Khaatumo State cabinet ministers have been announced (LIST)

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Khaatumo State cabinet ministers have been announced (LIST)

Post by XimanJaale »

Wararka naga soo garaya Magaalada Taleex ee gobolka Sool aya tibaxaya in manta Magaaladaasi loga dhawaqay Xubnaha Golaha Wasiirada iyo Golaha Sare ee Maamulka Khaatumo State.

Maamulka maanta la dhisay ayaa ka kooban labo qeybood oo kala ah golaha sare ee maamulka oo ka kooban saddex xubnood iyo golaha wasiirada oo ka kooban lix xubnood.

Golaha Sare ee Maamulkan cusub ayaa loo sameeyey saddex hogaamiye oo Marba mid u qabanayo Xilka magacyadoodu na waa :

1-Axmed Cilmi Cismaan Osman (Axmed Karaash)

2- Col. Maxamed Yuusuf Jaamac (Col. Indhasheel)

3-C/nuur Cilmi Qaaje (Biindhe)

Golaha wasiirada ee Maamulka Khaatumo State waxaa uu ka kobnan doona lix Wasiir Waxayna kala yihiin

1- Xuseen Saleebaan Xaaji Axmed (Xiriirka Caalamiga)

2- Maxamed Ducaale Cabdi (Amniga)

3- Cismaan Axmed Jeex (Maaliyada)

4- C/karin Faarax Dhaaye (Horumarinta & Khayraadka)

5- Maxamed Diiriye Cabdi Joof (Adeega Arimaha Bulshada)

6-Yaasin Axmed Sulub (Arimaha gudaha)

Mashallah :clap:

Dhulbhante members do you guys know the named ministers?
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Khaatumo State cabinet ministers have been announced (LI

Post by abdalla11 »

I only know Axmed Karaash
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Khaatumo State cabinet ministers have been announced (LI

Post by Babygirl- »

Am related to 2 of them.. :clap: :clap: :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”