax u baahato private message i soo dir ?

Re: Reerka
Posted: Tue Jan 17, 2012 2:48 pm
by ProudFather
SahanGalbeed wrote:Wa calekuma salam . haye ? maxaa soo kordhay ?
Waxaan kaloo ku waydiyay , markaad ku furtay topiga "REERKA" , maxaad isugu wada yeedhaysa ummada , anigu miyaan hore ku odhan , markaad wax u baahato private message i soo dir ?


Re: Reerka
Posted: Tue Jan 17, 2012 2:51 pm
by SahanGalbeed
cali gaabow , helwaa waxay is leedahay hadda " war aabihi wasahan maxaa i daba dhigay

"
Re: Reerka
Posted: Tue Jan 17, 2012 2:52 pm
by ProudFather
lool, i remember the days she hated you. Oh, good old daisy days

Re: Reerka
Posted: Tue Jan 17, 2012 2:57 pm
by SahanGalbeed
Nah , she never really hated me , it was a way for to express her independence .
PS: anigu dadka qasab baan kaga soo sara hadalka

Re: Reerka
Posted: Tue Jan 17, 2012 3:01 pm
by salool
Re: Reerka
Posted: Tue Jan 17, 2012 3:16 pm
by SahanGalbeed
Waynu ka qaadnay waayahay , anigoo u hadlaya magaca cali gaab iyo keyga ba .
Mid kale aan ku waydiiyo inaader . Waxaad tidhi , topigan waxaad u furtay inaad qof tolkiis ku hor canaantid , laakin marku qofkii is badalay , sheekadi baa waad ka baxday ....waayahay
Halkaa waxa ka dareemeya waxooga seef la boodnimo ah , waayo adiga oon qofkii kale fursad u kugu soo jawaabo aanad siin , ayaad damacday inaad maxkamad bulsho wenyta reerka soo hor taagto .
Anigeygan ku laha hadalya , ciyaar baad ii haysata e waxaan ka mid ahay odayaasha ugu cul-culs e duriyadda arrimaheega u xil saaran Somalinet .
Qofka aad is haysateen inoogu yeedh , wa inaynu xaal marina , gar darada adigaa bilaabay , maxmadu na adigay ayay ku haysata iminka .

Re: Reerka
Posted: Tue Jan 17, 2012 4:27 pm
by HooBariiska
salan sare walaashay helwa

Re: Reerka
Posted: Wed Jan 18, 2012 3:32 am
by waayeel101
so salool is helwa

Re: Reerka
Posted: Wed Jan 18, 2012 5:31 am
by salool
Sahano, sheekada ka bood way dhamaatey.Goor xeedho iyo fadhaal kala dhacen baad waliga so baraarugta ee bal hurdaadi isaga noqo.
Timo Case, wa caleykum wa salaam walaal.
waayeel, maxaad la yaabtey?
Re: Reerka
Posted: Wed Jan 18, 2012 6:13 am
by HaragWafi85
Wa alaikum salam.