January 21st, 2012 Ciidamada qaranka eeh jamhuuriyada Somaliland oo maanta dagaal la galay kooxo nabad diid ah oo isku urursaday degmada Buhoodle kooxaha nabadiidka oo si dandaansi ah xabado u soo riday waxay keentey inay ciidanka qaranka ay jawaabo kulul ka bixiso daan daanisiga qawaaan.
Walise lama sheegin wax khasaaaro ah labada dhinac shalay bay ahayd mar u hogaanka nabadidka xaglatoosiye ku dhawaaqay inu nabad ku baaqayo isago qadacay shir ay ku qabsadeen beeshisu magaalada taleex. Dhanka kale waxa lo diyaar garoobayaa mudaharaadyo ka dhan ah kooxaha nabadiidka oo la filayo inay maalinta axada ka dhacaan magaaloyinka waweyn eeh dalka Somaliland, siday sheegayaan wararka ka imanaya magaalada hargeysa eeh xarunta Somaliland oo hada abuubul xoogan ka socdo mucaraad iyo muxafaad xisbiyada qaranka oo hal mawqif ka yeeshay arintan.
Somaliland Army clashes with Qarandiid rebels in buhoodle
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
- metamorphosis
- SomaliNet Super

- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: Somaliland Army clashes with Qarandiid rebels in buhoodl
Lool at qaran diid. That sounds a lot closer to home. Wallahi these niggas are comedians. 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland Army clashes with Qarandiid rebels in buhoodl
War Deg Deg ah:- Dagaal ka culus ayaa ka bilowdey duleedka Buuhoodle
Posted by Pi on January 21st, 2012
Garowe(Pi) Dagaal aad u culus ayaa iminka ka bilowdey duleedka bari ee Magaalada Buuhoodle, halkaasoo ay fooda isdareen Ciidamo taabacsan maamulka Soomaaliland iyo Ciidanka deegaanka, khasaaraha ilaa hada lama kala cadeyn karo.
Wariye ku sugan Buuhoodle ayaa nooxaqiijiyey in weerarkaan uu bilowdey Caawa fiidkii wuxuuna ka bilowdey deegaanka Sool-joogto oo qiyaastii 26 km u jiri Buuhoodle.
Dhinaca kale waxa iyana laga cabsi qabaa in dagaal ka bilowdo dhinaca Laascanood.
wixii faahfaahin ah waan soo gudbinaynaa
Puntlandi.com

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 35 Replies
- 2946 Views
-
Last post by udun
-
- 6 Replies
- 12788 Views
-
Last post by ruralboy
-
- 37 Replies
- 3564 Views
-
Last post by mashallahbro
-
- 10 Replies
- 1194 Views
-
Last post by udun
-
- 10 Replies
- 1049 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 3 Replies
- 644 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 21 Replies
- 2210 Views
-
Last post by Nubis
-
- 3 Replies
- 489 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 9 Replies
- 2152 Views
-
Last post by gurey25