http://radiomuqdisho.net/suldaan-lagu-dilay-gaalkacyo/Muqdisho, Khamiis 19 January 2012 (SONNA) Dabley hubaysan ayaa magaalada gaal-kacyo ee xarunta gobolka mudug ku dilay Suldaan aad looga yaqaannay magaaladaasi,waxaana durbadiiba arrintaasi cambaareeyay maamulka Puntland.
Dableyda oo wajiga soo duubtay ayaa dhowr xabadood ku weeraray Allaha u naxariistee Suldaan Saciid Suldaan Cali xilli uu ka soo baxay xarunta dhinaca waqooyi ee magaalada gaalkacyo, iyadoo islamarkiiba goobta ay ka baxsadeen gacan ku dhiiglayaashii falkaa geystay.
Ciidamada Ammaanka ee maamulka Puntland ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay, iyagoo howlgallo baaritaan ah oo lagu baadi goobayo ciddii dilkaasi ka dambeysay halkaa ka sameeyay inkastoo aysan jirin ilaa iyo iminka cid loo soo qab qabtay dilkaasi.
Wararka ka soo baxaya Dilka Suldaanka ayaa sheegaya in ay ka dambeysay aano qabiil inkastoo had iyo jeer la bartilmaameedsado mas’uuliyiinta iyo dadka indheer garadka u ah bulshada Soomaaliyeed, marka ay falalka noocaasi oo kale ah ay dhacaan.
AUN Suldaanka Beesha Sade killed in Gaalkacyo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
AUN Suldaanka Beesha Sade killed in Gaalkacyo
He was killed by unknown group, his body was taken to Dhabad town for it be buried. Ilaahi haa uu naxriisto
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: AUN Suldaanka Beesha Sade killed in Gaalkacyo
Suldaan of Wagardhac was murdered

AUN
AUN
Re: AUN Suldaanka Beesha Sade killed in Gaalkacyo
AUN
Galgacyo is a dangerous place now, alot of prominent people have been assassinated.
Galgacyo is a dangerous place now, alot of prominent people have been assassinated.
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: AUN Suldaanka Beesha Sade killed in Gaalkacyo
AUN suldaanka
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: AUN Suldaanka Beesha Sade killed in Gaalkacyo
allaha unnaxariisto waa maalin mugdiyeed kolkii odayaasha la dilaya 
- OliveOil
- SomaliNet Super

- Posts: 7678
- Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
- Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams
Re: AUN Suldaanka Beesha Sade killed in Gaalkacyo
Cumar mohamoudow hada is ilaaliya
Aun Suldaan Saciid
Aun Suldaan Saciid
-
Aseelah-Raaida
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1590
- Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am
Re: AUN Suldaanka Beesha Sade killed in Gaalkacyo
Ilaahay ha uu naxariisto Suldaanka.
-
Aseelah-Raaida
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1590
- Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am
Re: AUN Suldaanka Beesha Sade killed in Gaalkacyo
OliveOil wrote:Cumar mohamoudow hada is ilaaliya
Aun Suldaan Saciid
Unnecessary
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: AUN Suldaanka Beesha Sade killed in Gaalkacyo
This is ridiculous Wallaahay..Reer Gaalkacio needs to wake-up and do something about these murderers 
- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: AUN Suldaanka Beesha Sade killed in Gaalkacyo
Aseelah-RaaidaAseelah-Raaida wrote:OliveOil wrote:Cumar mohamoudow hada is ilaaliya
Aun Suldaan Saciid
Unnecessary
There is no reason for this unsympathetic attitude, can you at least show some respect in this thread, OliveOil is Wagardhac and the Suldaan who was assassinated was Wagardhac.
- OliveOil
- SomaliNet Super

- Posts: 7678
- Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
- Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams
Re: AUN Suldaanka Beesha Sade killed in Gaalkacyo
Aseelah, I'm being honest and telling you ALL whats really GOOD!!!! Qaan mareexaan waa qaaxo kugu maqan wallahi...best believe it Wagardhac are the best at it too...inshAllah they will f-king pay for it!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 537 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 0 Replies
- 618 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 1 Replies
- 390 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 10 Replies
- 1055 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 3 Replies
- 581 Views
-
Last post by Raganimo
-
- 10 Replies
- 3225 Views
-
Last post by Hard-Rock
-
- 2 Replies
- 544 Views
-
Last post by KyrieJama