ISIMADA MAAKHIR OO TAAGEERO IYO BAAQ U DIRAY SHIRKA TALEEX K

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

mashallahbro
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 685
Joined: Fri Feb 25, 2011 9:30 pm
Location: Sultan from Upstate Hadaaftimo with that Oil Paper........BALLINNNNnNN

ISIMADA MAAKHIR OO TAAGEERO IYO BAAQ U DIRAY SHIRKA TALEEX K

Post by mashallahbro »

Shirar beelaha Warsangali labadii maalmood uga socday Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa shir saxaafadeed maanta ku qabtey Maka Almukarama ee Boosaaso ku qabtey nabadoonka guud ee beelaha Sanaag/Haylaan/Bari Caaqil Cabdi Faarax Cilmi isagoo sheegey in ay doonayaan in ay saxaafada ka shaaciyaan shirka beelaha Siciid Harti ee ka furmaya magaalada Taleex.

Idaacada Somali Public Radio ee bulshada Soomaaliyeed ayaa shirkaasi kadib su’aalo dhowr ah ku weydiiyey Cabdi Faarax Cilmi u sheegey saxaafada in ay beelaha Sanaag/Haylaan/Bari aad ay usoo dhaweynayaa shirka beesha Siciid Harti ee ka furmaya magaalada Taleex ee gobolka Sool, isla markaana ay beel ahaan ku taageerayaan aaya ka tashigooda.

Caaqil Cabdi Faarax ayaa sheegey in deegaanada beeshaasi ay ka socdeen barakac islamarkaana ay muhiim tahay ay go’aamo iyo talooyin waxtar leh kasoo saaraan, beelaha dariskana ay u noqoto cashar.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”