Page 1 of 1
Found awoowe on youtube
Posted: Sat Jan 21, 2012 10:48 pm
by eliteSomali
Re: Found awoowe on youtube
Posted: Sat Jan 21, 2012 10:50 pm
by quark
-
Re: Found awoowe on youtube
Posted: Sat Jan 21, 2012 10:52 pm
by eliteSomali
quark wrote:

It's a story I used to hear from parents and now I unintentionally came across it.
Re: Found awoowe on youtube
Posted: Sat Jan 21, 2012 10:53 pm
by quark
Re: Found awoowe on youtube
Posted: Sat Jan 21, 2012 10:55 pm
by eliteSomali
haaheey ciise.

Re: Found awoowe on youtube
Posted: Sat Jan 21, 2012 10:56 pm
by quark
He has a weekly program on VOA or BBC cant remember which.
Re: Found awoowe on youtube
Posted: Sat Jan 21, 2012 10:59 pm
by eliteSomali
quark wrote:He has a weekly program on VOA or BBC cant remember which.
What? a program?

Re: Found awoowe on youtube
Posted: Mon Jan 23, 2012 9:06 am
by ina aadan
Ileen usgaasbad tahay.
Esomali, awowgaa haduu ahaan laha reer foljeex muuna dheheen hala ii badalo e intuu faraskiisa ku boodo buu kusoo badalan lahaa tii uu donayay.
Re: Found awoowe on youtube
Posted: Mon Jan 23, 2012 1:49 pm
by eliteSomali
ina aadan wrote:Ileen usgaasbad tahay.
Esomali, awowgaa haduu ahaan laha reer foljeex muuna dheheen hala ii badalo e intuu faraskiisa ku boodo buu kusoo badalan lahaa tii uu donayay.
sxb dhaqan iyo diin baa jirta meesha. Iska soo badalo ma'aha sidii shay aad suuqa kasoo iibsatay. Awoowgay ninka i yiri ii badala ma'aha ee waa ka kale oo ku yiri gabadha gabar yar oo hada timaha loo dabay ee u samar way waynaan doontaye.
Re: Found awoowe on youtube
Posted: Wed Jan 25, 2012 5:33 am
by ina aadan
War waanu ku garanla´nahay e bal qolomaad tahay.
Re: Found awoowe on youtube
Posted: Wed Jan 25, 2012 1:03 pm
by eliteSomali
amaadin khalaf.
