Page 1 of 2

Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sat Jan 21, 2012 8:43 am
by FBISOMALIA
GAROOWE : M-waynekuxigeenka Puntland oo si kulul uga hadlay Shirka Khaatumo 2 iyo waxyaalihii ka soo baxay

aroowe:-M-kuxigeenka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo maanta ka hadlayay kulan lagu xusay maalinta Saxaafadda Soomaliya ayaa waxa uu si kulul uga hadlay Shirka Khatumo 2 ee magaalada Taleex iyo waxyaalihii ka soo baxay, waxaana uu sheegay in ay markii hore u hanwaynaayeen oo ujeedada Shirka ahayd in la xaliyo khilaafka dhextaala beesha dabaeedna la xoreeyo magaalada Laascaanood, balse, waxa uu ugu yeeray koox iskood isku magacawday ay majara habaabiyeen ujeedadii shirka.

“…….Gen. Cabdiasmad, Beeshu waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa ilaa iyo sidii ay Puntland ugu soo biireen oo kale ay uga baxaan, waxaan ognahay in shirka Khaatumo ay garwadeen ka noqdeen rag ku caan-baxay danahooda shaqsiyaad ayuu yiri”.

“Khatumo Satate, waxay la mid tahay waxyaalaha la sheegayay beryahan ee iska hadalka ah sida Casayrlan iyo Galbeedland. waa waxaas la mid ah ayuu yiri isaga oo dhoola caddaynaya”.

M-waynaha kuxigeenka Puntland oo si maldahan baaq ugu diray beesha SSC iyo shirka Khaatumo 2 ayaa waxa uu yiri nin aan kuu furi doonin yuusan kuu rararin.

Waxaa kaloo uu ka hadlay dagaalka ay Somaliland ay ku soo qaaday Buuhoodle, waxaan uu ku tilmaamay mid gardaro ah oo aan loo baahnayn, waxaana uu sheegay in Somaliland ay halmaantay 1980-aadkii dhibkii ay haystay iyo sida ay uga dhiidhiyeen, balse ay iminka doonayaan in si la mid sida loo dhibay ay dad u dhibaan.

Waa markii ugu horaysay ee madaxda sare ee Puntland ay si cad uga hadlaan shirka Khatumo iyo waxyaalihii ka soo baxay.

Puntlandpost.com

Re: Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sat Jan 21, 2012 8:44 am
by FBISOMALIA
as udun said before , guul bro :up:

Re: Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sat Jan 21, 2012 8:52 am
by SheikhExecutive
Where is he iyo Puntlandka oo sheega? There is fighting going on in Sool-Joogto Cayn between the locals and Somaliland as we speak. People are getting killed in Laascanood right now following demonstrations today. He is not doing shit for SSC so he should shut up, Puntland maba joogaan deegamada SSC.

All he sees is oil money, and the potential of making a few bucks before his term in office ends.

Re: Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sat Jan 21, 2012 12:50 pm
by 1nemansquad
ilmo Majeerteen, either pick up a gun and come fight us or else sheekada dumarka iyo sheekada idoorka inaga daaya

be Majeerteen and respect the wishes of the Dhulbahante people, taas beey dan idiinkugu jirtaa

Re: Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sat Jan 21, 2012 12:58 pm
by damu
1nemansquad wrote:ilmo Majeerteen, either pick up a gun and come fight us or else sheekada dumarka iyo sheekada idoorka inaga daaya

be Majeerteen and respect the wishes of the Dhulbahante people, taas beey dan idiinkugu jirtaa
is ina cali shire MJ :?

Re: Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sat Jan 21, 2012 1:30 pm
by udun
Yes, Beesha Dhulbahante is PL, but to be frank Abdisamad Ali Shire is a failure. He has allowed others to hold a conference in his home town--taleex- when two of his brothers were assasinated by the same group, Khaatumo, that was holding the meeting there. He was the biggest obstacle to all of the efforts to deal a blow against the group. He is throwing around speeches when the thingh is over. He is a big failure in Udun's book.

1nMansquad, if there is a war in Sool-joogto, it is not the first, and it won't be the last. You seem to be obssesed with MJs. Where you bullied by an MJ kid when you were a kid? Learn a proper language to express views without involving MJs in the middle. :idea:

Re: Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sat Jan 21, 2012 1:47 pm
by 1nemansquad
damu,
sure he is, the guy is a ventriloquist; you can be whoever tribe articulating Putland propaganda, you can be Dhulbahante articulating Majeerteen propaganda, his mouth is a rented freeway like a prostitute you and i both know it and that makes him Majeerteen

just take Udun as an example, you will never see him utter anything positive regarding the so called tribe he claims to be from; quote him anywhere and show it yet he is spreading Majeerteen propaganda like he is getting xasanaat from it

these clowns are more Majeerteen than you

Udun, what are you a 12 year old dhoocil? were you bullied by mj kids? really? is that the best you can say to me :lol:

Re: Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sat Jan 21, 2012 2:34 pm
by FBISOMALIA
1nemansquad wrote:damu,

you accusing mj and you dont have any evidence agains MJ, if we want to bring all dhulbahante sub clans back to PL we would used force long time ago same thing idoors doing to you right now, PL is hartii mamool many clans live on this state if one clan made a clear statement we should respect this but what it truly happen that one dulbahantii sub clan made fake mamool and the other sub clans disagree with result ( ex . xaglatoosiye) saying its bullshit markaas would be MJ behind that too ...!!!!

Re: Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sat Jan 21, 2012 2:37 pm
by 1nemansquad
FBISOMALIA wrote:if we want to bring all dhulbahante sub clans back to PL we would used force long time ago same thing idoors doing to you right now
:lol: :lol:

doqon doqon dhaleey

Re: Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sat Jan 21, 2012 2:41 pm
by FBISOMALIA
1nemansquad wrote:
FBISOMALIA wrote:if we want to bring all dhulbahante sub clans back to PL we would used force long time ago same thing idoors doing to you right now
:lol: :lol:

doqon doqon dhaleey
when you wake up talk to me :lol: :lol: :lol:

Re: Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sat Jan 21, 2012 3:07 pm
by SheikhExecutive
Udun wrote:Yes, Beesha Dhulbahante is PL, but to be frank Abdisamad Ali Shire is a failure. He has allowed others to hold a conference in his home town--taleex- when two of his brothers were assasinated by the same group, Khaatumo, that was holding the meeting there.

Bullshit, thats nonesense, they were killed due to aano, you know that every well that it had nothing to do with Khaatumo. But I commend you for recognizing the failure of PL VP, you are taking a step closer to unity with your SSC brothers and sisters :up:

Re: Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sat Jan 21, 2012 6:24 pm
by ShirShoore7
Executive bro they were not killed for aano qabiil, it was cowardly attack on innocent people. The other incident where Ina Muuse Deri was killed was because of aano qabiil. However I agree that Cabdisamad is a loser on this occasion and he shouldn't have said anything at all. Dhulbahante have come together and majority of them have decided to create their own state. He should have stayed quiet until the end of his term which is fairly soon and then should've disappeared into the horizon.

Re: Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sun Jan 22, 2012 12:16 pm
by udun
1Mansquad, a suju that travels between SL, SSC Booga Booga, and current Khaatumo hypocrisy. Within 6 months, your NGO will be a history. Mark my word.

Executive and Shirshoore7, there were no Dhulbahante who overwhemlmingly agreed to the Khaatumo racket. Listen these men who were present in the meeting:

http://taleex.net/2012/01/20/ergooyinka ... a-dhagayso

Re: Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sun Jan 22, 2012 12:19 pm
by MrSinister
udun

khatuumo is an NGO? i thought it was a state :lol: :lol:

Re: Beeshu SSC waa Puntlad waligeedna waa ahaan doontaa

Posted: Sun Jan 22, 2012 12:25 pm
by Amethyst
MrSinister wrote:udun

khatuumo is an NGO? i thought it was a state :lol: :lol:
Abaayo, meesha ka dhaxbax, ur buttclapping services are not needed. :arrow: