Maakhir-Golden Child Faysal Xawar

The region of Maakhir coast and its environs. Maakhir forum discusses current events, economic development and Somali Unity.

Moderator: Junior Moderators

mashallahbro
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 685
Joined: Fri Feb 25, 2011 9:30 pm
Location: Sultan from Upstate Hadaaftimo with that Oil Paper........BALLINNNNnNN

Maakhir-Golden Child Faysal Xawar

Post by mashallahbro »

Wafti Sanaag Dib uga Noqotay
11th January 2012 · 0 Comments

Image
Badhan;(SPR) Wafti ka socaday qurba joogta oo uu hogaaminayay aqoonyahan Faysal Xawar iyo Eng. Ajabani ah oo isla markaana malmahan socdalka ku marayey gobolka Sanaag oo gelinkii dambe ee shalay soo garay magalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa maantay dib ugu laabtay magalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Waftigaan oo xalay ku hoyday magaalada badhan ayaa kulama la qaatay odayaasha dhaqanka, wax garadka, maamulka jamacada Maakhir Universaty, waxana kamid ahaa dadka ay la kulmeen Suldaanka guud ee beesha warsangeli Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Suldaan cali shire.

Sidoo kale waxay kulama la qaaten maamulka degmada iyo kan gobolka waxayna dhamaan kulamadaasi ku soo dhamaadeedn is afgarad iyo jawi wanaagasan iyadoona la filayo ina kulama noocan oo kale ah la yeeshan masuliyinta maamulka Puntland sida wasaarada arimaha gudaha iyo madaxda sare ee dawlada ee ku sugan magalada Boosaaso.

Daawo Socdaakii Laasqoray
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Maakhir”